Bahja sooyaal♡
7.42K subscribers
120 photos
4 videos
27 links
"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta"

Soo dhawaw mudane/marwo.🤍
Download Telegram
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
"Naf baan isla doonayaa
Isdiiddo dhexdeeda taal"

—Abuu Hadra
Asalaamu calaykum dhalinyaro. Soo dhawaada. Diin, dhaqan, suugaan, taariikh, aqoon guud, xisaab, halxidhalayaal ayaan bartan ku soo gudbin donaa ee ka warceliya.

Ina marsha @Deero_1.

https://t.me/Deero_1
﴿ رَّبَّنَا عَلَيْكَ تَوَكَّلْنَا وَإِلَيْكَ أَنَبْنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ ﴾ .❤️
"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed
Talantaaliga waayuhu
Matirtiraan rajooyinke
Ayaamaha todobadi
Dhakhsaba yey kutabin
Taarikh xum kaw
arin
Wanaaji xidhiidhka ilaahay idinka dhexeeyaa ilaahayna,wuxu hagajin Doona noloshaaDa.😢❤️
Nabigii lasiiyey nabinimo iyo boqortooyo
Anonymous Poll
88%
Nabi suleymaan c.s
7%
Nabi ciise c.s
3%
Nabi nuux c.s
3%
Nabi aadaan c.s
Nabigii uhoreye ee dhaha (السلام عليكم) wuxu ahaa?
Anonymous Poll
65%
Nabi aadan cs.
9%
Nabi ayuub cs.
13%
Nabi muuse cs.
5%
Nabi yuusuf cs.
7%
Midnq
لا قيمة لمعروف قال فاعله انافعلت !


"wax qiimo ah malahan axsaan uu yiri kii sameeyayanaa sameeyay"😐
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Culimada saykoolajigu(psychology)waxa ay dhahaan: Cimriga bani aadamku haddii celcelis ahaan laga soo qaado in uu noolaanayo
60 sanadood, 24 ka saacadood ee maalinka iyo habeenka 8 saacadood oo kamid ah waa uu hurdaa.

Haddii siddeedaas sacadood ee uu hurdo loo qaybiyo lixdanka uu noolaanayo 20 sanadood oo kamid ah cimrigeena hurdo ayeynu ku qaadanay.

Afartanka soo hadhay labaatan kamid ah waxa aynu ku qaadana waxbarasho,shaqo ama wax uun kale oo mashquul aduun ah.

20 ka soo hadhay 15 kamid ah ma aynaan qaangaadhin ama waa da'da caruurnimada.

Markaas kaliya waxa ay leeyihiin wax rasmi ah waxa aynu haysannaa 5 sanadood laakiin waaba haddii aynu 60ka gaadhno.

Nabigeenuna (nnkh) waa kii lahaa cimriga umadaydu waxa uu u dhaxeeya 60 iyo 70.

Rabi ha naga dhigo kuwo si hufan oo aan labac labac ahayn uga faaidaysta wakhtiga yar ee aynu haysano.
Kuna qabta cibaado wax aduunkeena iyo aakhiradeenaba u fiican iyo camalsuuban.

#Xigasho
💡Ibnu Teymiyah -allaha unaxariiste- wuxuu yiri :-

"Maanan arag wax lagu quudiyo xiska iyo ruuxda laguna xifdiyo jismiga lagana helo sacaado ilaa eegmada oo lagu badiyo. Kitaabka allah maahe"

Yaa Rabbi Alul Qur'an nga dhig🤲

#xigasho
Nabbigaﷺ wuxu yiri: "Xiriiriya qofkii idin gooya, wax siiya qofkii wax idin diida, cafiya qofkii idin dulmiya"♥️
Saddex goor xaq mudaney Hooyo😭❤️
إنا لله وإنا إليه راجعون.😭

Ilaahay ha unaxariisto walaasheen Hodan honest.

inta aynu noolnahay aynu isjeclaano iscafino😭
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Kumuu ahaa saxaabigii mala,iigtu kaxishoon jirtay?
Anonymous Poll
20%
Sacad binu waqaas
61%
Cusmaan binu cafaan
9%
Sacad binu mucaad
8%
Bilaal binu rabaax
2%
Midna
Dadka jannada Gala da,doodu waxay udhaxaysaa?
Anonymous Poll
21%
20 sano
28%
30 sano
10%
35 sano
25%
33 sano
15%
Midna