𝗛𝗼𝗿𝗺𝗮𝗿𝗶_𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 🖤🦋📚🔐🌍
17.5K subscribers
813 photos
160 videos
6 files
27 links
𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗹𝗹𝗸𝗮/𝘄𝗹𝘀𝗵𝗮 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻𝗼𝘄 🥰

Waxad mar waliba ka helaysaa channelkan talo, iyo tusaale ku dhiirigaliya si'aad u gaadho hadafyadaada nololeed., ☑️

Today reader tomorrow a leader 📚
Download Telegram
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Runtii dadka faraxsani waa dad ogaa in murugadu aanay faa’iido u lahayn, markaasay dhoola cadeeyeen..!!

Ee ha dooran murugada adoo dhoola cadayn kara
Nolosha Bani'aadamka waxey udhaxeysaa afar arimood.

1, Inuu wanaag ku jiro waxaana ku waajib ah in uu joogteeyo.

2, Inuu dambi ku jiro waxaa ku waajib ah in uu dambi dhaaf dalbado oo uu toobad keeno.

3, Inuu Nimco ku sugan yahay waxaaana ku waajib ah in uu ka shukriyo.

4, Iyo in la ibtaleeyey oo imtixaan ku jiro waxaana ku waajib ah inuuu ku sabro dhibkaas.
Waxa aan ka dheeraaday bixinta deeqda, waayo dadku hadii ay deeqda kaa waayaan waxa ay ku tusinayaan waji xumaan, sidii in ay iyagu kuu dhiibteen.

Waxaan ka fogaaday tanaasulka, waayo dadku mawada garanayaan macnaha dhabta ah ee tanaasulka.

Waxaan ka durkay dulqaadka, waayo dadku mawada mudna dulqaadka.

Waxaan ka cararay samirka, waayo dadku hadii aad u samirto waxa ay moodayaan inay xaq kuugu lahaayeen.

Waxaan diiday inaan garab u noqdo, ruux walba oo doonaya in uu kaligii saro maro/kor ahaado/kaalin galo.

Waxaan go,aansaday inaana cidna rabitaankiisa ku raali galin, si aanan uga tagin karaamada naftayda. 👌

Waxaan go'aansaday inaan dhinacayga u dhaqaaqo si dadku dhinacayga ugu soo wada dhaqaaqaan. 🔥

Waan xasuusanahay kuwii aan caawiyey ee iyana markoda icaawiyey, kuwii igacan qabtay ana aan gacan qabtay, kuwii taladoon ka ahaa shalay iyana maalintooda dib iigu soo celiyay. 🤞

Waxaan ka durkay ruux walba oo aan u arkayay rakaab iyo culays inuu naftayda ku ahaa.

Waxaan la jaar ahay cid walba oo dulmi diid ah, horey u socod ah, og naftiisu waxa ay mudan tahay, aadamahuna kamudan yahay. 💯

~ Nabad ahaada saaxiibayaal. 👋🏻

╭┈──────────────
╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Forwarded from DHIIRI_GALIYE
"Ka dhig hankaaga mid sare si aad noloshaada guul uga gaartid"👨🏻‍🎓✍🏼💯
*‏﴿ وَاصْبِرْ فَإِنَّ اللَّهَ لَا يُضِيعُ أَجْرَ الْمُحْسِنِينَ ﴾ .*

*"Samir, illeen Eebbe ma khasaariyo ajirka kuwa samafalayaasha ah."* 💕

Sabra walayaal sabarku waa sad anbiyada allah ugu deeqay..

Nabiyadu waxay ahaayeen kuwa sabra oo u sabra dacwada ay wadaaan

Maxaa ku diiiday adigo oo kalifaad badan ku saaran inaad samirto....??

Sabarkaagu ku qiimee 10%
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Xaqiiq runtii 💯

~ Sheekh mustafe x/ismaaciil ❤️

╭┈──────────────
╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Forwarded from DHIIRI_GALIYE
Dadka qaarkiis waxay u dhaqmaan sidii iyagoo isku dayaya inay ku caawiyaan.☹️

Dadka qaarna waxay u dhaqmaan sidii inay u baahan yihiin caawimadaada.😐💯
Madaxweyne ayaa nin waalan weydiiyay oo yidhi waa maxay xukunka qof waalan?

Ninkii waanla ayaa yidhi
Hadii tuugnimadu dhaqankiisa tahay waa in gacanta laga gooyaa balse haddi ey gaajo ugeysay waxaa lagoynaaya gacanta madaxweynaha.

