Asc Saaxiibayaal ๐ฅฐ
Muddo sanad iyo bar ah oo aan joogay Dubai, China iyo India, waxaa ilasoo xiriiray oo aan caawinnay dhalinyaro iyo ganacsiyo badan oo ay haysato caqabado helidda warshado lagu kalsoonaan karo iyo suuqyo dibadeed oo badeeco qiima jaban, tayo ahaanba wanaagsan laga heli karo, Anagoo taas ka duuleenna, waxaan asaassnay www.yoolbuy.com , platform kugu xiraya badeecadaha ubahantahay warshahadda shiinaha iyo suuqyadda kale ee Dubai, iyo habka loo isticmaalo madaama aan aqoon uleennahay technology.
Platform keenna hadda waxaa kujira inkabadan 200+ badeecado ah oo isugu Electronics, Mashiinnada ganacsiga yaryar & beeraha , Solar Systems, fashions kala ee kaladuwan, oo aan tayadooda iyo warshahada iibiya hubinnay.
Qaybta Solar-ka, oo aysan dadku badanaa aqoon ulahayn, kuna wareeraan tirada iyo agabka kale ee gurigoodu ubaahanyahay, waxaa ku jira tool si toos ah u xisaabinaya waxa gurigaaga u baahan yahay, adigoo galinaya waxa aad isticmaasho, toolka oo ay fahamkiisa naga caawiyeen Somali iyo ajaanib khibrad u leh Solar system ka.
Sidookale caqabadaha ugu badan ee dhalinayarada iyo Ganacsiyadu wajaahaan ayaa in Alibaba dalabyada laga samaysto marba mid ay dirto taasoo dhalinyaro badan oo kuwareersan nala xiriireen, alaab lunta iyo kharashaad kala duwan, waxaan ku samaynnay xal halmar kuwada diraya.
Teamkeennu waxay channels ka hoose kusoo gudbin doonaan taxane muqaalo sharaxaya mashiinadda muhiimka ah u ah ganaciyada yaryar Specifications-kooda iyagoo booqanaya warshadaha, sidookale aad kala socon karto badeecadaha maalinlaha ee cusub.
Whatsapp channel - https://chat.whatsapp.com/IBfvcd73VcVCbREgKvgqDE?mode=ac_t
Telegram Channel - https://t.me/Yoolbuy
https://www.tiktok.com/@yoolbuy_official?_t=ZP-8xZrgdnHrAt&_r=1
Tiktok - https://www.tiktok.com/@yoolbuy_official?_t=ZP-8xZrngFq651&_r=1
Mahadsanid
Abdikadir Jama "Eng Khadar"
CEO & Founder
Guangzhou, China.

WhatsApp.com
Yoolbuy Global Deals๐๐ฅ
WhatsApp Group Invite
โค4