Assalamu alaykum asxabta sharafta leh maalmo aan kala mashquulsanen kadib waa isuso laabanay insha'allah maqaaladena siiwadan doona
Habeen wanagsan💖💝
Habeen wanagsan💖💝
👍1
Maalinta isniinta ee nagu soo aadan 19 jun 2023 waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh.
Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
Wuxuuna yiri :
(والفجر وليال عشر)
Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.
Aan kafaaideysano insh'allah🥰💝🥀

India Ayaa warbixin ay soon saartay ku sheegtay in ruuxi kor u qaada calanka Pakistan latoogan doono,
Laakin Paskistaniyinti Ayaa intay Lo' kusoo buufiyeen calanka Pakistan kuso daayay India sababto ah hinduska waxay caabudan Lo'-da oo madili Karan.
💖💝#afkaarta_dunida
Laakin Paskistaniyinti Ayaa intay Lo' kusoo buufiyeen calanka Pakistan kuso daayay India sababto ah hinduska waxay caabudan Lo'-da oo madili Karan.
💖💝#afkaarta_dunida
🤣4
Ninkaan aya Gurigiisa Ku soo bandhigay in lagaga iibsado lacag dhan 800,000 oo Dollar mana Jirin cid usoo baxda Oo Ka iibsata guriga,
Waxa Uu ku dhawaqay in uu baqtiya nasiib sameendono qofkii ku guuleystana uu gurigisa ku wareejindono, isdiwaangalinta Baqtiya nasiibkana waa $1 Dollar.
Waxa isdiwaangaliyay illaa 2 million oo qof, waxa uuna faaiday $2Million oo Dollar halka marki hore uu rabay $800k. Ugu Danbeen Waxa Ku Gulaystay hal qof kaas oo bixiyeey 1$ Dollar.
#afkaarta_dunida 💖💝🥀

😁3🥰2
Ronnie Coleman (Halyeygii jirdhiska) oo 8
jeer oo xidhiidh ah ku guulaystay ninka
ugu xoogga weyn uguna dhisan jidh
ahaan
isla markaana awood u lahaa in uu
xabbadkiisa ku qaado 252 kg oo culays
ah ayaan imika awoodin in uu kor u qaado
keliya miisaan 2 kg ah.
Awood aan dhamaad laheyn Allah oo kaliya Aya leh🥰
#afkaarta_dunida
🥀💝💖

👍3
Laga bilaabo bisha soo socota ee
October dalka Ruushka waxa uu Gas kiisa
ka xirayaa wadamada reer Yurub ee
uu Gas kiisa ka iibin jiray.
Madaxweyne Putin waa siyaasi xiliga
qaboobaha ayuu wadamada reer yurub
la eegtay oo uu gaaska ka jarayaa!.
💖💝🥀
#afkaarta_dunida
October dalka Ruushka waxa uu Gas kiisa
ka xirayaa wadamada reer Yurub ee
uu Gas kiisa ka iibin jiray.
Madaxweyne Putin waa siyaasi xiliga
qaboobaha ayuu wadamada reer yurub
la eegtay oo uu gaaska ka jarayaa!.
💖💝🥀
#afkaarta_dunida
👍3
Asxaabay channelka share no dhaha si xogo badan u heshan, anagana dhiirigelin noogu noqoto🥰
Ma Ogtahay in Qaarada Africa uu kabilaabmay dilaac Wayn oo lagu magacaabo (East African Rift) kaaso maraya dhankaa iyo Ethiopia. Hadii dilaaca dhameytirmo Somalia waxay ka go'idoontaa Africa, waxana lagu magacaabi doona Somali plate waxa naso raacaya dhulki ay Ethiopia naga haysatay
Dilaaca ayaa kordha 2cm sanadkiiba, si uu udhameystirmo waxay qaadaneysa 10 million oo sano.
Makulatahay arintaan in faaido noogu jirto maadama Ethiopia nagu heysato badeena.
#afkaarta_dunida 💝🌿
Dilaaca ayaa kordha 2cm sanadkiiba, si uu udhameystirmo waxay qaadaneysa 10 million oo sano.
Makulatahay arintaan in faaido noogu jirto maadama Ethiopia nagu heysato badeena.
#afkaarta_dunida 💝🌿
❤2👍2
Saadaali kulankaan oo kuguleyso free Website oo dhameystiran
✅ blogger website
✅ logo
✅ premium template
✅ 15 articles
#afkaarta_dunida
✅ blogger website
✅ logo
✅ premium template
✅ 15 articles
#afkaarta_dunida
👍2
Waxaa aad usooo badanaya mudooyinkan Nidaamka Airdrops, hadaba waa maxay Airdrops
Airdrop waa hab lagu qaybiyo lacagta dhijitaalka (Digital) ah oo looyaqaan (token) iyadoo aan wax lacag ah laga qaadin dadka. Waxaa inta badan isticmaala shirkadaha bilowga ah ee kucusub suuqa. Waxay kusoo galaan suuqa qiimo hoose Waxaana dhicikarta in mudo kadib Sara ukacaan qiimaha la iibinaayo.
#Afkaarta_Dunida

🔥1
Waxaa Jira Airdrops lasoo list gareydono maalmaha nasoo aadan Waxaana ugu horeeya Tomarket
Waxaa lashaacin doona 31-10-2024
yuusan kudhaafin Kafaaideyso waxaa kadhiman 8 maalmod
So aad ugu faaideysato kudhufo halakan 👉 TOMARKET
#Afkaarta_Dunida
Waxaa lashaacin doona 31-10-2024
yuusan kudhaafin Kafaaideyso waxaa kadhiman 8 maalmod
So aad ugu faaideysato kudhufo halakan 👉 TOMARKET
#Afkaarta_Dunida
👍1
Airdrop labadaad ee bishaan lashaacin doono waa MEMEFI, waxaa lashaacin doonaa 30-10-2024. si aad ugu biirto taabo 👉 MEMEFI AIRDROP
FG: waxaa kahartay kaliya 6 maalmood yuu kudhaafin
#Afkaarta_Dunida
FG: waxaa kahartay kaliya 6 maalmood yuu kudhaafin
#Afkaarta_Dunida
Si aad u hesho Tomarket Airdrop waxaa muhiim ah in Level-kagu uu gaaro Bronze IV.
Dadka Ka hooseeya Bronze lvl 4 waxba maheli doonan
@Afkaarta_Dunida
@Afkaarta_Dunida
Dadka Ka hooseeya Bronze lvl 4 waxba maheli doonan
@Afkaarta_Dunida
@Afkaarta_Dunida
🔥1
Airdrop-kii aan idin lawadaagay ee ahaa TOMARKET waxay shaaciyeen inay jiraan 3 shardi hadii Aad buuxin wayso inaadan helenin waxba.
1. Inaad magaca telegram-kaga aadku dartid calaamada TOMARKET 🍅
2. Inuu level-kaga uusan kahoosmarin Bronze level 4
3. Inaad wallet Ku xirato.
FG: Waxaa lagu xirankara hal wallet kaliya waxana lagu magacaba Bitget wallet

OG: Airdropka MEMEFI waxaa lagu daray waqti dheeraad ah oo 8 maalmood ah .
Hadii wax kuu hareen Kafaaideyso
@afkaarta_dunida
@afkaarta_dunida
✅
Hadii wax kuu hareen Kafaaideyso
@afkaarta_dunida
@afkaarta_dunida
✅
Waxaa soobaxay Airdropkan PAWS. Qofkii daneenaayo haka faaideysato
👇👇👇
https://t.me/PAWSOG_bot/PAWS?startapp=nWdP4tYC
@Afkaarta_Dunida
@Afkaarta_Dunida
✅✅
👇👇👇
https://t.me/PAWSOG_bot/PAWS?startapp=nWdP4tYC
@Afkaarta_Dunida
@Afkaarta_Dunida
✅✅
Waxaa Jira labo Coin oo mustaqbal leh. Waxaana larajeenaya in cidii maalgashato wax badan kafaaidi doonto
1. PEPE
2. DOGECOIN
hadii Aad daneeneyso arimaha Crypto iyo arimaha kale ee calaamka Channelkan waa kaagii
1. PEPE
2. DOGECOIN
hadii Aad daneeneyso arimaha Crypto iyo arimaha kale ee calaamka Channelkan waa kaagii
HADII BITCOIN KU DHAAFAY KAN YUU KUDHAAFIN
Pi coin wuxu sameenaya sarakac xoogan maalmo Ka hor wuxuu maraayay $54. Maantana wuxuu maraya $82
@Afkaarta_Dunida
Pi coin wuxu sameenaya sarakac xoogan maalmo Ka hor wuxuu maraayay $54. Maantana wuxuu maraya $82
@Afkaarta_Dunida
Airdropka GOAT waxa uu suuqa soo Gali doona Bisha soosocata ee December. Waxaana larajeenaya in qiime fiican kusoogalo
Wali waad kagaarta, hada Ka qeybgal 👇👇👇
https://t.me/realgoats_bot/run?startapp=2d1aa0ec-1a48-4db1-ae4c-db35e356e70d
Wali waad kagaarta, hada Ka qeybgal 👇👇👇
https://t.me/realgoats_bot/run?startapp=2d1aa0ec-1a48-4db1-ae4c-db35e356e70d
Ugu dambeyn waa lashaaciyay Airdrops-ka 😁
1. TOMARKET
2. MEMEFI
3. GOAT
Meeqa kaheshay dhamantod marka la isku daro
1. TOMARKET
2. MEMEFI
3. GOAT
Meeqa kaheshay dhamantod marka la isku daro