Qofkasta oo inaga mid ah culeeys kasta oo haysta( ilaahay weyne s.w.t) waxaan ka rajaynaynaa inuu ka dul qaado,
Qofkasta waxaa ku gadaamsan , sirihiisa ugaarka, ilaahay weyne ha inawada xafido dhamaantenba,
Aamiin yaa rabi

Marnaba ha u ogolaanin in qaladkaagu dhawaco qalbigaaga, hana sugin in ay guushu kuu timado ee dadaalkaga laba jibaar adoo qaladkaagi hore cashar ka dhiganayo...
Reerkayagu siyaasi maleh oo fanaan maleh, oo tuug maleh, oo munaafaq maleh, janada ina ku kulano waxa naga xigta salada o ilaalino
โโโบโ ๐๐๐๐๐๐๐๐-โ๏ธ(๐ธ๐ถ๐ธ๐บ) ๐๐๐๐๐๐ โข โญ๏ธ ๐ฒ๐๐๐๐๐๐๐๐ข โโโโ
โญ๏ธโ๏ธโญ๏ธ๐โ๏ธ๐
๐คโ ๐๐ธ ๐ฐ๐ฐ๐ณ ๐ ๐ท๐ด๐๐ท๐พ ๐บ๐ฐ๐ฝ๐ฐ๐ฐ๐ป๐ฐ๐ณ๐ฐ ๐๐ถ๐ ๐ผ๐๐ณ๐ฐ๐ฝ ๐ด๐ด ๐ฐ๐ฐ๐ณ๐บ๐ฐ ๐ป๐พ๐พ ๐๐ธ๐ธ๐๐ด๐ด๐๐พ ๐ผ๐ฐ๐ณ๐ฐ๐๐ท๐ฐ๐ฝ ๐๐ด๐ป๐ด๐ถ๐๐ฐ๐ผ-๐บ๐ฐ,๐ต๐ฐ๐ณ๐ป๐ฐ๐ฝ ๐๐ฐ๐ฐ๐ฑ๐พ ๐ธ๐ถ๐ ๐ณ๐ฐ๐๐ฐ ๐ฐ๐ผ๐ฐ ๐บ๐ ๐ฑ๐ธ๐ธ๐. โข๐
โญ๏ธโญ๏ธโญ๏ธ
๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ
โ๏ธKU BIIRโ๏ธ

Telegram
SOMALI CHANN
Asal Creative Design invites you to add the folder โSOMALI CHANNโ, which includes 33 chats.
Waxa aad ii murugo galiyanaya hada ayaa ah, in aan haysto numberkaaga, laakiin aanan awoodin inan kuso waco. Ma awoodo inan kula hadlo kuuna sheego inaan kuu xiisay, inan ku sheego in aanan seexan xalay oo dhan sidii aan adiga uun kaaga fikirayay, inan ku sheego in aad xalay riyo iigu timid. Waxaas oo dhan waxaa iiga sii murugo badan ayaa waxay tahay, in aan kaligay xafido murugtayda, xafido xiisahayga, daryeelkayga, ilmadayda iyo dhamaan xasuusahayga oo dhan kaligay.
Waxaan kasoo saara qalbigayga dhamaan xasuustaadii, xiisahagii, qosolkaagii habeen walba si booskaagii iigu buuxiyan oo ay ila cawaysimaan. Kadib Waan soo ururiyaa subixii waxaanan sii wataa noloshaydii sidii in aanay waxba dhicin oo kale, sidii in aanan saacado ka hor ooyayn oo kale, sidii qof aan xiisin oo kale. Barina waan kula kulmaa, waanan kuu dhoola cadeeya sidii qof aanad waligaa dhaawicin oo kale. Sidii qof aan ku jeclayn oo kale, ayaad ii salaanta, waxanan kaaga qaada sidii qof wax jecel oo kale, kadib waynu is dhaafna, waxaanan kaaga tagaa qalbigayga waanan iska baxaa.
Abdulkadir Uukow

