“Muuq aan ka baxayn xiskayga
Naftayda adaa ku beeray.”❤️🙈
Naftayda adaa ku beeray.”❤️🙈
waxa jirta qacido ama shax u dagan nimanka oo ay u isticmaalan gabdhaha yar yar oo 15 -23 jirada ah taaso ah hal isbuuc ama 10 malin diirada saar gabadha oo wac markasta fariin u dir ku mashquul maalmahas oo dhan si fiican u xariir kadibna ka gooso gabdha asiga oo dhanba is qarinaaya kadib gabadhi wixi ay u baratay iyo ninkii ku waalna ayey raadinee oo dabinkii ay ku soo dhacday markase sidu la damacsana noqonee iyada kadaba walaneysa .
Gabdhayahow bal ufiirsada qacidaas ,
#Dumarnimo
Aisha Bintu Ahmed
Gabdhayahow bal ufiirsada qacidaas ,
#Dumarnimo
Aisha Bintu Ahmed
Forwarded from Dhiiragaliye (Muhammad Bin Faarax)
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Qur'aanka akhriya maxaa yeelay wuxuu imanayaa maalinta Qiyaamaha isagoo u shafeeca qaadaya Asxaabtiisa.»
-Muslim
-Muslim
Noloshu waa sheeko qurux badan, waa inaad akhridaa ilaa dhamaadka, Weligaa ha U joogsan safka murugada leh, Waxaa laga yaabaa in dhamaadku qurux badan yahay. ❤️😍
#AdoontiiRabbi
#AdoontiiRabbi
Qofku wuxuu dib u dhashaa maalinta uu go'aansado inuu xifdiyo Qur'aanka.
Cirka oo rooban + jimco xiliga ducada waqti ka mudan oo duceeysto ma jiraan 👌🥰
⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕
━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
┌ @Diinteenna_Macaan
├ @Al_xakiim
├ @Quruxdaislaamka
├@Hidaayatu_Rabi
├ @hogaan_Dumar
└ @Dhaqan_wanaag)
━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @XikmadoSom
├ @Dhiiragaliye
├ @Mucaashaq_Jacayl
├ @AishaAhmed99
├ @QalbiDhaye143
├ @kalimakariim
├ @xaqiiqadanolosha
├ @Albaanichannel252
└ @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸
━━━━━━━━━━━━━━━━
├ @Dareen_side
├ @Hasancaashaq)
├ @daren_jaceyl
├ @Mohametahmed
├ @Noqoxiddig
├@FAAIDOCHANEEL
└ @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @𝗠𝗮𝗮𝗻𝗵𝗮𝗴𝗲
├ @𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮
├ @𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯𝘁𝗶𝗿𝗲1
└ @KobciAqoontaada2
━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @somalibooks
├ @Somalilibrary
└ @kobciyebooks
━━━━━━━━━━━━━━━━
💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by @zomalibot
━━━━━━━━━━━━━━━━
━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
┌ @Diinteenna_Macaan
├ @Al_xakiim
├ @Quruxdaislaamka
├@Hidaayatu_Rabi
├ @hogaan_Dumar
└ @Dhaqan_wanaag)
━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @XikmadoSom
├ @Dhiiragaliye
├ @Mucaashaq_Jacayl
├ @AishaAhmed99
├ @QalbiDhaye143
├ @kalimakariim
├ @xaqiiqadanolosha
├ @Albaanichannel252
└ @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸
━━━━━━━━━━━━━━━━
├ @Dareen_side
├ @Hasancaashaq)
├ @daren_jaceyl
├ @Mohametahmed
├ @Noqoxiddig
├@FAAIDOCHANEEL
└ @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @𝗠𝗮𝗮𝗻𝗵𝗮𝗴𝗲
├ @𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮
├ @𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯𝘁𝗶𝗿𝗲1
└ @KobciAqoontaada2
━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @somalibooks
├ @Somalilibrary
└ @kobciyebooks
━━━━━━━━━━━━━━━━
💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by @zomalibot
━━━━━━━━━━━━━━━━
Aqoonyahanka waa kan maalintiisa aqriya Qur'aanka ❤️😊
Alle ehelka quraan ha nagu daro 🥹
Alle ehelka quraan ha nagu daro 🥹
"Wuxuu ku yiri ma doonayo in aan aakhiro darajo kaa dheeraado markaa buu camal kasta oo ajar ka helayo la wadaagaa sida salaadda, qur'aan akhrinta iyo cibaadada rabbi"
Waa kaas sowjka lagu duceysto ee mudan in marwo wanaagsan loo noqdo.
I need this 😩🙈
Waa kaas sowjka lagu duceysto ee mudan in marwo wanaagsan loo noqdo.
I need this 😩🙈
Labada rakac ee salaad subax ka horeyso waxee ka qiimo badan tahay wax adunka kor ahaaday😊
Ee tuko oo salaad subax ku sug 😘
Ee tuko oo salaad subax ku sug 😘
Kitaabka Qur'aanka midigta ha ku yaalo hal ayaad oo aad aqriso ayaa addun oo dhan kaga filan 👌❤️
Alle ha nagu daro kuwaa u shafeecad qadaa Qur'aanka 🥺
Alle ha nagu daro kuwaa u shafeecad qadaa Qur'aanka 🥺