Fahad Yaasiin.pdf
115.2 KB
π9π₯1π₯°1π1π1
Vikings || File Document PDF....
β Waxa Lagu tiriya inay yihiin dadyawgii ugu halista badnaa abid taariikhda
β badana dadyawgii ku noola aduunka kama magan helin arxan daradooda gaar ahaan Europe
β xagaaga waxay ahaye beeralay halka jiLaalka ama qaboobaha isku badali jireen wuxuush dhiiga u ooman
β Qisadeenan maanta akhriste waxaynu kaga hadli doona dadyawgi uga yaabka badnaa uguna halista badnaa taariikhda
β dad aysan Noole iyo dugaag ka magan Helin
β Waxaynu ka hadlaynaa qoomku la Odhan Jiray VIKINGS inagoo ogaan doona sida ay ku bilowdeen iyo sida ay ku dabar Go'een Ba
πππππππ

π10β€βπ₯1π₯1π₯°1π1
Vikings.pdf
174.7 KB
π10β€2β€βπ₯1π₯1π₯°1π1π1
B2 stealth bomber Ayaa Ah Diyaarada ugu Qaalisan abid ee La sameeyay
β Diyaaradan oo ah mid military ayaa waxa samaystay dalka Merecan ka
β Diyaaradan ayaa u samaysan qaab aynay dareemi karin Rothersthorpe iyo nidamyada difaaca hawada sare
β waxaynay qaadi kartaa hubka caadiga ah iyo hubka Nuclear ka labadaba
β qiimaha diyaaradan ayaa ah 2.1 Billions oo Dollar ka Merecan ka
Researcher Post FiLes: @HassanAbdikadir
Https://t.me/PostFiles

π7π₯2β€1π₯°1π1π€1
Khatarta aanad ogayn ee ay Leedahay Daawada Antibiotica ah File Document PDF...
β hadii an su'aal ku waydiyo akhriste intee jeer ayad cuntay daawo antibiotica Adigoo uusan wax dhakhtar ahi kuu qorin
β Antibiotica waxa lagu tiriya inu yahay mid kamid ah dawoyinki ugu muhimsana ee abid aadamuhu uu sameeyay
β sanadkii 1929 bishii 6aad ayuu science yahankii Lagu magacabi jiRay Alexander Fleming awood u yeeshay inu ikhriraaco dawadan
β Marka aynu ka Nimadno Faa'idoyinka ay leedahay daawadani , Dhan Khatar ah Ma leedahay ? Dabcan Haa !
β sanadki 2014 Hayada cafimadka adunka "WHO" daabacday Xog aruurin ku saabsan khatarta ay sababto bacteria taaso jidhka ka caabisa dawada antibiotica
Xogtan waxa laga soo uruuriyay ku dhawaad 114 Dal
β Hadana sidaso ay tahay akhriste dalalka dhaca africa uu ugu horeeyo dalkeenu
Waxa dhacda daawo ka kooban 15 Box Loogu talo galay inu qofku wada ibsado in tafaariiq loo ibiyo oo Xabad iyo laba xababa laga ibiyo
MawduucaN akhriso

π8β€2β€βπ₯1π₯°1π1π―1π€1
Antibiotics.docx.pdf
115 KB
Khatarta aanad ogayn ay leedahay daawada Antibiotics.pdf
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
π8π₯2β‘1π₯°1π€©1π1
Sheekada guusha Google File Document PDF......
β Hadi an su'aaL ku waydiyo Akhriste, maanta intee jeer ayad isticmashay Aalada wax laga baaro ee Google. Intee jeer aad ka baartay arin kugu adkatay xalintedu
β Dabcan waa hubaaL inay jawabtadu tahay "Haa" Sababto ah way adag tahay inay inaso marto maalin inagoon adeegsan mid kamid ah Aaladaha Google
β Casharka ugu wayn eynu ka baranayno Sheekadan ayaa ah Akhriste :
β " In bilowga wadada Guushu ay tahay mid aad u adag wajahaysid jees_Jees iyo dhayalsi
Laakin dhamadka waa ka ku ilowsinaya Rafaadki iyo dhibkii aad soo martay Bilowgi "
β Hadaba fiLe kan hoose ayaynu kaga Hadli doona sheekada Guusheda , Qaabka loo asaasay , iyo waliba Fikradii ka danbaysay ikhtiraaceda ....

