Bahja sooyaal♡
7.9K subscribers
138 photos
5 videos
30 links
"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta"

Soo dhawaw mudane/marwo.🤍
Download Telegram
Saddex goor xaq mudaney Hooyo😭❤️
إنا لله وإنا إليه راجعون.😭

Ilaahay ha unaxariisto walaasheen Hodan honest.

inta aynu noolnahay aynu isjeclaano iscafino😭
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Dadka jannada Gala da,doodu waxay udhaxaysaa?
Anonymous Poll
21%
20 sano
28%
30 sano
10%
35 sano
25%
33 sano
16%
Midna
Dacwada diintu waxay si sir ah usocotay
Anonymous Poll
56%
3 sano
13%
2 sano
16%
5 sano
9%
Magaranayo
6%
Midna
Halyeey waxa ah cali binu abii-daalib markii uu kaligiis dagaal kula wareegay albaabkii kheybar laga galayey.!
"Nolosha kas iyo maan
Miyir sugan kudoon-doon."

- abu hadra ahun
Caqliga wanaagsani itaal ayuu ka roonyahay.!
"Wacdaraha adduunka
Walaac Anigoo ku seexday
maxaan walabahaar la toosay."

-Hadraawi ahun
Ukala horeysii sidey muhiim uyihiin.!

1. jacayl
2.caafimaad
3.sharef
4.dhaqaale

Bal aan aregno Qofwalba😁❤️
وَمَنْ أَرَادَ ٱلْأخِرَةَ وَسَعَىٰ لَهَا سَعْيَهَا وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَأُوْلَٰٓئِكَ كَانَ سَعْيُهُم مَّشْكُورًا.🤍
"Waddanka waxa iska leh hantiilayaasha,waddaniyaddana saboollada."

-maxamuud darwiish
Dhakhtarkii/qoraagi/suuganyahankii reer masar wuxu ina leeyahy

"Waxa keliya ee aad diin kuyeelan kartaa waa aqoon oo ilaahay jaahilnimo laguma caabudo."

-Dr mustafe maxamuud aHun
"Inaan qeyrkaa kudhaafsho
Maxaan isku dhiirigaliyey
Annoo dhayalsada tayda
."

-mursal
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Wanaaji dhaqankaaga markasta.🤍
"Waxa aynu nahay waxa aynu ku celcelino uun."


~socrates.
Forwarded from Khalid Thoughts (Khaalid)
Macluumaadka Qur'aanka.

Qur'aanka Kariimka ah waxa ragga lagu sheegay 24 jeer, Dumarkana tiro taa lamid ah, 24 jeer. Shaydaanka waxa lagu sheegay 88 jeer halkana Malaa'iigtana lagu sheegay tiro lamid ah, 88 jeer. Aakhiro waxa lagu sheegay Qur'aanka 115 mar, Ifkana 115 mar. Wanaaga waxa lagu sheegay 50 jeer, Xumahana 50 jeer.

Nolosha waxa lagu sheegay 145 mar, halka dhimashadana lagu xusay 145 jeer.
Xanuunka waxa lagu sheegay 75 mar, naxariistana 75 mar.
Fudaydka waxa lagu sheegay 36 jeer, halka dhibtana lagu sheegay 12 jeer, taasi oo la micno ah in 3 jibaar aanu dhibku guulaysan doonin.

Kelmada "Maalin" waxa Qur'aanka lagu xusay 365 jeer, waana tirada sanadka oo ah 365 maalmood. Kalmada " Dhul" waxa lagu sheegay 13 jeer, halka baddana lagu sheegay 32 jeer, taasi oo ka dhigan in kownku 70% uu yahay biyo!

-jaamac Kayse.
https://t.me/Sabiil40
"Waxaan ceebaynayna oo aan waxkasheegayna wakhtiga wakhtiguna ceeb aan aynaga aheyn maleh"

- imaamu shaafici