Bahja sooyaal❤️
7.13K subscribers
103 photos
4 videos
25 links
"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta"

Soo dhawaw mudane/marwo.🤍
Download Telegram
"Inaan qeyrkaa kudhaafsho
Maxaan isku dhiirigaliyey
Annoo dhayalsada tayda
."

-mursal
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Wanaaji dhaqankaaga markasta.🤍
"Waxa aynu nahay waxa aynu ku celcelino uun."


~socrates.
Forwarded from KHALID THOUGHTS (Khaalid)
Macluumaadka Qur'aanka.

Qur'aanka Kariimka ah waxa ragga lagu sheegay 24 jeer, Dumarkana tiro taa lamid ah, 24 jeer. Shaydaanka waxa lagu sheegay 88 jeer halkana Malaa'iigtana lagu sheegay tiro lamid ah, 88 jeer. Aakhiro waxa lagu sheegay Qur'aanka 115 mar, Ifkana 115 mar. Wanaaga waxa lagu sheegay 50 jeer, Xumahana 50 jeer.

Nolosha waxa lagu sheegay 145 mar, halka dhimashadana lagu xusay 145 jeer.
Xanuunka waxa lagu sheegay 75 mar, naxariistana 75 mar.
Fudaydka waxa lagu sheegay 36 jeer, halka dhibtana lagu sheegay 12 jeer, taasi oo la micno ah in 3 jibaar aanu dhibku guulaysan doonin.

Kelmada "Maalin" waxa Qur'aanka lagu xusay 365 jeer, waana tirada sanadka oo ah 365 maalmood. Kalmada " Dhul" waxa lagu sheegay 13 jeer, halka baddana lagu sheegay 32 jeer, taasi oo ka dhigan in kownku 70% uu yahay biyo!

-jaamac Kayse.
https://t.me/Sabiil40
"Waxaan ceebaynayna oo aan waxkasheegayna wakhtiga wakhtiguna ceeb aan aynaga aheyn maleh"

- imaamu shaafici
Forwarded from Gaza News s.m.25
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Hoolgalkii mucjisada

Waa holgal caalamka kayaabiyay

Mujahidiinta xamaas ayaa holgal gaar ah kafuliyay saldhig ay leeyihiin ciidamada yahuuda holgalkaan ayaa ka dhacaayo bartamaha xerada

Daawo ayaa yaabi doono



@Gazanewsm25
"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed
"Kuwee dhimashada hantiyey
Dhadhaabtiyo iilka galley
Si,aad udhaxashaan xornimo."

Happy 18 may dadkeygii

Dareen gaar ah.🥹
Nabigeena muxamed salalahu calayhi wasalam xaasaskiisu waxay ahaayeen?
Anonymous Poll
66%
11 xaas
7%
12 xaas
24%
9 xaas
4%
Midna
Xaaskii uhoreysey nabigeena waxay ahayd?
Anonymous Poll
92%
Khadiija
7%
Caasha
1%
Xafsa
Xaaskii labaad ee suubanaheen salalahu calayhi wasalam waxay ahayd?
Anonymous Poll
26%
Sawda
51%
Caasha
16%
Xafsa
8%
Midna
Marka aysen jirin cid subaxdii hurdada kakicisa ,marka aysen jirin cid habeenkii sugeysay marka aad waxkasta doonayso samayn karto taas micnaheegu waa?
Anonymous Poll
47%
Xoriyad
53%
Kelinimo
Hadal Qoto dheer,Ilaahay ha unaxariisto sooraan.😭
Majeceshay akhriska?
Anonymous Poll
16%
Maya iskuma fiicnin
84%
Haa,Aadbaan uxiiseya
Forwarded from KHALID THOUGHTS (Khaalid)
1. Haddii aad tahay qof hadal badan, oo aan xakameyn karin afkiisa, dadka hadli kara, laakiin aamuska iyo degganaanta jeceli, waxa ay kuula muuqanayaan kuwo isla weyn.

2 Haddii aadan aheyn qof kalsooni leh, oo u dhaqmi kara si dadnimo, dadka kalsoonida leh, ee cadkooda dhacsadaa, waxa ay kuula muuqanayaan kuwo mudan in laga cabsado (aggressive).

3. Haddii aadan aqoon sida loo sheego waxa aad ku fiican tahay, dadka aftahannada ah, ee naftooda sharrixi karaa, waxa ay kuula muuqanayaan kuwo faan badan.

4. Haddii aadan naftaada ku mashquulin karin wax dani ugu jirto, dadka arrimohooda ku fooggani waxa ay kuula muuqanayaan daneystayaal.

5. Haddii aadan aqoon sida loo yeesho xuduudo bini aadamka lagula macaamilo, dadka xuduudaha lihi waxa ay kuula muuqanayaan kuwo qalafsan, oo dabeecad xun.

6. Haddii aad tahay qof naftiisu la hooseyso, oo gudaha ka dareemaya qiime la'aan, dadka aadan mar walba heli karin ee mashquulka badani, waxa ay kuula muuqanayaan kuwo adiga ku yasaya.

--ladane.
https://t.me/Sabiil40
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
كاد المعلم ان يكون رسول❤️