π6β€4π₯°4π€©1π1π1
Sheekada Guusha Google.pdf
140.2 KB
β€2β€βπ₯1π1π₯1π₯°1π1π―1
Google Search...
β Waxa lagu qiyaasa 1kii Second waxa laga baadho Google (63,000)
Oo baadhitan
β Taaso ΓΉ dhiganta (2.8 Million) Baadhitaan Daqiiqadi
β Hadii aynu si Kale u dhahno waxa lagu qiyaasa raadinta ama wax ka baadhida Google ee malinlaha ah
(5.6 Billion) oo baadhitan
β oo u dhiganta 10 meelood 9 kamid ah Tirada Aadamaha ku nool aduunka waqti xaadirkan
Researcher Post FiLes :
@HassanAbdikadir

π4β€1π₯1π₯°1π1π€©1π1π€1
Sheekada Guusha Netflix Files Document PDF....
β Ujeedka Aynu ka Leenahay Mawducyada Noocan oo kale ah waxa weeyi in Afkaarta ay xambaarsan yihiin Ay tusaale iyo dhiiri-Galin u noqoto Qof walboo Hadaf leh
β Kaalinta Ganacsi Ay ku jirTo NETFLIX Marka la eego Aduunka Kaalinta 79 Ee soo saarKa Aflaamta
β Waxay ku fadhidaa Miisaniyad Lacag dhan 41 Billion Tirakoobki u danbeeyay Ee 2022
β Saacadaha daawashada Filimaanta Ay soo SaarTo Bishii 100 Billion Hours Per Month
β Hadaba intaa Aynu soo sheegnay Iyo macluumad ka baLaadhan Ayaynu kaga hadli Doona mawducena maanta
β Sida Qisada Asaaskeda , iyo sidoo kale sida ay suuqa caalamka Gabi ahaanba u QabsataY
Ayaynu ku Eegi doona File Kan Hoose
ππππππππ

β€8π3β1π₯°1
NETFLIX.pdf
147.8 KB
β€4π₯°2π―2π₯1π1
Waa Maxay Waqti FiLe Document PDF...
β Waqtigu waa Hal-Xidhaale aad u adag oo iLaa hada la fahmin
β Waqtigu waa waxa ugu badan ee Culimada Physics ku Ku Mashqulen
β Time and Relativity waa waxa ugu wayn Ee lagu xasuusto Albert Einstein
β Micnaha Guud ee Fikrada Einstein waa in aanu waqtigu isku mid ahayn
β Oo markaynu leenahay waqti aynu eegayno xaalada uu ku sugan yahay shayga laga hadlaayo
β wuxuu Leeyahay Einstein waqtigu isku mid uma aha qof taagan iyo qof socda
β Markaste uu xawaaruhu kordho waxa Yaraada waqtiga E=mc2 .. Halkan ayay ka timid fikrada Albert
β Ugu danbaynta Akhriste Cilmiga iLaahay ayaa oG waqtiguna waa Hal xidhale aad u adag oo u baahan in aad looga fikiro Awooda Rabigii abuuray
ΩΨ§Ω ΨͺΨΉΨ§ΩΩ ( ΩΩ Ψ§ Ψ£ΩΨͺΩΨͺΩ Ω Ω Ψ§ΩΨΉΩΩ Ψ§ΩΩ ΩΩΩΩΨ§ )
ππππππ

