Post Files πŸ“–
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
● @PostFiles
πŸ‘‰waa Madal Aqooneed πŸ“š

● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


● Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Waa Maxay Waqti FiLe Document PDF...

● Waqtigu waa Hal-Xidhaale aad u adag oo iLaa hada la fahmin

● Waqtigu waa waxa ugu badan ee Culimada Physics ku Ku Mashqulen

● Time and Relativity waa waxa ugu wayn Ee lagu xasuusto Albert Einstein

● Micnaha Guud ee Fikrada Einstein waa in aanu waqtigu isku mid ahayn

● Oo markaynu leenahay waqti aynu eegayno xaalada uu ku sugan yahay shayga laga hadlaayo

● wuxuu Leeyahay Einstein waqtigu isku mid uma aha qof taagan iyo qof socda
● Markaste uu xawaaruhu kordho waxa Yaraada waqtiga E=mc2 .. Halkan ayay ka timid fikrada Albert

● Ugu danbaynta Akhriste Cilmiga iLaahay ayaa oG waqtiguna waa Hal xidhale aad u adag oo u baahan in aad looga fikiro Awooda Rabigii abuuray

Ω‚Ψ§Ω„ ΨͺΨΉΨ§Ω„Ω‰ ( ΩˆΩ…Ψ§ أوΨͺيΨͺΩ… Ω…Ω† Ψ§Ω„ΨΉΩ„Ω… Ψ§Ω„Ω‰ Ω‚Ω„ΩŠΩ„Ψ§ )
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘7❀4πŸ₯°3πŸ”₯1πŸ‘1🀩1πŸ˜‡1
DOC-20221020-WA0005..pdf
113.2 KB
Waa Maxay Waqti.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘5❀‍πŸ”₯1πŸ₯°1πŸŽ‰1🀩1😍1πŸ˜‡1
Qiimaha Waqtiga.pdf
97.5 KB
Qiimaha Waqtiga.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀8πŸ‘2πŸ‘1πŸ”₯1πŸ₯°1🀩1😍1πŸ€—1
Sheekada Guusha WhatsApp File Document PDF.....

● Wali maku tidhi naftaadu Noloshu way adag tahay , ma is tidhi guuL ma gaadhi kartid adigoo eegaya Duruufaha sida arxan darada kuuso wajahaya

● ma is tidhi qaad talaabo Dib ma u noqotay adigoo ka cabsanaya guul daro

● Haday jwabtadu tahay "Haa" Kaalay aynu wada akhrisane sheekadan

● Waxa weyi asaasuhu mid kamid ah dadka ugu saamaynta badan aduunka mar aan Fogeyna ahaa Nin sabool ah

● waxana dhib ku ahaa helida nolol Maalmeedkiisa waxaanu ku noola nolol qaxontinimo ahayd,

● FiLe kan Hoose ayaynu kaga HadLi doona Fikrada asaaska WhatsApp
Oo qof Walboo inaga mid ah mobile kiisa Laga Helaayo

Writer : @HassanAbdikadir

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘12πŸ‘4πŸ”₯2⚑1πŸ₯°1πŸŽ‰1🀩1πŸ™1😍1πŸ’―1πŸ€—1
DOC-20221024-WA0004..pdf
101.1 KB
Sheekada Guusha WhatsApp.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀3πŸ‘2❀‍πŸ”₯1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ‘1πŸŽ‰1🀩1😍1πŸ’―1
Area 51 FiLe Document PDF....

● Waxa laga yaaba in dhamanten aynu maqalnay Goobtan loo yiqaano [area 51] Aadka qaarsonida iyo sirta badan.

● Area 51 Waa xarun ciidan sireed ah Oo ku Taala Gudaha Gobolka [ Nivada Ee dalka America πŸ‡ΊπŸ‡Έ]
Ujeedka loo asaasay waxay ahayd In lagu horumariyo Diyaaradaha dagaalka .

● Sanadki 1954 Wadax waynihii Merecan ka [ Eise Hower ] Ayaa amray in la asaaso goob sir ah lagu tijaabiyo diyaaradaha dagaalka ee wadankaas . " waxanu u doortay Goobtan AREA 51

● Ma jirto Goobtan Qof garanaya Sababta loogu magacaabay Magacan ?!

