Sh Muxammad Sh Cumar Dirir
3.81K subscribers
29 photos
1 video
19 files
165 links
فهرس الدروس / TUSMADA CASHARADA
https://t.me/ShMaxamadDirir/1934

هذا الرابط يجمع جميع منصات التواصل الاجتماعي الشيخ:
https://linktr.ee/shdirirofficial
Download Telegram
OGYESIIS Muhiim Ah
Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan dadweynaha ku xidhan baraha bulshada ee Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir in aanu hadda ku wadno dib u habayn iyo qaabayn casri ah, dhamaan casharada si toos ah loogu soo gudbin doono dhammaan boggaga rasmiga ah ee Sheekha.
Mahadsanidiin
Halkan kala soco duruusta sheekha
1. https://www.facebook.com/shdirirofficial/
2. Youtube https://www.youtube.com/@shdirirofficial
3.Tiktok https://www.tiktok.com/@shdirirofficial
4. Instagram https://www.instagram.com/shdirirofficial/
5. Twitter https://x.com/Shdirirofficial
6. Telegram https://t.me/ShMaxamadDirir
10👏1🎉1
Sidee wax loogu bartaa Jaamacada Masjid Nuurul Huda?

https://www.youtube.com/watch?v=03AK9A-v3QE
7👏2👍1
‎Nabigu ﷺ marka uu roobku soo dego wuxuu odhan jiray:
‎«Allaahumma sayyiban naafi‘an»
Waxaa weriyay Al-Bukhaari)
Oo la micna ah:-
‎"Aallow ka dhig roob badan oo waxtar leh."
23👍10