Maxaa ka fahantay?
اللهُمَّ اسقِ قلوبنا بِذكركَ حتّى تُروى ، وأشبع أرواحنا بطاعتك حتّى تَقوى ، وكُن بِنا رؤوفاً رحيماً فلا ملجأَ لنا سِواك ولا مَأوى ... اللهمَّ فرّج أُموراً ضَاقت بها صُدورنا وعجزت بها حيلتنا وقلّ بها صَبرنا ... اللهم أسعد قلوبنا بما أنت أعلم به يارب
صباح الخير والسعد 🌹🤲
WALAYAAL HALKAAS II CAMIRA 👍😘👆
Waxa la yidhi markay malaa’igtu Nabi Aadam waydiisay ma jeceshahay?
Wuxuu yiri: Haa
Oo markay Xaawa waydiiyeen ma jeceshahay isaga?
Waxay tidhi: Maya
Qalbigeedana jacaylka uu u qabo ayaa laabta
Oo markii Eebbe Aadan dhulka ku soo dejiyey, Aadan maalintii buu Xaawa raadiyey, habeenkiina wuu hurday
Xaawana habeen iyo maalin bay raadinaysay, iyada oo aan caajis iyo hurdo toona lahayn
Markii ay kulmeen dhib badan dabadeed, ayuu Aadan yidhi, "Maalintii ayaan ku doonayey, habeenkiina waan seexday".
Waxay ugu jawaabtay: Waligay kuuma raadin, waa aan ku sugayay inaad timaado
Tani waa haweeneyda, tan iyo markii la aasaasay, wax kasta oo qalbigeeda ku jira ayay u qarisaa faankeeda awgeed, waxaa laga yaabaa inay ku khiyaanayso xiiso la'aan ama jacayl, laakiin gudaha qalbigeeda jacaylka aad u qabto ayaa labanlaab ka badan.
Ha ku xukumin afkeeda iyo camalkeeda, waayo sharafteedu wax walba way ka sarraysaa.❤️😊
Forwarded from Duca الدعاء
‏"اللهُمّ إنا نَستَغفِرُك مِن كُل ذَنب يكون سبب في قطع الرجاء وَرد الدعاء وتوارد البلاء وترادف الهموم وتضاعف الغموم، ونَستغفِرُك عن كُل وقت لم نذكرك فيه، أستغفِرُ الله العَظِيم لِي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات، وأتوبُ إليهِ من كبائر الذنوب وصغائرها."💚💚💚
"Geeridu ma’aha marka ay ruuxdu innaga baxdo oo keliya, waxaa jira geeriyo ka horreeya, waxaa ka mid ah; marka ay isu wada ekaadaan maalmahaagu, ee isbeddel oo dhan aad joojiso, marka waxa keliya ee kuu kordhayaa uu noqdo sannadaha da’daada iyo miisaanka jidhkaaga".

-
Forwarded from Duca الدعاء (Riyaaq)
‏اللهمَ أنتَ الحفيظُ فاحفظ علينا طمَأنينتَنا وسُكوننا، وأنتَ السلامُ فسلِّمنا من الخوفِ والوجَل ، وأنتَ المنَّان فأوزِعنا أن نشكُر جليل منَنك وعظِيم نِعمائك، وأنتَ الشَكور فتقبَّل منَّا يَسير الجُهد وبارِك لنا فِيه، وأعنَّا على السَّعي فِي محابِّك ومرَاضيك💗💗🌻

ءامين❤️❤️
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Haddii ad rabto in aad dhalinyaro noqoto.! 💯🫀🧏

~ Sheekh mustafe x/ismaaciil ❤️

╭┈──────────────
╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Forwarded from Duca الدعاء (🎊رآقيـﮯ‌‏هہ آبشـر آحمـد 🎊)
‏اللهُم في يوم الجمعة سخر لي كل شيءٍ ولو كان في نظري مستحيلًا، وسخر لي من الأقدار أطيبها ومن التباشير أسعدها ومن الأرزاق أوسعها🤍🤍🤍🤍🤍
6 shay oo naftaada muhiim u ah... 🧏

1. Xakameey naftada ee ma'aha mida dadka kale:

Waa run xakamaynta dadka kale waa awood laakiin xakamaynta naftaada ayaa ah awooda saxda ah! 🔥

2. Waxba ha filan, wax walbana ka mahad celi:

Noqo mid naftiisa uga mahad celiya wax yaalaha yar yar ee ay qabato, si aad uhesho xasilooni iyo deganaan gudaha ah! 🤞

3. Dadaal inta karaankaa iyo awoodaada ah, kuna kalsoonow dedaalkaaga:

In badan oo aad si adag udadaashaa, waa inta badan ee nasiib badan tahay! 💁‍♂

4. Baro fal celinta yar:

Markaad xakameyso falcelintaada, qofna kuma xukumi karo! 👌

5. jooji inad wax walba usheegtid dadka:

Dadka intooda badan ma daneeyaan guushaada, xitaa qaar kuu dhow ayaaba si hoose ujecel in aad guuldareysatid! 👌

6. Ugu dambeyntii uxulo saaxiibadaada si xikmad leh:

Qaabka ugu fudud ee aad ku noqon karto qof wanaagsan, waa inay naftaada ku hareeray san yihiin dad wanaagsan! 💯

╭┈──────────────
╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