Hadan Ogo Laha Markan TRADINka Bilowga Ahaa Waxan Xooga Saari laha Aqoonta Lacagba Ma radin lahayn👍🏻
❤16👍3🔥1
Waqti waxa Ku soo Mari Doono adkeysigaga iyo Samirkaga la tijaawin Doono Ha u maleynin in nolashu kugu adkaneyso ee Samir 🎉
❤28👍6🔥2👏1