XOG OGAAL MEDIA🥰
1.48K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH 👇
Download Telegram
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Qofka igu salliya hal mar ilaahay baa ku salliya toban goor.»

Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ﷺ.

صَلُّوا۟ عَلَى ٱلنَّبِیِّ ﷺ ...اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.
@XadiiskaMaanta
HOYGA SHEKOYINKA
Kanalkan Hoyga Shekoyin waa kanal aad ka heli donto Shekoyin isugu jira /Jacayl❤️ /Qosol😁 /Taxane↪️ iyo Qoraalo xiiso badan😘

💫👉. Fadlan JOIN DHEH

Owner👉 @IshwaqAqil_bot

https://www.youtube.com/c/ishwaqAqil?sub_confirmation=1
https://t.me/HoygaShekoyinka
Forwarded from 👳‍♂️ JIILKA WACYIGA👳‍♀ (NASRA🧕)
Walaalayaal sii faafiya

Salaad Cabdullaahi Mukhtaar, wuxu ku nool yahay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Salaad, maanta ayaan ku dhax arkay Magaalada Baardheere, wuxuna ka so jeeda qoys dan yar ah, wuxu ii sheegay ama ila wadaagay inuu tagay Magaalada Muqdisho, si loo caawiyo.

Lkn Isbitaallada iyo Dhakhaatiirta qaar waxay u sheegeen in dalka aan waxba looga qaban karin balse dibedda in si Deg deg ah, loo qaado ayay u sheegeen wuxuuna dib ugu so laabtay Magaalada Baardheere.

Salaad waa wiil 12 sano jir ah, sida aad aragtaan afka ayaa buro ugu taallo muddo dhowr sanno ayuu la xannuunsan yahay wuxu nooga baahan yahay caawin deg deg ah, waa wiil yar oo garab nooga baahan waana rajeyna inaad caawin doontaan.

Kala xiriir: 0613119552
U ogolow naftaada inaad dhacdo Hadana kacdo waayo waaya aragnimadu waxay Timaadaa markaad is barataan dhibaatada

#subax_wangsan_saxpayaal

@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Nabigu (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ma jiro maalmo camal wanaagsan oo la sameeyo looga jacayl badanyahay ilaahay xagiisa tobankan maalmood dhexdooda camalka la sameeyo.” Saxaabadu waxay Nabiga waydiiyeen: Xataa jihaadka ilaahay jidkiisa lagu jihaado! NABIGU wuxuu yidhi: “Haa xataa jihaadka waa ka fadli badantahay, hal nin mooyee ninkaasoo xoolihiisii iyo naftiisiiba goobta la tegay ka dibna aan waxba la soo noqonin.»
Hambalyo hambalyo maalinta calanka somaliyed 26 June 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰

@XOGOGAALcom
Ha raadin qof qurux badan lakin raadi qof ka dhigaya noloshaada qurux

#Arooryo_suban_sxpyaal

@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ruux Muslim ah xalaal uma aha inuu argagax geliyo qof Muslim ah.»

Xadiiska waxa ku sugan inayna bannaanayn in qof Muslim ah la argagax geliyo ama la baqdin geliyo haba ahaato si kaftan ah ama ciyaar ah.

❍Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.

Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Forwarded from TEAM HALGAN (Sagal abdi)
𝙏𝙀𝘼𝙈 Halgan🥰
𝑸𝑨𝒀𝑩𝑻𝑨 𝑳𝑰𝑵𝑲𝒀𝑨𝑫𝑨

ᴅʜɪɪʀɪ ɢᴀʟɪɴᴏ💬
@umu_sulaymaan
@FAAIDOCHANEEL
@mbsdalsanchannel
@ILEYS24
@oNolosha
@XOGOGAALcom
@baraarujiye1
@naftadakukalsoonaw
📝 xɪᴋᴍᴀᴅᴏ ɪʏᴏ sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ🔍
@NAFTEENNA1
@Soyaalkanolosha

📝ʙᴜᴜɢ ɪʏᴏ ϙᴏʀᴍᴏᴏʏɪɴ📚
@murtiiyomaskax

ɪʟᴀ ϙᴏᴤᴏʟ😂
@Qosolxikmadaysan
ᴊᴀᴄᴇʟ❤️
@LAMAANe24h
@HOYGAJACAYLKA
@jaceylqore
@qalbiwacan
🪔 Su'aalo⁉️
@Suaalo_diini_ah
📚Xikmado xul ah💌
@QALINKA24
@GaroGuushaada
💊Caafimaadka💉🩸
@mustaqbalkacaafimaad

~𝑐ℎ𝑎𝑛𝑛𝑒𝑙 𝑘𝑢 𝑑𝑎𝑟𝑖𝑠𝑡𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑤𝑖𝑥𝑖𝑖 𝑓𝑎𝑎ℎ-𝑓𝑎𝑎ℎ𝑖𝑛 𝑎ℎ 𝑘𝑎𝑙𝑎 𝑥𝑎𝑟𝑖𝑖𝑟 @Sagal_cuud🥰

https://t.me/FAAIDOCHANEEL
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Subax wangsan
Qur,aanka oo la dhegeystaa qalbiga ayuu daawo u yahay 🥰🙏
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Muqaalkaan dhageyso ka dibna nola wadaag wixii kaga baxay

@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Nabigu (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ilaahay waxaa u sugnaaday malaa'ig arlada wareegaysa waxay iga soo gaadhsiinayaan xagga ummadayda salaanta.»

Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ﷺ.

صَلُّوا۟ عَلَى ٱلنَّبِیِّ ﷺ ...اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.

📌Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
💚Asc walalayal waxan rajeynaya inaad caafimaad qabtaan dhamantiin
Ayaan tan kanalka wax kuma ana so gud bin insha allah waan rajeynayna
Waan idiin xiisay nabad ku nalada ⚘@XOGOGAALMEDIA
Majiro qof daciif taagdaran ahi balse waxaa jiro qof aan aqoonin
dhinacyada uu
awooda ka leyahay

XOGOGAAL.com
Waligaa dadka dhan kooda wanagsan uga fiiro oo dhankooda xun ha uga fiirsan

Like dhac ku sii 👍

@XOGOGAAL.com
Forwarded from Xadiiska Maanta
Camalada ugu fadliga badan waxaa kamid ah in Salaadda Jamaaco (wadar) lagu tugado.

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Salaadda jamaacada lagu tukadaa way ka fadli badantahay shakhsiga kalida ahi Salaadda uu tukado, waxay ka fadli badantahay todoba iyo labaatan derejo.»

📌Xadiiska sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
Hafsa bintu mohamed🥰🌹
Channel kan waxad ka heli doontaa👍
Xikmado
Dhiirigelin 🌹
Iyo waxyaabo ku xiiso galiya 🥰
https://t.me/Hafsabintumohamed
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Allaha naga dhigo kuwo waajibadka Alle ilaaliya yaa Rabbi