● Laakiin waxa jirta aragti odhanaysa : goobtan waxay ku dhex taala meel lagu Magacaabo [ Nivada Nuclear Test ]

● Oo aynu kaga HadLi doona MawducaN maanta Akhriste!

Writer : @HassanAbdikadir

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘11❀4πŸ”₯2πŸ‘2πŸ₯°1🀩1πŸ™1😍1πŸ’―1
Area 51-1.pdf
128 KB
Area 51.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘9❀4🀩3πŸ”₯2πŸ₯°1πŸ‘1😍1πŸ’―1
Xaqiiqoyin Kooban Oo ku Saabsan Nibiriga. [ Blue WhaLe ] Document PDF...

● Nibiriga Buluuga Ah Waa Xayawaanka Ugu wayn Ee dhulka Laga helo

● Miisankisa ama culayskiisa waxa lagu qiyaasa ( 200 TON ) Ama (200,000 KG)

● Xuutku Waa xayawaan JeceL Kelinimada iYadoo ay labada Nibiri aya kala fogadan masaafo dhan (1600km)

● Codkiisa Waxa lagu qiyaasay inuu u eegyahay Mohorka Diyaaradaha (Planes)

● Nibiriga Dhedig ayaa ka xajmi wayn Ka Labka , iyadoo 1kii sano ama 2dii sano Mar dhasha

● iLmaha ay dhasho culayskiisu wuxuu gaadha (2.5 Ton) Ama (2500KG)

● Macluumad kooban oo ka balaadhan intaynu soo sheegnay ayaynu kaga hadli doona
Mawducenan Maanta!

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘7😍2πŸ˜‡2❀1πŸ”₯1πŸ₯°1🀩1πŸ’―1πŸ€—1
Xaqiiqoyin KoobaN Oo Ku Saabsan Nibiriga.pdf
64.5 KB
Xaqiiqoyin KoobaN oo Ku Saabsan Nibiriga.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ₯°6❀2πŸ‘2πŸ’―2πŸ”₯1πŸ‘1🀩1
Astaamo ay gaar La yihiin dadka Guulaysta FiLe Document PDF...

● Waxa Hubaal ah in guushu tahay arin qof kasta jecel yahay inuu gaaro balse waxa lagu kala duwan yahay dariiqa Lagu gaaro !

● Dadka guusha gaadha waa dadka hormudka ah oo lagu daydo ama inta badan Lagu hamiyo in La gaadho marxlada ay ku sugan yihiin

● waxaynu Imika soo qaadan doona 10 Kamid ah Astaamaha ay Leeyihin Dadka Guulaha Gaara , Si aynu inaguna Hayaankoda u qaadno

● Wixii Talo Iyo Waano Ah Igula wadaag πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
@HassanAbdikadir

● Kusoo Dhawaada Mawduucena Maanta !
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀7πŸ‘5πŸ”₯2πŸ₯°1πŸ‘1🀯1🀩1😍1
DOC-20221208-WA0014..pdf
1.1 MB
Astaamo Ay Gaar La Yihiin Dadka Guulaysta

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀10πŸ‘2πŸ”₯1πŸ₯°1🀩1πŸ™1😍1
Xikmado Noloshaada iFtiiminaya FiLe document.pdf
284.6 KB
Xikmado Noloshaada iftiiminaya

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀10πŸ‘3πŸ’―2πŸ‘1πŸ₯°1🀩1😍1
Shaybaadhkii ee ay japan ku galaafatay kumanaan qof oo rayid ah
FiLe Document

● Markad maqashid dalka japan waxa ugu horeeya ee maskaxdaada kusoo dhacaya waa inuu yahay dal horumarsan , safafka horena kaga jira dalalka hogaanka u haya technologiyada

● Hore ma u Maqashay sheekada Unuga 731
Waa mid kamid ah baalasha madow ee ay leedahay taariikhda japan

● Shaybaarkan ayaa la asaasay sanadkii 1932 Waxana fikradiisa lahaa ciidanka dalka japan iyadoo laga yagleelay gobolka manchuria

● Wuxuu ahaa Shaybaadh Yoolkiisa ama ujeedkiisy ahaa inuu ku sameeyo dadka laga soo qafaashay dagaalada tijaabooyin ka baxsan Humanity

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘7❀1πŸ₯°1πŸ‘1🀩1πŸ†1
Shaybaadhkii_ee_ay_japan_ku_galaafatay_kumanaan_qof_oo_rayid_ah.pdf
273.9 KB
Shaybaadhkii ee ay japan ku galaafatay kumanaan qof oo rayid ah

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀5πŸ‘3πŸ‘3🀩2πŸ₯°1😍1πŸ’―1πŸ†1πŸ€—1
Su'aaLo Muhiim Ah Inaad is Waydiiso Kohor Sanadka 2023 FiLe Document PDF...

