WE ARE HIRING !!!
30 Position: Sales & Marketing
Location = Hargaysa.
C24 Factory waa warshada soo saarta shampooyada nooyadiisa kala duwan sida , shampooga dharka, ka weelka, iyo shampooga baaburta iyo leebaajooyinka loogu talo galay.
Qualifications:
- Waa in uu heystaa ugu yaraan Shahaado dugsi sare
- Waa in uu leyahay ugu yaraan 1 sano waaya aragnimo
DEADLINE 10 January 2026
📞 63 9075027
📞 65 9997706
#fursadashaqo
#C24factory
#Shaqo
#job

#Fursado_shaqo oo banaan
♦️Goobta: #Hargeysa gaar ahaan xaafadda 150 ka
👉Xarunta #Hodan Beauty Salon & Fashion waxay raadinaysaa 2 boos oo shaqaale ah oo kala ah ;
👉 🔥 Gabadh aqoon iyo khibrad u leh ku shaqaynta #Xinne khamiirka.
👉 🔥 Qof iibiye ah oo alaabaha iyo dharka ku iibiya #online
1: ➡️ #Shuurdaha booska #xinnaha waxa ka mid ah
✅ Gabadh Xinne khamiir ka aqoon buuxda u leh
✅️ Kusoo shaqaysay ugu yaraan 3 Sano.
✅️ ku nool xaafadda 150 ama nawaaxigeeda
--------------------------------------------
2: ➡️ #Shuurdaha booska #Sales & Marketing ka waxa ka mid ah;
✅️ Qof aqoon buuxda u leh iibka iyo suuq-geynta dharka iyo alaabaha
✅️ Ku iibin kara alaabaha iyo dharka qaab online ah ama live.

👀👀 *Fadlan haddii aad buuxinayso shuruudahan oo aad shaqo diyaar u tahay la xidhiidh*;
📞 +252 63 4053304
Ama
#Whatsapp: +252 63 4053304

❤4
https://chat.whatsapp.com/JVsdCMchPkr5jdC1xTF1iz?mode=gi_t
Halkan waxa aad ka heleysaan Alaabaha noocyadooda kala duwan

https://www.tiktok.com/@zimbamarket1?_r=1&_t=ZS-94ec7ePbRMf
ZIMBA MARKET waxa aad ka heleysaan Adeeg hufan, Qiimo macquula iyo Alaabo quality leh nala soo eeg adna wll

❤2
📢 Fursad Tababar Macalinnimo (Teacher Training Diploma) 🎓 *Full scholarship*
🕌 Ascww dhammaan barayaasha iyo dadka xiisaynaya xirfadda macallinnimada.
Waxaa la furay Teacher Training Diploma oo lagu barto:
✅ Offline
✅ Online
📍 Waxaana bixineysa jaamacada FFU
📚 Faa’iidooyinka Barnaamijka:
🔹 Tababar tayo sare leh oo macallinnimo
🔹 Jadwal (Khamiis & Jimce ama maalmo kale)
🔹 Shahaado Diploma ah marka la dhammeeyo
🔹 Fursad aad waxbarashada uga sii wadan karto Heer "Degree"
🎯 Haddii aad diyaar u tahay inaad horumariso xirfaddaada macallinnimo, ku soo biir group-keena:
📲 WhatsApp Group:
https://chat.whatsapp.com/L3XcPH8Cza47XJTdeMXNsr?mode=gi_t
🌟 Mustaqbalkaaga waxbarasho maanta ka bilow!

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Saabsan Fursad Deeq Waxbarasho
(Full Scholarship Diploma Programs)
Xarunta Faa’id Development Center, oo kaashanaysa jaamacadda Frantaz Fanon , waxay si gaar ah ugu bishaareynaysaa dhallinyarada magaalada Hargeysa in ay u diyaarisay fursado deeqo waxbarasho ah oo dhammaystiran (Full Scholarship).
Barnaamijkan waxa xoogga la saarayaa Diploma Programs-ka kala ah:
• Psychology
• Cypersecutiy
• Law
• IT
•Acouting
•Teacher training
Ku soo biir WhatsApp Group-kan:
https://chat.whatsapp.com/Jg1Rix2BwFRBC3AdHJHU9F
Waxa la dhiganayaa Khamiista iyo Jimcaha, sida oo kale waxaa jirta fursad online ah, oo ay kaga faa’idaysankaraan dadka aan Hargeysa joogin.
Waxa kale oo jirta fursad qofku Degree ku heli karo marka uu dhamaysto Diploma-ta uu qaatay.
Fursaddu waa mid xaddidan!
Waxaa Diploma walba la siin doonaa 50 -ka arday ee ugu horreysa ee iska diiwaangelisa xafiiska Faa’id Development Center.
Xafiiska Faa’id Development Center
Xafiisku waxa uu dhanka bidix ka xiga fooqa Badhabadha, waana dabaqa ay hortiisa ka baxaan tagaasida Sayladdu.
Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:
Call & WhatsApp:
063-4078135
4286168
3736272