Antibiotics.docx.pdf
115 KB
Khatarta aanad ogayn ay leedahay daawada Antibiotics.pdf
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
π8π₯2β‘1π₯°1π€©1π1
Sheekada guusha Google File Document PDF......
β Hadi an su'aaL ku waydiyo Akhriste, maanta intee jeer ayad isticmashay Aalada wax laga baaro ee Google. Intee jeer aad ka baartay arin kugu adkatay xalintedu
β Dabcan waa hubaaL inay jawabtadu tahay "Haa" Sababto ah way adag tahay inay inaso marto maalin inagoon adeegsan mid kamid ah Aaladaha Google
β Casharka ugu wayn eynu ka baranayno Sheekadan ayaa ah Akhriste :
β " In bilowga wadada Guushu ay tahay mid aad u adag wajahaysid jees_Jees iyo dhayalsi
Laakin dhamadka waa ka ku ilowsinaya Rafaadki iyo dhibkii aad soo martay Bilowgi "
β Hadaba fiLe kan hoose ayaynu kaga Hadli doona sheekada Guusheda , Qaabka loo asaasay , iyo waliba Fikradii ka danbaysay ikhtiraaceda ....
πππππππ

π6β€4π₯°4π€©1π1π1
Sheekada Guusha Google.pdf
140.2 KB
β€2β€βπ₯1π1π₯1π₯°1π1π―1
Google Search...
β Waxa lagu qiyaasa 1kii Second waxa laga baadho Google (63,000)
Oo baadhitan
β Taaso ΓΉ dhiganta (2.8 Million) Baadhitaan Daqiiqadi
β Hadii aynu si Kale u dhahno waxa lagu qiyaasa raadinta ama wax ka baadhida Google ee malinlaha ah
(5.6 Billion) oo baadhitan
β oo u dhiganta 10 meelood 9 kamid ah Tirada Aadamaha ku nool aduunka waqti xaadirkan
Researcher Post FiLes :
@HassanAbdikadir

π4β€1π₯1π₯°1π1π€©1π1π€1
Sheekada Guusha Netflix Files Document PDF....
β Ujeedka Aynu ka Leenahay Mawducyada Noocan oo kale ah waxa weeyi in Afkaarta ay xambaarsan yihiin Ay tusaale iyo dhiiri-Galin u noqoto Qof walboo Hadaf leh
β Kaalinta Ganacsi Ay ku jirTo NETFLIX Marka la eego Aduunka Kaalinta 79 Ee soo saarKa Aflaamta
β Waxay ku fadhidaa Miisaniyad Lacag dhan 41 Billion Tirakoobki u danbeeyay Ee 2022
β Saacadaha daawashada Filimaanta Ay soo SaarTo Bishii 100 Billion Hours Per Month
β Hadaba intaa Aynu soo sheegnay Iyo macluumad ka baLaadhan Ayaynu kaga hadli Doona mawducena maanta
β Sida Qisada Asaaskeda , iyo sidoo kale sida ay suuqa caalamka Gabi ahaanba u QabsataY
Ayaynu ku Eegi doona File Kan Hoose
ππππππππ

β€8π3β1π₯°1
NETFLIX.pdf
147.8 KB
β€4π₯°2π―2π₯1π1
Waa Maxay Waqti FiLe Document PDF...
β Waqtigu waa Hal-Xidhaale aad u adag oo iLaa hada la fahmin
β Waqtigu waa waxa ugu badan ee Culimada Physics ku Ku Mashqulen
β Time and Relativity waa waxa ugu wayn Ee lagu xasuusto Albert Einstein
β Micnaha Guud ee Fikrada Einstein waa in aanu waqtigu isku mid ahayn
β Oo markaynu leenahay waqti aynu eegayno xaalada uu ku sugan yahay shayga laga hadlaayo
β wuxuu Leeyahay Einstein waqtigu isku mid uma aha qof taagan iyo qof socda
β Markaste uu xawaaruhu kordho waxa Yaraada waqtiga E=mc2 .. Halkan ayay ka timid fikrada Albert
β Ugu danbaynta Akhriste Cilmiga iLaahay ayaa oG waqtiguna waa Hal xidhale aad u adag oo u baahan in aad looga fikiro Awooda Rabigii abuuray
ΩΨ§Ω ΨͺΨΉΨ§ΩΩ ( ΩΩ Ψ§ Ψ£ΩΨͺΩΨͺΩ Ω Ω Ψ§ΩΨΉΩΩ Ψ§ΩΩ ΩΩΩΩΨ§ )
ππππππ

π7β€4π₯°3π₯1π1π€©1π1
DOC-20221020-WA0005..pdf
113.2 KB
π5β€βπ₯1π₯°1π1π€©1π1π1
Qiimaha Waqtiga.pdf
97.5 KB
β€8π2π1π₯1π₯°1π€©1π1π€1
Sheekada Guusha WhatsApp File Document PDF.....
β Wali maku tidhi naftaadu Noloshu way adag tahay , ma is tidhi guuL ma gaadhi kartid adigoo eegaya Duruufaha sida arxan darada kuuso wajahaya
β ma is tidhi qaad talaabo Dib ma u noqotay adigoo ka cabsanaya guul daro
β Haday jwabtadu tahay "Haa" Kaalay aynu wada akhrisane sheekadan
β Waxa weyi asaasuhu mid kamid ah dadka ugu saamaynta badan aduunka mar aan Fogeyna ahaa Nin sabool ah
β waxana dhib ku ahaa helida nolol Maalmeedkiisa waxaanu ku noola nolol qaxontinimo ahayd,
β FiLe kan Hoose ayaynu kaga HadLi doona Fikrada asaaska WhatsApp
Oo qof Walboo inaga mid ah mobile kiisa Laga Helaayo
Writer : @HassanAbdikadir
πππππππππ

π12π4π₯2β‘1π₯°1π1π€©1π1π1π―1π€1
DOC-20221024-WA0004..pdf
101.1 KB
β€3π2β€βπ₯1π₯1π₯°1π1π1π€©1π1π―1
Area 51 FiLe Document PDF....
β Waxa laga yaaba in dhamanten aynu maqalnay Goobtan loo yiqaano [area 51] Aadka qaarsonida iyo sirta badan.
β Area 51 Waa xarun ciidan sireed ah Oo ku Taala Gudaha Gobolka [ Nivada Ee dalka America πΊπΈ]
Ujeedka loo asaasay waxay ahayd In lagu horumariyo Diyaaradaha dagaalka .
β Sanadki 1954 Wadax waynihii Merecan ka [ Eise Hower ] Ayaa amray in la asaaso goob sir ah lagu tijaabiyo diyaaradaha dagaalka ee wadankaas . " waxanu u doortay Goobtan AREA 51
β Ma jirto Goobtan Qof garanaya Sababta loogu magacaabay Magacan ?!
β Laakiin waxa jirta aragti odhanaysa : goobtan waxay ku dhex taala meel lagu Magacaabo [ Nivada Nuclear Test ]
β Oo aynu kaga HadLi doona MawducaN maanta Akhriste!

π11β€4π₯2π2π₯°1π€©1π1π1π―1
Area 51-1.pdf
128 KB
π9β€4π€©3π₯2π₯°1π1π1π―1
Xaqiiqoyin Kooban Oo ku Saabsan Nibiriga. [ Blue WhaLe ] Document PDF...
β Nibiriga Buluuga Ah Waa Xayawaanka Ugu wayn Ee dhulka Laga helo
β Miisankisa ama culayskiisa waxa lagu qiyaasa ( 200 TON ) Ama (200,000 KG)
β Xuutku Waa xayawaan JeceL Kelinimada iYadoo ay labada Nibiri aya kala fogadan masaafo dhan (1600km)
β Codkiisa Waxa lagu qiyaasay inuu u eegyahay Mohorka Diyaaradaha (Planes)
β Nibiriga Dhedig ayaa ka xajmi wayn Ka Labka , iyadoo 1kii sano ama 2dii sano Mar dhasha
β iLmaha ay dhasho culayskiisu wuxuu gaadha (2.5 Ton) Ama (2500KG)
β Macluumad kooban oo ka balaadhan intaynu soo sheegnay ayaynu kaga hadli doona
Mawducenan Maanta!

π7π2π2β€1π₯1π₯°1π€©1π―1π€1
Xaqiiqoyin KoobaN Oo Ku Saabsan Nibiriga.pdf
64.5 KB
π₯°6β€2π2π―2π₯1π1π€©1
Astaamo ay gaar La yihiin dadka Guulaysta FiLe Document PDF...
β Waxa Hubaal ah in guushu tahay arin qof kasta jecel yahay inuu gaaro balse waxa lagu kala duwan yahay dariiqa Lagu gaaro !
β Dadka guusha gaadha waa dadka hormudka ah oo lagu daydo ama inta badan Lagu hamiyo in La gaadho marxlada ay ku sugan yihiin
β waxaynu Imika soo qaadan doona 10 Kamid ah Astaamaha ay Leeyihin Dadka Guulaha Gaara , Si aynu inaguna Hayaankoda u qaadno
β Wixii Talo Iyo Waano Ah Igula wadaag πππ
@HassanAbdikadir
β Kusoo Dhawaada Mawduucena Maanta !

β€7π5π₯2π₯°1π1π€―1π€©1π1
DOC-20221208-WA0014..pdf
1.1 MB
β€10π2π₯1π₯°1π€©1π1π1
Xikmado Noloshaada iFtiiminaya FiLe document.pdf
284.6 KB
β€10π3π―2π1π₯°1π€©1π1
Shaybaadhkii ee ay japan ku galaafatay kumanaan qof oo rayid ah
FiLe Document
β Markad maqashid dalka japan waxa ugu horeeya ee maskaxdaada kusoo dhacaya waa inuu yahay dal horumarsan , safafka horena kaga jira dalalka hogaanka u haya technologiyada
β Hore ma u Maqashay sheekada Unuga 731
Waa mid kamid ah baalasha madow ee ay leedahay taariikhda japan
β Shaybaarkan ayaa la asaasay sanadkii 1932 Waxana fikradiisa lahaa ciidanka dalka japan iyadoo laga yagleelay gobolka manchuria
β Wuxuu ahaa Shaybaadh Yoolkiisa ama ujeedkiisy ahaa inuu ku sameeyo dadka laga soo qafaashay dagaalada tijaabooyin ka baxsan Humanity

π7β€1π₯°1π1π€©1π1
Shaybaadhkii_ee_ay_japan_ku_galaafatay_kumanaan_qof_oo_rayid_ah.pdf
273.9 KB
Shaybaadhkii ee ay japan ku galaafatay kumanaan qof oo rayid ah
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
β€5π3π3π€©2π₯°1π1π―1π1π€1
Su'aaLo Muhiim Ah Inaad is Waydiiso Kohor Sanadka 2023 FiLe Document PDF...
β Wax akhrisku waa Furaha Guusha aynu wax kaste ku doonayno akhriste Qodobkaas ayaynu Muhiimada koowaad siin doona
β Hadii ay sanadka intiisii Badnayd Kugu Dhaaftay Adigoon Hal Book Akhrin maxaa diidaya inaadan mar kaLe u Noqon
β Oo aad imika isku Diyaariso Inaad akhrido Buugaag Aad 2023 Ugu Talo GaLayso !
β Si Aynu Guul daradeena U xasuusano Akhriste Waa in aynu marka ay inagu dhacayso Aynu Qornaa ! {Note}
β Ku Qurxi Naftaada Akhriste Xirfadaha Iyo Wax Akhriska
β " Aqoonya aad naftaada u leedahay kaga kalsoonow amaanta ay dadku ku amanayan Akhriste "

π8β€2π₯°2π1π€1