1- Waad gaari doontaa waxaad ku hamineyso oo khayr iyo wanaaga ha dheeraato ama ha dhawaato.Alle talo-saaro Ilaahayna ku hoojin maayo waayo isaga ayaa balantaas qaaday ee adigalee ha kaa go'naato gaaristeeda.
2- Qiimaha ay naftaadu ku yeelanayso bulshada dhexdeeda adiga ayaa iska leh: hadaad isku aragto qof liita oo aan waxba qaban karin xaqiiq qof liitaad noqonaysaa, hadaad isku aragto qof wax qaban karana waad qabanaysaa waliba sida ugu wanaagsan?
3- Ku dadaal wixii qiimo kuu samaynaya, Alle-na Kaalmayso hana caajisin oo ha is dhiibin,samarka badi qadarkana rumaysnow, hore u soco xataa sida diinka aad u socotide, xataa hadaad doonto 10,000 jeer guuldarayso laakiin ha niyad-jabin.
4-Maalin uun baad arki doontaa adoo bulshada ka dhex iftiimaya.Muslimka kartida badan wuu ka khayr badan yahay muslimka awoodiisa aamini waayey.
5- Noloshaada quruxdeedu waxa saldhig u ah hadba sida aad ugu faraxsan tahay.Farxadduna waa mid aad adiga abuuran karto.

War Cusub : Dowladda Somaliya oo shacabka uga digtay in dadka miisaankooda hooseeyo inaysan banaanka usoo bixin xiliyada roobka uu daโayo.
Waxaa laga cabsi qabaa Roobab xoogan inay daโaan maalmaha soo socda. Si aysan daadadka u qaadin oo dhimashada u kordhin waxaa dadka caatada ah la farayaa in ay feejignaan muujiyaan.
Waa marka kaliya ay noo Faani karaan Dadka Buurbuuran๐๐

Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Caafimadku ceeb maaha, Waxaan meelo badan ku arkay , Dhakhatir leh biyo baxa deg-dega, markaa Anna dawo in laqaato waxaa Ka fiican , (adoo xaaskaga , lawada hawsha inaad dhoofto dal shisheeye aad qabato, yacni xusuusta aad fogayso,
Waxay quseysaa guurka Ragga xaaska leh,
Haddii shaqo soconaysay 30 minutes ugu yaraan
Aad Ka dhigto 30 seconds Ugu badnaan,
Taa micneheedu waxay sameysay maskaxdaadu iney fariin degdega udrtay dareenkaga online -ka ah.
Markaa waxaa fiican iney maskaxdaada iyo dareenkaagu Kala fogaadaan, offline gasho, adoo jooga
TUSAALE,
Ciyaartooo socota, maskaxdaada udir, Naderland, fogee ๐
Best medicine
-Mustafe yasin-

Mararka qaarkood waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad maqasho inta aad ula jeedo qof.
Hal shay ayaan nolosha ka bartay.
inaad qof muhiim u noqon karto, laakiin kaliya marka ay faa'iido u tahay.
Dadka caqliga leh waxay u muuqdaan inay leeyihiin saaxiibo ka yar kuwa caadiga ah. Inta aad caqli badan tahay ayaa waxa aad noqonaysaa mid door ah.
Dhoola-Cadaynta iyo amusnaanta waa laba
qalab oo awood leh
-Dhoola-cadeyn si loo xaliyo dhibaatooyinka,
-Aamusnaanta si looga fogaadodhibaatoyinka,
Dadka kaliya ee xanaaqa markaad xuduud usameyso, waa kuwo Ka faa'idaysta adiga oo aan waxba haysan.
ka fikirida ugu fiican ee ku saabsan ka hadalka runta waa inaadan xasuusan waxaad tidhi

Hambalyo Drs Aisha Ahmed Maalinta qalin jabintu waxay calaamad u tahay dhamaadka hal cutub iyo bilowga mid kale. Waxaan ku Faraxsanahay inay si Guul ah kugu soo Idlaatay Waxbarashadaada Heerka Koowaad ee Jaamcada Waxaan kula qaybsanayaa Farxadaada Saxib Noqo Midii Anfacda nafteeda Waalidkeeda, dadkeeda iyo Dalkeeda.
Waxaan ku faraxsanahay inaad rumaysay Himiladii aad hiigsanaysay dhowrka sanadood, Tani waa bilow kaliya Ha is dhiibin Hana is dhihin Waad qalanjabisay ee Hore u soco Cimri dheer Caafimaad, Cibaado Guul leh ku rajaynaa
@AishaAhmed99

