Bahja sooyaal❤️
6.91K subscribers
93 photos
2 videos
23 links
"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta"

Soo dhawaw mudane/marwo.🤍
Download Telegram
IlaaHayba inna leh

"ixusa aan idin xusee."
"Waa laac adduunyadu
Labadii walaalo ah
Midba maalin ladayoo
."

-hibo nuura
"Hami sare
Xoog u shaqayn,
Diirad saarid


Iyo naftaada oo aad ku hareeraysid dadka wanaagsan".
Ha quusan.😢❤️
Wanaagyada dadka usamaysaan,ha
sheeg-sheegina.😞🤍
Maxaan sameeyaa maalinta carafa

Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah

1. Xilli hore seexo
2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan.

3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo

4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro

5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)).
6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso
7. Akhri ducooyinka weysada kadib
8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha
9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo
10. Akhri qur’aan salaada subax kadib
11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood
12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.
13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin
14. Akhriso adkaartii subaxda
15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo
16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin
17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood
18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw

17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato.

18. Badi ku cel celinta
‎إله إلا الله وحده لا شريك له.. له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير،

19. Casarka tuko
20. Adkaartii galabta akhriso
21. Takbiirtii ha iloobin
22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar…….
23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan
Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah.

⏺️ Laasii wadaag walaalahaa kharka
الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا.❤️
لا إلهَ إلاَّ اللَّه وحْدهُ لاَ شَرِيكَ لهُ، لَهُ المُلْكُ، ولَهُ الحمْدُ، وَهُو عَلَى كُلِّ شَيءٍ قَدِيرٌ.🤍
Caafimaad,kuciida dhamaantiin.❤️
Maalin maalmaha kamid ah arimuhu wey hagaagi doonaan dhamaan waalaga gudbi doona dhibaato kasta kani waa balankii ilaahay ❤️😭

Culeyska lajirankiisa fudeydbaa ahaaday🤍

@bahjasooyaalka
Kuwa marwalba daacad ahi wakuwee tarbiyada fiicanayd waalidka dhaxlay qiyaano ma aqaanaan waayo gurigii lagu soo koriya kudhisnaa wanaag😘

Salaan sare
Qurux.🤍
Anniga iyo dhamaan ardayda ufadhisanaysa bari imtixaanka shahaadiga ilaahaybaan inoo weydiinaya darejo fiican.❤️

Duco badan saaxibayaal❤️
Waxa layidhi ninki Layla jecla ee magacisana la odhan jirey Qays Ibnu mulawax "majnuunki Layla" ayaa Ey 🐕 daba galay si uu ugeeyo halka ay Layla joogto

Waxa uu soo maray Jamaacad salaad tukanaysa , ka dib markii uu ka soo laabtay Layla ayuu soo maray wadadi uu markii hore soo maray , jamaacadi salaada tukanaayey ayaa ku tidhi oo haddii aad naso martay anaga oo tukanayna maxaad noola tukan waydey salaada ?

Qays ayaa ku yidhi walaahi anigu idinma arkayn laakin walaahi haddii sida aan Layla ujecelahay aad Ilaahay ujeceshihin in aaydan i aragteen in aan meeshaba maraayo 😳

"majnuunki Layla"

~Abdullah farah.
Dadka adunka ku nool waa "7,987,743,7898"

Qofki aadan rabin is kaga indha tir sida aad tirada is kaga indho tirtay.😭😁
Waa sawir muujinaya dareen Gooni ah😭❤️
"Si badbaado loo helo, diinta Islaamku waa qalabka Ilaahay ugu talagalay in lagu dhaqmo,"

-hadraawi ahun.
"Midka Rabbigii xusa iyo midka aan Rabbigii xusini, waxa ay ka kala dhigan yihiin sida qofka nool iyo qofka dhintay."

_ nabiga salalahu calayhi wasalam.
Ibnu Taymiya (رحمه الله) waxa uu yidhi: “Ducooyinkaan eegay waxaan ogaaday ducada ugu nafciga badan inay tahay in la yidhaahdo: 
❪اللّهُـمَّ أَعِـنِّي عَلـى ذِكْـرِكَ وَشُكْـرِك ، وَحُسْـنِ عِبـادَتِـك❫

Kaddib markaan u fiirsaday waxaan arkay in wax la macne ahi ku suganyahayba Salaadda gudaheeda.
{إِیَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِیَّاكَ نَسۡتَعِینُ}