DOC-20221020-WA0005..pdf
113.2 KB
π5β€βπ₯1π₯°1π1π€©1π1π1
Qiimaha Waqtiga.pdf
97.5 KB
β€8π2π1π₯1π₯°1π€©1π1π€1
Sheekada Guusha WhatsApp File Document PDF.....
β Wali maku tidhi naftaadu Noloshu way adag tahay , ma is tidhi guuL ma gaadhi kartid adigoo eegaya Duruufaha sida arxan darada kuuso wajahaya
β ma is tidhi qaad talaabo Dib ma u noqotay adigoo ka cabsanaya guul daro
β Haday jwabtadu tahay "Haa" Kaalay aynu wada akhrisane sheekadan
β Waxa weyi asaasuhu mid kamid ah dadka ugu saamaynta badan aduunka mar aan Fogeyna ahaa Nin sabool ah
β waxana dhib ku ahaa helida nolol Maalmeedkiisa waxaanu ku noola nolol qaxontinimo ahayd,
β FiLe kan Hoose ayaynu kaga HadLi doona Fikrada asaaska WhatsApp
Oo qof Walboo inaga mid ah mobile kiisa Laga Helaayo
Writer : @HassanAbdikadir
πππππππππ

π12π4π₯2β‘1π₯°1π1π€©1π1π1π―1π€1
DOC-20221024-WA0004..pdf
101.1 KB
β€3π2β€βπ₯1π₯1π₯°1π1π1π€©1π1π―1
Area 51 FiLe Document PDF....
β Waxa laga yaaba in dhamanten aynu maqalnay Goobtan loo yiqaano [area 51] Aadka qaarsonida iyo sirta badan.
β Area 51 Waa xarun ciidan sireed ah Oo ku Taala Gudaha Gobolka [ Nivada Ee dalka America πΊπΈ]
Ujeedka loo asaasay waxay ahayd In lagu horumariyo Diyaaradaha dagaalka .
β Sanadki 1954 Wadax waynihii Merecan ka [ Eise Hower ] Ayaa amray in la asaaso goob sir ah lagu tijaabiyo diyaaradaha dagaalka ee wadankaas . " waxanu u doortay Goobtan AREA 51
β Ma jirto Goobtan Qof garanaya Sababta loogu magacaabay Magacan ?!
β Laakiin waxa jirta aragti odhanaysa : goobtan waxay ku dhex taala meel lagu Magacaabo [ Nivada Nuclear Test ]
β Oo aynu kaga HadLi doona MawducaN maanta Akhriste!
Writer : @HassanAbdikadir
ππππππ

π11β€4π₯2π2π₯°1π€©1π1π1π―1
Area 51-1.pdf
128 KB
π9β€4π€©3π₯2π₯°1π1π1π―1
Xaqiiqoyin Kooban Oo ku Saabsan Nibiriga. [ Blue WhaLe ] Document PDF...
β Nibiriga Buluuga Ah Waa Xayawaanka Ugu wayn Ee dhulka Laga helo
β Miisankisa ama culayskiisa waxa lagu qiyaasa ( 200 TON ) Ama (200,000 KG)
β Xuutku Waa xayawaan JeceL Kelinimada iYadoo ay labada Nibiri aya kala fogadan masaafo dhan (1600km)
β Codkiisa Waxa lagu qiyaasay inuu u eegyahay Mohorka Diyaaradaha (Planes)
β Nibiriga Dhedig ayaa ka xajmi wayn Ka Labka , iyadoo 1kii sano ama 2dii sano Mar dhasha
β iLmaha ay dhasho culayskiisu wuxuu gaadha (2.5 Ton) Ama (2500KG)
β Macluumad kooban oo ka balaadhan intaynu soo sheegnay ayaynu kaga hadli doona
Mawducenan Maanta!
ππππππππ

π7π2π2β€1π₯1π₯°1π€©1π―1π€1
Xaqiiqoyin KoobaN Oo Ku Saabsan Nibiriga.pdf
64.5 KB
π₯°6β€2π2π―2π₯1π1π€©1
Astaamo ay gaar La yihiin dadka Guulaysta FiLe Document PDF...
β Waxa Hubaal ah in guushu tahay arin qof kasta jecel yahay inuu gaaro balse waxa lagu kala duwan yahay dariiqa Lagu gaaro !
β Dadka guusha gaadha waa dadka hormudka ah oo lagu daydo ama inta badan Lagu hamiyo in La gaadho marxlada ay ku sugan yihiin
β waxaynu Imika soo qaadan doona 10 Kamid ah Astaamaha ay Leeyihin Dadka Guulaha Gaara , Si aynu inaguna Hayaankoda u qaadno
β Wixii Talo Iyo Waano Ah Igula wadaag πππ
@HassanAbdikadir
β Kusoo Dhawaada Mawduucena Maanta !

