📊 Maxaad ka heshaa inaan Qoraaladeena kusoo gudbino Sawiro ama Qoraalo Caadi ah U Codeey
Sawirro [10-15]
├ Abukar Ahmed
├ fartuun dhiid
├ Muste...
├ Hakima
├ Nihaal Axmed
├ IDIRIS#1#
├ Mohamed Hasan
├ Hussein Mohamed
├ qeys
├ ملك محي الدين❤
├ nicmo nurka
├ Qalin Iyo Qoraal
├ Soojeedow
├ AyuuB Abdi Barkhadle
└ MOHA A.RISAK DAHIR BAYTAA
Qoraalo caadi ah [20-30]
├ Abdinasir Mohamed
├ Cabdirarmaan Daakhili
├ Caaisha Caaisha
├ C/raxiin Daacad.
├ Abdulkadir Abukar
├ 💝Ubaxa islaamka💖
├ 🌷salmo dhal mujaahid🌷
├ ❤Umu shuhadaa❤
├ Mustafe gurey
├ Mohamed Haidar ①
├ A.M I.K
├ Maxamed Cabdulle Cabdulle
├ Iqra Cadeey
├ Daacad yare Mogadishu
├ Khadar Ahmet
├ Hafsa Ahmed
├ Mahad Cadaawe
├ Dr.Izahak Ahmed
├ Drs Sara Hagi
├ Anonymous fx📊📈
├ suhyp apdyqadir
└ 🌸hibo hashi💝
👥 30-50 people have voted so far
Sawirro [10-15]
├ Abukar Ahmed
├ fartuun dhiid
├ Muste...
├ Hakima
├ Nihaal Axmed
├ IDIRIS#1#
├ Mohamed Hasan
├ Hussein Mohamed
├ qeys
├ ملك محي الدين❤
├ nicmo nurka
├ Qalin Iyo Qoraal
├ Soojeedow
├ AyuuB Abdi Barkhadle
└ MOHA A.RISAK DAHIR BAYTAA
Qoraalo caadi ah [20-30]
├ Abdinasir Mohamed
├ Cabdirarmaan Daakhili
├ Caaisha Caaisha
├ C/raxiin Daacad.
├ Abdulkadir Abukar
├ 💝Ubaxa islaamka💖
├ 🌷salmo dhal mujaahid🌷
├ ❤Umu shuhadaa❤
├ Mustafe gurey
├ Mohamed Haidar ①
├ A.M I.K
├ Maxamed Cabdulle Cabdulle
├ Iqra Cadeey
├ Daacad yare Mogadishu
├ Khadar Ahmet
├ Hafsa Ahmed
├ Mahad Cadaawe
├ Dr.Izahak Ahmed
├ Drs Sara Hagi
├ Anonymous fx📊📈
├ suhyp apdyqadir
└ 🌸hibo hashi💝
👥 30-50 people have voted so far
Asxaabta nagu xiran Codeynta waxaa ku U badatay oo la isku raacay qaab qoraaal Marka Insha'Allah qaab qoraal ahaan uso gudbin donna Qeybta Sawiradana kama marnaan donan Insha'Allah subaxdii sawiro Habeenkiina Qoraal sidaas ayay noogu socon doonaan
Adinkana waxaan idinka rabnaa inaad nala share gareysaan Insha'Allah waxkasta aan so galino
Mahadsanidiiin.

Waxyaabaha caqabada ku ah hurumarkaaga Qeybta koowaad.
Waxaan halkaan idinkula wadaagayaa waxyaabaha kaa hortaagan inaad ka dhabayso riyooyinkaaga oo u baahan in aad wax ka badasho.
Ku soo dhawoow qaybta koowaad.
1. Wax ka badel dadka kugu heeraarsan.
Run'aantii waxaa aad u adag in aad badasho dadka dabeecadahoodu balse waxaad awoodaa in aad adiga kala doorato dadka aad soo dhawaysanayso cida ay noqonayaan.
Hadii wakhtigaaga ugu badan aad la qaadato dadka sida khaldan noolasha u fasirtay oo wax waliba kaaga dhiga wax adag oo aan laga guul gaari karayn, waxaad ogaataa dadkaas waa dadka hoos kuu dhigaya ee aad la hurumari la'dahay.
Sababtuna waxa ay tahay hadii aad hesho fikrad wanaagsan oo noolashaada wax ka badali karta dadka aad la wadaagayso waa dadka kugu heeraarsan ee aad isleedahay waxaad ka helaysaa talo ama tusaale ku caawiya balse haday kugu noqdaan dad marwaliba ku niyad jabiya oo marwaliba ay u muuqato waxa aad ku liidato oo aan aaminsanayn in aad wax noqon karto, oo xitaa hadii ay arkaan adigoo wax isku dayaya halkay kugu taageeri lahaayeen kugu ceebeeya, oo jecel in ay ku soo xusuusiyaan khaladaad horay kaaga dhacay si aad ugu quusato inaad fuliso go'aamada aad qaadatay.
