Sidaynu saadaalinay NFP wuxu kusoo baxay numbers aad u hooseeya, xataa anigu ma filayn inuu ilaa heerkaas hooseyn doono.
-23k π₯
Very bearish for the dollar
Bulish for Gold and risk assets β
-23k π₯
Very bearish for the dollar
Bulish for Gold and risk assets β
π₯3β€1
Abdiqanih7@
https://youtu.be/h47QYP7DfZY?si=dwR2t00Btbk10ieP
Casharkan waa mid aan ugu talagalay asxaabta mentorship ka oo weekgan ayaanu qaadanay.
Wuxu ku saabsan yahay Qaabkaanu ugu diyaar garawnay weekgan NFP ga, iyo sidokale xaalada guud ee suuqa iyo dhanka lacagtu usocoto wakhtigan.
Waxaan jeclaystay inaad idinkuna wax uun oo aqoon ah ka korodhsataan.

β€3
Subax wanaagsan π
iyo mid kamid ah notifications ka aan ugu jeclahay ππ
π€©8β€1
Abdiqanih7@
https://youtu.be/gXN_HI371DA?si=G6m3_sjCBC8U3Ve_
Maanta waa mid ka mid ah maalmaha aan ku filnayn oo keliya inaad ogaato tirada CPI-da.
Suβaasha dhabta ahi waa: Tiradaasi maxay ku samaynaysaa filashada suuqa ee siyaasadda Fed-ka, yields-ka Treasury-ga iyo Dollar-ka? Kadibna sidee ayay arrimahaas ugu gudbayaan Gold iyo guud ahaan suuqa?
Daawo muuqaalkeenii saaka si'aad aad ugusii diyaar garawdid π
Suβaasha dhabta ahi waa: Tiradaasi maxay ku samaynaysaa filashada suuqa ee siyaasadda Fed-ka, yields-ka Treasury-ga iyo Dollar-ka? Kadibna sidee ayay arrimahaas ugu gudbayaan Gold iyo guud ahaan suuqa?
Daawo muuqaalkeenii saaka si'aad aad ugusii diyaar garawdid π
Abdiqanih7@
https://youtu.be/gXN_HI371DA?si=G6m3_sjCBC8U3Ve_
Diyaar garawgeenii saaka ee CPI waxaynu wada falanqaynay Dahabka, waxaanna idinku siiyey trade setup Buy ah, hadii aad qaadateen congratulations. π₯
Postigana Love cas saara π
Postigana Love cas saara π
β€15
Falanqayntan markan samaynayey October 2021 ayay ahayd..
Gold markaas wuxu joogay 1790$ shan sano ayaa kasoo wareegtay, sanadkanna qiimaha Gold wuxu gaadhay 5600$, waa kor ukac waali ah oo kudhowaad 300% ah.
Marka aan falanqayntan samaynayey anigu short term ka ayaan eegayey oo technical analayser ayaan ahaa laakiin wakhtiga fog iyo arimaha dhaqaale toona ma eegayn aqoonna umalahayn aan xataa kuma fekerayn gold oo 6K gaadhaya ayaad arkaysaa π

π€©6π₯1
Labadii week ee lasoo dhaafay waxyaalihii suuqa ka dhacay iyo falanqaymaheenii + Sidookale information ku saabsan Mentroship programm ka SETfx iyo macroecenomic course.
https://youtu.be/SIeRlaI3PD8?si=YGBOwMLZg82nYFzb

YouTube
Natiijada falanqaymaheenii || Mentorship information
Kusoobiir telegram chanelkeena https://t.me/SomaliEasyTradeContact...
β€5
Wasaarada maaliyada ee maraykanka ayaa waxay kordhisay dib u iibsiga bonds-ka muddada dheer.
Tani waxay kordhinaysaa baahida 10Y Treasury bonds ga taasoo taageeraysa qiimaha bonds-ka halka yields-ka ay hoos u dhac ku keenayso.

π₯3
Abdiqanih7@
Wasaarada maaliyada ee maraykanka ayaa waxay kordhisay dib u iibsiga bonds-ka muddada dheer. Tani waxay kordhinaysaa baahida 10Y Treasury bonds ga taasoo taageeraysa qiimaha bonds-ka halka yields-ka ay hoos u dhac ku keenayso.
Yields hoos udhac ayay utahay, that means sidokale hoos udhac lacagta dollarka halka Dahabka ay Bulish utahay.
β€1
Abdiqanih7@
Wasaarada maaliyada ee maraykanka ayaa waxay kordhisay dib u iibsiga bonds-ka muddada dheer. Tani waxay kordhinaysaa baahida 10Y Treasury bonds ga taasoo taageeraysa qiimaha bonds-ka halka yields-ka ay hoos u dhac ku keenayso.
Waatan sababta Gold cirka ugalay islamarkaana aan trade long ah uga qaatay.
US10Y hoos udhac daran ayay samaysay sababtoo ah news ka kor ku xusan.

π₯2β€1
Abdiqanih7@
Mar labaad ayaan ku celinayaa e. " Hadii aanad fahmin Bonds ka ma aad fahmin lacagta" Hadii aanad lacagta fahmina way adagtahay inaad ka ganacsato oo faaiido ka samayso. Trading ku waaka balaadhanyahay Sell iyo Buy iyo chart pattern, waa inaad fahmi kartaaaβ¦
Markale ayaan kuugu celinayaa
"Hadii aand fahmin Bonds ka ma aanad fahmin sida lacagtu ushaqayso"