● Wax akhrisku waa Furaha Guusha aynu wax kaste ku doonayno akhriste Qodobkaas ayaynu Muhiimada koowaad siin doona

● Hadii ay sanadka intiisii Badnayd Kugu Dhaaftay Adigoon Hal Book Akhrin maxaa diidaya inaadan mar kaLe u Noqon

● Oo aad imika isku Diyaariso Inaad akhrido Buugaag Aad 2023 Ugu Talo GaLayso !

● Si Aynu Guul daradeena U xasuusano Akhriste Waa in aynu marka ay inagu dhacayso Aynu Qornaa ! {Note}

● Ku Qurxi Naftaada Akhriste Xirfadaha Iyo Wax Akhriska

● " Aqoonya aad naftaada u leedahay kaga kalsoonow amaanta ay dadku ku amanayan Akhriste "

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘8❀2πŸ₯°2πŸ˜‡1πŸ€—1
Su'aaLo_Muhiim_Ah_In_Aynu_Nafteena_Waydiino_Kohor_Sanadka_2023_!.pdf
354.1 KB
Su'aaLo Ay Muhiim Tahay Inaad Is Waydiiso Kohor Sanadka 2023

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘10❀6πŸ‘2✍1πŸ”₯1😁1🀩1😍1πŸ€—1
❀11πŸ‘7πŸ₯°1πŸ‘1🀯1🀩1πŸ’―1πŸ€—1
Sideed Ugu Fiicnaan Kartaa Waxbarashada FiLe Document PDF.

● Waxbarashadu waxay kamid tahay waxyaabaha asaasiga u ah Hab nololeedka umadaha.

● Si kastoo loogu kala duwan yahay nidaamyada wax loo barto, hadana waxa la isku waafaqsan yahay inaanay jirin bulsho ka maarmi karta tacliinta.

● Markaad akhrinayso mawduucan waxaad niyada ku haysaa in tacliintu ay tahay wado lasii maro balse anay ahayn hadaf la gaadho.

● Halkan waxaynu kusoo qaadanayna manta talaaboyin la xaqiijiyay inay ka cawiyan sidaad ku noqon lahayd arday ku wanagsan waxbarashada.

● "Link Gan Copy dheh Oo la wadaag Asxaabtada."
Https://t.me/PostFiles

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘8πŸ₯°6❀2πŸ‘1😁1πŸ’―1πŸ˜‡1πŸ€—1
Sideed Ugu Fiicnaan Kartaa Waxbarashada. Sirta Guusha.pdf
315.3 KB
Sideed Ugu Fiicnaan kartaa Waxbarashada.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘9❀7πŸ‘2πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ™1πŸ˜‡1πŸ€—1
5 Waxyaabod Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku Dhex Leedahay FiLe Document.

● Waxa jira qaladaad guud oo aynu dhamaanten samayno kuwaas oo si qunyar u baabiiya qadarinta ay dadku inoo hayaan.

● Qadarinta iyo ixtiraamka dadka maaha mid lagu helo maalmo gudahod , balse waa kasbasho.

● inaad kasbataana waxay u baahan tahay shaqo adag iyo samir.

● Ficiladan aan kuu sheegayo ood samaysa waxa hubaal ah inay ka dhigayso qof ay dadku aad u qadariyan.

● FG: " Mar kaste oo uu akhriskaagu bato waa mar kastoo aad wax curin karto ugana doodi karto si cilmiyaysan" .

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀2πŸ‘2πŸ₯°2πŸ”₯1πŸ‘1πŸ€—1
5 Waxyaabood Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku Dhex Leedahay.pdf
471.5 KB
5 Waxyaabood Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku dhex Leedahay.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘4❀3πŸ₯°2πŸ‘1πŸ™1πŸ’―1πŸ€—1