Xaqiiqdii way adag tahay in aad gaarto halka aad hiigsanayso hadii aadan ka foojignaan cida aad aragtidaada la wadaagayso misana aad talooyinka ka qaadanayso waayo mararka qaar waxaa dhacda dadka aan aaminsanayn in aad wax noqon karto inayba noqdaan qoyskaaga , asaxaabtaada, macalimiintaada , amaba dad aad aragtidooda iyo talooyinkooda tixgaliso.
Hadaba waa in aad noqotaa qof kala shaandhayn kara ( kala sooci kara ) fikradaha waanagsan ee kugu caawinaya in aad gaarta halka aad hiigsanayso iyo kuwa khaldan ee sabab u noqonaya in aad ka quusato waxa aad hiigsanayso.
Sidoo kale waxaa haboon in aad soo dhawaysato dadka aragtida wanaagsan noolasha ka haysta oo aaminsan wax waliba in ay suurtagal tahay in laga guul gaaro, oo sida wanaagsan u fikira , oo hadaad gafto aan ku ceebayn balse ku garab istaaga oo ku caawiya, oo kugu xushmeeya aragtidaada qof ahaaneed.
Ugu dambayntii waxaan ku leeyahay marnaba ha dhagaysan dadka kugu dhahaya
'' waad riyoonaysaa ama uma qalantid ama tayadeeda ma lihid ama kugu dhahaya waxaa waa loo dhashaa ama kugu dhahaya waxaa waa wax adag. ''
Hadalada noocaan oo kale ah waa sheeko dadka isdhiibay lagu qanciyay balse adigu isku day iyaga oo ku dhahaya ma awoodid, in aad samayso waxa ay ka baqayaan, waxaan hubaa beri in ay kugu xushmayn doonaan aragtidaada iyo go'aamada aad qaadato .
Waa in aad aamintaa wax kasta oo qof bani aadam ah samayn karo adna in aad samayn karto maxaayeelay adba bani aadamka ayaad ka mid tahay.
Share
Mahadsanid.
Lasoco qaybta labaad ....
https://t.me/XikmadoSom

Telegram
Xikmado️ 💎
Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.
Waxyaabaha Caqabada ku ah Hurumarkaaga,
Ku soo dhawoow Qaybta Labaad.
Waxaan qaybtii koowaad kaga hadlay caqabadaha kaaga yimaada dibada balse maanta waxaan diirada saaraynaa bal in aan wax ka ogaano qaar kamid ah caqabadaha uu qofku abuurto.
⦁ Qiima u yeelo wakhtigaaga.
Waxaa muhiim ah in aan ogaano hadii aad aragto dad waxay ku haminayeen ka guul gaaray waxa ay qiima u yeeleen wakhtigooda.
Hadaba dhibta jirta waxa ay tahay hadii qofku uusan qiimo lalahayn wakhtiga waxuu qofkaa ku noolaadaa noolal aan lahayn qorshe, qorsha la'aantuna waxay qofku ku keentaa inuu maamuli kari waayo wakhtigiisa.
Hadii mar aadan maamuli karin wakhtigaagana taasi waxay kugu kaliftaa wixii kaa horyimaadaba in aad samayso, adigoon iswaydiinayn, waxaan aan qabanayo ma wax ka qayb qaadankara inay igu caawiyaan in aan gaaro halka aan hiigsanayo mise waa wax wakhtiga un iga qaadanaya.
Hadaba si aad wakhtigaaga u maamusho waxaa muhiiim ah in aad samaysato jadwal maalmeed wakhtiyaysan oo aad raacdo, ka hor inta aadan seexan waa in aad qorotaa waxa aad doonayso in aad qabato haduu waagu kuu baryo. Tusaale, waxa haboon inaad iswaydiisu sadex su'aalood.
1. Maxaan qabanayaa ?
Halkaan waxaad ku qorotaa dhammaan hawlaha aad doonaysid inaad qabato maalintaa.
2. Xiligeen qabanayaa ?
Waa in aad hawl kasta u samaysaa wakhti go'aan oo aad bilawdo iyo wakht go'aan oo aad ku joojiso. Sidoo kale waxaa wanaagan hawlaha muhiimka ah inaad soo hormariso.
3. Sideen u qabanayaa ?
Si' hawlaha aad qabanayso ay kuugu sahlanaadaan waa in aad halkaan ku diyaarsataa wadooyinka aad doonayso in aad u marto iyo natiijada aad doonaysid in aad maalintaa ka gaarto.
Waxaa kaloo muhiim ah in aad xadayso waxyaabaha lagu madadaalo, maxaayeelay wakhtiga waxa ugu wayn ee dayaca waa madadaalo sidaa awgeed wax yaabaha lagu madadaalo waa in aysan noqon waxa aad u noolaato balse ha noqdaan wax aad inyar kaga nasato howsha adag ee aad qabato.
Share
La soco Qeybta 3aad