TEAM HALGAN
150 subscribers
4 links
Download Telegram
Channel photo updated
Asc bahdeydii sharetii waa ay inooo soo idlaatey ugu dambeen.

Waxaan idinku wargalinayaa in shareta loo badaley habeen dhamaan channelskana hal mar la isku wada sharegareyn doono .
Shuruudaha KOOXDA HALGAN

____


1: in ugu yaraan channelka waa inuu heestaa 400 iyo wixii kabadan

2:In admin aad ugu dhigta @Sagal_abdi๐ŸŒธ


3: habeenkii 7:00pm markii la soo galiyo ilaa 7:00 subaxnimo wax post
Ah kama dabo keeni kartid.

4: In linkiyadu Ay labo Cisho dhex yaalaan kanaalkaaga, Aadan delete karin, wixii labo maalin ka danbeeya Aday ku jirtaa ama dayso ama tirtir.

5:: In channelka waa inuu heesto 500 iyo wixii ka badan .

6: in channelka barnaamijyada looga hadlo ay yihiin barnaamijyo wax tarleh dhanka anshaxana suuban .

7: Kama maqnaan kartid channelkaada mudo ka badan 1bilood .


Wixii dheeri ah dib ayaa lagaga Soo dari doonaa.


Qof walba waxa Uu leeyahay 3 digniin haduu sedexda qaato, Xeerilaaliyuhu isagoo La tashanaya G. Iyo G. Ku xigeenka wuxu Awood u leeyahay inuu guruubka ka Saaro.

Habeenka isniinta

Xeerilaaliye
@Abdullahi_Shoosh
TEAM HALGAN pinned ยซAsc bahdeydii sharetii waa ay inooo soo idlaatey ugu dambeen. Waxaan idinku wargalinayaa in shareta loo badaley habeen dhamaan channelskana hal mar la isku wada sharegareyn doono .ยป
Qabashada channelska waa ay furantahay 600 ilaa wixii ka sareeyo

๐Ÿฅฐ
TEAM HALGAN pinned ยซTEAM HALGAN ๐Ÿ’ช๐Ÿฅฐ Fadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dheh #jion Jaceyl channels @kabtanhaaraxikmawi @LAMAANe24h @Erayojaceyl23 @Geeraarjacayl @hano_quluuptooda @aadan123 @faalo_jacayl @wadnojacayl Xigmado channels @QALINKA24โ€ฆยป
Waan idin salaamey bahdeydii
Waxn rajenaa inaad wada fiicantihiin

Habeena dhaxdaasa shareta waa naga baaqatey howla soo kor dhay awgood ,Taas ka raali ahaada .

Dhaamaantiin waxan idin sheega groupka teamka waa kaas linkiga hoose jion dhaha , si aad shareta isku wee daarsataan wixii rayi aad qabtaana aad ugu soo gudbisaan .



๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป jion dhaha



https://t.me/TeamHalgann
TEAM HALGAN pinned ยซWaan idin salaamey bahdeydii Waxn rajenaa inaad wada fiicantihiin Habeena dhaxdaasa shareta waa naga baaqatey howla soo kor dhay awgood ,Taas ka raali ahaada . Dhaamaantiin waxan idin sheega groupka teamka waa kaas linkiga hoose jion dhaha , si aad sharetaโ€ฆยป
WARGALIN

CHANNELADA caawa markii shareta la soo galsho lagama bixin karo .

Fadlan sharciga aan wada i laalino
Asc bahdeydii waxaan rajeynaa inaad wada fiicantihiin .

Caawa waa sharetii ayaa la sameynayaa saad ogtihiinba
Somaliduna waxey tiraahdaa โ€œDadaan xeer ka dhaxeen xero kamaa dhaxeyso โ€œ
Sharciga waad wada taqaanaan aan wada ilaalino . Labo digniin kabadan ma jirto teamka waad iskaga baxeysaa la socda .


Hadii ay fariintaan ku soo gaartey subscriber noo soo saar youtubekena. ๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป

https://youtube.com/@OGAALBULSHO?si=hW_GBrPhmOvkvEKy
WARGALIN

Asc bahda team halgan insha alaah maalmaha aan shareta leenahay ee soo socda share ma jiri doonto .

Teamkana update ayaa lagu sameyn doonaa i.a isla socod wanaagsan.
OGAYSIIS

ASC dhamaan bahdeydii waxaan rajeynaa inaad wada fiicantihiin.

Teamka is bedel ku yimid gadoomiyaha waxaad ku badaleysaan gadoomiyaha cusub @Timow1 adminka waa inaad wada saartaan dhamaantiin soo dhaweyn wacan .

Thanks ๐Ÿฅฐ
Fadlan Qof Walba Ee Mesaj kan Arka Adminka Haku warejiyo, @Timow1 Dhamaan Channelska Joined Wuu Dhahay, Qofkii Aan Adminka Warejin Shareta Wey Dhafeysaa..

@Timow1
TEAM HALGAN : Isbadal Ayaa Ku yimid Sida Aan Hore Idiinku Sheegnay, Isbuuca Soo Socda Share Weyno Bilawaneysaa, Cidii Adminka Warejisay Un Baan Share U Sameyneynaa Cidii Aan Warejin Walina Adminka Ha Warejiso Fadlan.

Channel walba Ee Teamka Ka Mid Ah, waan Ku Biiray, Kaliya Adminka Isaar

@Timow1
Fiid Wanagsan Aqyaarta. Malmahaan Sharta Waanka Yara Mashquulnay Cilado Jira Awgeed Sidaa Darted Sherta Waxaan Sameyneynaa Haneenka Jimcaha Soo Galeysa.
Majiraa Kalaan Kamaqan Liiskan.
Intii Adminka Furtay Caawa Sherta Waanu U sameyny,