Forwarded from Somali Books ๐ (Muslimah lady)
โโโบโ ๐๐๐๐๐๐๐๐-โ๏ธ(๐ธ๐ถ๐ธ๐บ) ๐๐๐๐๐๐ โข โญ๏ธ ๐ฒ๐๐๐๐๐๐๐๐ข โโโโ
โญ๏ธโ๏ธโญ๏ธ๐โ๏ธ๐
๐คโ ๐๐ธ ๐ฐ๐ฐ๐ณ ๐ ๐ท๐ด๐๐ท๐พ ๐บ๐ฐ๐ฝ๐ฐ๐ฐ๐ป๐ฐ๐ณ๐ฐ ๐๐ถ๐ ๐ผ๐๐ณ๐ฐ๐ฝ ๐ด๐ด ๐ฐ๐ฐ๐ณ๐บ๐ฐ ๐ป๐พ๐พ ๐๐ธ๐ธ๐๐ด๐ด๐๐พ ๐ผ๐ฐ๐ณ๐ฐ๐๐ท๐ฐ๐ฝ ๐๐ด๐ป๐ด๐ถ๐๐ฐ๐ผ-๐บ๐ฐ,๐ต๐ฐ๐ณ๐ป๐ฐ๐ฝ ๐๐ฐ๐ฐ๐ฑ๐พ ๐ธ๐ถ๐ ๐ณ๐ฐ๐๐ฐ ๐ฐ๐ผ๐ฐ ๐บ๐ ๐ฑ๐ธ๐ธ๐. โข๐
โญ๏ธโญ๏ธโญ๏ธ
๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ
โ๏ธKU BIIRโ๏ธ
โญ๏ธโ๏ธโญ๏ธ๐โ๏ธ๐
๐คโ ๐๐ธ ๐ฐ๐ฐ๐ณ ๐ ๐ท๐ด๐๐ท๐พ ๐บ๐ฐ๐ฝ๐ฐ๐ฐ๐ป๐ฐ๐ณ๐ฐ ๐๐ถ๐ ๐ผ๐๐ณ๐ฐ๐ฝ ๐ด๐ด ๐ฐ๐ฐ๐ณ๐บ๐ฐ ๐ป๐พ๐พ ๐๐ธ๐ธ๐๐ด๐ด๐๐พ ๐ผ๐ฐ๐ณ๐ฐ๐๐ท๐ฐ๐ฝ ๐๐ด๐ป๐ด๐ถ๐๐ฐ๐ผ-๐บ๐ฐ,๐ต๐ฐ๐ณ๐ป๐ฐ๐ฝ ๐๐ฐ๐ฐ๐ฑ๐พ ๐ธ๐ถ๐ ๐ณ๐ฐ๐๐ฐ ๐ฐ๐ผ๐ฐ ๐บ๐ ๐ฑ๐ธ๐ธ๐. โข๐
โญ๏ธโญ๏ธโญ๏ธ
๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ
โ๏ธKU BIIRโ๏ธ
Telegram
SOMALI CHANN
Asal Creative Design invites you to add the folder โSOMALI CHANNโ, which includes 33 chats.
"Ninka faqiirka ah wuxuu dareemaa sidii boqor markuu guursado haweenayda saxda ah"
Ila Dareen๐
Waxaan baranayaa inaan ku jeclaado mar kale, waa meel la aqbali Karo oo laga bilaabo wakhti kale,๐โบ๏ธ
-Mustafe yasin-
Waxaan baranayaa inaan ku jeclaado mar kale, waa meel la aqbali Karo oo laga bilaabo wakhti kale,๐โบ๏ธ
-Mustafe yasin-
Gabdhuhu waa sida dheeman, wiilashu waa sida dahabka oo kale, waayo dheemanku si sahal ah kuma jabo laakiin dahabku aad buu u fudud yahay in la dhalaaliyo kuwa caqliga leh way fahmi karaan.
Dhoola cadeyntu waa nidaamka qaboojinta wadnaha. nidaamka indhaha ee dhalaalaya. habka hillaaca wejiga. nidaamka nasashada ee maskaxda, markaa ku dhaqaaji dhammaan nidaamyada dhoola cadeyntaada macaan.
Activate smile๐

This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM