Bahja sooyaal♡
8.6K subscribers
155 photos
5 videos
35 links
"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta"

Soo dhawaw mudane/marwo.🤍
Download Telegram
لا قيمة لمعروف قال فاعله انافعلت !


"wax qiimo ah malahan axsaan uu yiri kii sameeyayanaa sameeyay"😐
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Culimada saykoolajigu(psychology)waxa ay dhahaan: Cimriga bani aadamku haddii celcelis ahaan laga soo qaado in uu noolaanayo
60 sanadood, 24 ka saacadood ee maalinka iyo habeenka 8 saacadood oo kamid ah waa uu hurdaa.

Haddii siddeedaas sacadood ee uu hurdo loo qaybiyo lixdanka uu noolaanayo 20 sanadood oo kamid ah cimrigeena hurdo ayeynu ku qaadanay.

Afartanka soo hadhay labaatan kamid ah waxa aynu ku qaadana waxbarasho,shaqo ama wax uun kale oo mashquul aduun ah.

20 ka soo hadhay 15 kamid ah ma aynaan qaangaadhin ama waa da'da caruurnimada.

Markaas kaliya waxa ay leeyihiin wax rasmi ah waxa aynu haysannaa 5 sanadood laakiin waaba haddii aynu 60ka gaadhno.

Nabigeenuna (nnkh) waa kii lahaa cimriga umadaydu waxa uu u dhaxeeya 60 iyo 70.

Rabi ha naga dhigo kuwo si hufan oo aan labac labac ahayn uga faaidaysta wakhtiga yar ee aynu haysano.
Kuna qabta cibaado wax aduunkeena iyo aakhiradeenaba u fiican iyo camalsuuban.

#Xigasho
💡Ibnu Teymiyah -allaha unaxariiste- wuxuu yiri :-

"Maanan arag wax lagu quudiyo xiska iyo ruuxda laguna xifdiyo jismiga lagana helo sacaado ilaa eegmada oo lagu badiyo. Kitaabka allah maahe"

Yaa Rabbi Alul Qur'an nga dhig🤲

#xigasho
Nabbigaﷺ wuxu yiri: "Xiriiriya qofkii idin gooya, wax siiya qofkii wax idin diida, cafiya qofkii idin dulmiya"♥️
Saddex goor xaq mudaney Hooyo😭❤️
إنا لله وإنا إليه راجعون.😭

Ilaahay ha unaxariisto walaasheen Hodan honest.

inta aynu noolnahay aynu isjeclaano iscafino😭
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Kumuu ahaa saxaabigii mala,iigtu kaxishoon jirtay?
Anonymous Poll
20%
Sacad binu waqaas
60%
Cusmaan binu cafaan
9%
Sacad binu mucaad
8%
Bilaal binu rabaax
2%
Midna
Dadka jannada Gala da,doodu waxay udhaxaysaa?
Anonymous Poll
21%
20 sano
28%
30 sano
10%
35 sano
25%
33 sano
16%
Midna
Dacwada diintu waxay si sir ah usocotay
Anonymous Poll
57%
3 sano
12%
2 sano
16%
5 sano
9%
Magaranayo
6%
Midna
Halyeey waxa ah cali binu abii-daalib markii uu kaligiis dagaal kula wareegay albaabkii kheybar laga galayey.!
"Nolosha kas iyo maan
Miyir sugan kudoon-doon."

- abu hadra ahun
Caqliga wanaagsani itaal ayuu ka roonyahay.!
"Wacdaraha adduunka
Walaac Anigoo ku seexday
maxaan walabahaar la toosay."

-Hadraawi ahun
Ukala horeysii sidey muhiim uyihiin.!

1. jacayl
2.caafimaad
3.sharef
4.dhaqaale

Bal aan aregno Qofwalba😁❤️
وَمَنْ أَرَادَ ٱلْأخِرَةَ وَسَعَىٰ لَهَا سَعْيَهَا وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَأُوْلَٰٓئِكَ كَانَ سَعْيُهُم مَّشْكُورًا.🤍
"Waddanka waxa iska leh hantiilayaasha,waddaniyaddana saboollada."

-maxamuud darwiish
Dhakhtarkii/qoraagi/suuganyahankii reer masar wuxu ina leeyahy

"Waxa keliya ee aad diin kuyeelan kartaa waa aqoon oo ilaahay jaahilnimo laguma caabudo."

-Dr mustafe maxamuud aHun
"Inaan qeyrkaa kudhaafsho
Maxaan isku dhiirigaliyey
Annoo dhayalsada tayda
."

-mursal