🔴 Wuu Bilaabmay Kulanka Su'aalaha Sheekha Ka Faa'idaysi wacan.
⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️
https://t.me/almanaar0?livestream=16624cd3c9ad133afc
⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️
https://t.me/almanaar0?livestream=16624cd3c9ad133afc
❤16🕊1
Hadalka sheekha mala maqlaa sifiican maloo maqla
❤26👍14💯9
Su'aalaha oo badan Iyo Waqtiga Oo iska Koobnaaday, Waxaynu Qaban Doonaa Marar kale oo uu sheekhu Nooga Jawaabi doona, inshaa Allaah, markaa Qofka Aan Looga Jawaabin Waa Looga Jawaabi doona Su'aalahana waxaa La qaadanaya Wixii Dawrada Khuseeya Ee Caqiido Ah.
❤33👍4