أكاديمية المنار للعلوم الشرعية
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة Sida Jadwalka Inoogu Qoran Kitaabka Caqiidatu waasidayah Imtixaankisa Waa Jimcaha Soo socda, Balse Waanu yara Dib dhignay Maadaama Kitaabka Usbucan ino dhamaanayo Markaa Jimcaha Soo soca ka ka Dambeya TAARIIKHDA: 1.5.2026,…
Imtixaankii waa Jimcaha dambe Inshaa Allaah
❤18👍14