β€7π5π₯2π₯°1π1π€―1π€©1π1
DOC-20221208-WA0014..pdf
1.1 MB
β€10π2π₯1π₯°1π€©1π1π1
Xikmado Noloshaada iFtiiminaya FiLe document.pdf
284.6 KB
β€10π3π―2π1π₯°1π€©1π1
Shaybaadhkii ee ay japan ku galaafatay kumanaan qof oo rayid ah
FiLe Document
β Markad maqashid dalka japan waxa ugu horeeya ee maskaxdaada kusoo dhacaya waa inuu yahay dal horumarsan , safafka horena kaga jira dalalka hogaanka u haya technologiyada
β Hore ma u Maqashay sheekada Unuga 731
Waa mid kamid ah baalasha madow ee ay leedahay taariikhda japan
β Shaybaarkan ayaa la asaasay sanadkii 1932 Waxana fikradiisa lahaa ciidanka dalka japan iyadoo laga yagleelay gobolka manchuria
β Wuxuu ahaa Shaybaadh Yoolkiisa ama ujeedkiisy ahaa inuu ku sameeyo dadka laga soo qafaashay dagaalada tijaabooyin ka baxsan Humanity
πππππππ

π7β€1π₯°1π1π€©1π1
Shaybaadhkii_ee_ay_japan_ku_galaafatay_kumanaan_qof_oo_rayid_ah.pdf
273.9 KB
Shaybaadhkii ee ay japan ku galaafatay kumanaan qof oo rayid ah
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
β€5π3π3π€©2π₯°1π1π―1π1π€1
Su'aaLo Muhiim Ah Inaad is Waydiiso Kohor Sanadka 2023 FiLe Document PDF...
β Wax akhrisku waa Furaha Guusha aynu wax kaste ku doonayno akhriste Qodobkaas ayaynu Muhiimada koowaad siin doona
β Hadii ay sanadka intiisii Badnayd Kugu Dhaaftay Adigoon Hal Book Akhrin maxaa diidaya inaadan mar kaLe u Noqon
β Oo aad imika isku Diyaariso Inaad akhrido Buugaag Aad 2023 Ugu Talo GaLayso !
β Si Aynu Guul daradeena U xasuusano Akhriste Waa in aynu marka ay inagu dhacayso Aynu Qornaa ! {Note}
β Ku Qurxi Naftaada Akhriste Xirfadaha Iyo Wax Akhriska
β " Aqoonya aad naftaada u leedahay kaga kalsoonow amaanta ay dadku ku amanayan Akhriste "

π8β€2π₯°2π1π€1
Su'aaLo_Muhiim_Ah_In_Aynu_Nafteena_Waydiino_Kohor_Sanadka_2023_!.pdf
354.1 KB
Su'aaLo Ay Muhiim Tahay Inaad Is Waydiiso Kohor Sanadka 2023
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
π10β€6π2β1π₯1π1π€©1π1π€1
Dooro Options ka Hoose, Intan keebaan Warbixin ama Document Idinka Soo Diyaariyaa ?
Anonymous Poll
23%
Waxyaabo diLaya Sharaftaada Dadka ku dhex leedahay !
35%
Sidee ugu guuLaysan Kartaa waxbarashadaada !
6%
KaLa duwanaanshaha Shakhsiyadaha !
23%
Sideed ku Noqon kartaa Aqoonyahan !
13%
Lacagta Digitalka ah ee Bitcoin !
β€11π7π₯°1π1π€―1π€©1π―1π€1
Sideed Ugu Fiicnaan Kartaa Waxbarashada FiLe Document PDF.
β Waxbarashadu waxay kamid tahay waxyaabaha asaasiga u ah Hab nololeedka umadaha.
β Si kastoo loogu kala duwan yahay nidaamyada wax loo barto, hadana waxa la isku waafaqsan yahay inaanay jirin bulsho ka maarmi karta tacliinta.
β Markaad akhrinayso mawduucan waxaad niyada ku haysaa in tacliintu ay tahay wado lasii maro balse anay ahayn hadaf la gaadho.
β Halkan waxaynu kusoo qaadanayna manta talaaboyin la xaqiijiyay inay ka cawiyan sidaad ku noqon lahayd arday ku wanagsan waxbarashada.
β "Link Gan Copy dheh Oo la wadaag Asxaabtada."
Https://t.me/PostFiles

π8π₯°6β€2π1π1π―1π1π€1
Sideed Ugu Fiicnaan Kartaa Waxbarashada. Sirta Guusha.pdf
315.3 KB
π9β€7π2π₯1π₯°1π1π1π€1
5 Waxyaabod Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku Dhex Leedahay FiLe Document.
β Waxa jira qaladaad guud oo aynu dhamaanten samayno kuwaas oo si qunyar u baabiiya qadarinta ay dadku inoo hayaan.
β Qadarinta iyo ixtiraamka dadka maaha mid lagu helo maalmo gudahod , balse waa kasbasho.
β inaad kasbataana waxay u baahan tahay shaqo adag iyo samir.
β Ficiladan aan kuu sheegayo ood samaysa waxa hubaal ah inay ka dhigayso qof ay dadku aad u qadariyan.
β FG: " Mar kaste oo uu akhriskaagu bato waa mar kastoo aad wax curin karto ugana doodi karto si cilmiyaysan" .
πππππ

β€2π2π₯°2π₯1π1π€1
5 Waxyaabood Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku Dhex Leedahay.pdf
471.5 KB
5 Waxyaabood Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku dhex Leedahay.
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
π4β€3π₯°2π1π1π―1π€1
Sidee U Yarayn Kartaa sticmaalka Badan Ee Mobile ka. FiLe Document
β mobiladu wxay noloshena ka noqden wax muhiim ah heer aanay marnaba ka faaruqin gacanteena
β waqtiga ugu saamaynta xun yahay waa marka laso tooso iyo marka lasi seexanayo
β mawduucan waxaan kusoo gudbinaya 5 Tallaaboyin aad iskaga yarayn karto isticmalka mobile ka
β Kaas oo saamayn xun ku leh caafimaadkaga, Dedaalkaga, iyo wax-qabadkaaga maaliLaha ah.
Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:

π7π2β€1π₯1π1