π7β€4π₯°3π₯1π1π€©1π1
DOC-20221020-WA0005..pdf
113.2 KB
π5β€βπ₯1π₯°1π1π€©1π1π1
Qiimaha Waqtiga.pdf
97.5 KB
β€8π2π1π₯1π₯°1π€©1π1π€1
Sheekada Guusha WhatsApp File Document PDF.....
β Wali maku tidhi naftaadu Noloshu way adag tahay , ma is tidhi guuL ma gaadhi kartid adigoo eegaya Duruufaha sida arxan darada kuuso wajahaya
β ma is tidhi qaad talaabo Dib ma u noqotay adigoo ka cabsanaya guul daro
β Haday jwabtadu tahay "Haa" Kaalay aynu wada akhrisane sheekadan
β Waxa weyi asaasuhu mid kamid ah dadka ugu saamaynta badan aduunka mar aan Fogeyna ahaa Nin sabool ah
β waxana dhib ku ahaa helida nolol Maalmeedkiisa waxaanu ku noola nolol qaxontinimo ahayd,
β FiLe kan Hoose ayaynu kaga HadLi doona Fikrada asaaska WhatsApp
Oo qof Walboo inaga mid ah mobile kiisa Laga Helaayo
Writer : @HassanAbdikadir
πππππππππ

π12π4π₯2β‘1π₯°1π1π€©1π1π1π―1π€1
DOC-20221024-WA0004..pdf
101.1 KB
β€3π2β€βπ₯1π₯1π₯°1π1π1π€©1π1π―1
Area 51 FiLe Document PDF....
β Waxa laga yaaba in dhamanten aynu maqalnay Goobtan loo yiqaano [area 51] Aadka qaarsonida iyo sirta badan.
β Area 51 Waa xarun ciidan sireed ah Oo ku Taala Gudaha Gobolka [ Nivada Ee dalka America πΊπΈ]
Ujeedka loo asaasay waxay ahayd In lagu horumariyo Diyaaradaha dagaalka .
β Sanadki 1954 Wadax waynihii Merecan ka [ Eise Hower ] Ayaa amray in la asaaso goob sir ah lagu tijaabiyo diyaaradaha dagaalka ee wadankaas . " waxanu u doortay Goobtan AREA 51
β Ma jirto Goobtan Qof garanaya Sababta loogu magacaabay Magacan ?!
β Laakiin waxa jirta aragti odhanaysa : goobtan waxay ku dhex taala meel lagu Magacaabo [ Nivada Nuclear Test ]
β Oo aynu kaga HadLi doona MawducaN maanta Akhriste!

π11β€4π₯2π2π₯°1π€©1π1π1π―1
Area 51-1.pdf
128 KB
π9β€4π€©3π₯2π₯°1π1π1π―1
Xaqiiqoyin Kooban Oo ku Saabsan Nibiriga. [ Blue WhaLe ] Document PDF...
β Nibiriga Buluuga Ah Waa Xayawaanka Ugu wayn Ee dhulka Laga helo
β Miisankisa ama culayskiisa waxa lagu qiyaasa ( 200 TON ) Ama (200,000 KG)
β Xuutku Waa xayawaan JeceL Kelinimada iYadoo ay labada Nibiri aya kala fogadan masaafo dhan (1600km)
β Codkiisa Waxa lagu qiyaasay inuu u eegyahay Mohorka Diyaaradaha (Planes)
β Nibiriga Dhedig ayaa ka xajmi wayn Ka Labka , iyadoo 1kii sano ama 2dii sano Mar dhasha
β iLmaha ay dhasho culayskiisu wuxuu gaadha (2.5 Ton) Ama (2500KG)
β Macluumad kooban oo ka balaadhan intaynu soo sheegnay ayaynu kaga hadli doona
Mawducenan Maanta!

π7π2π2β€1π₯1π₯°1π€©1π―1π€1
Xaqiiqoyin KoobaN Oo Ku Saabsan Nibiriga.pdf
64.5 KB
π₯°6β€2π2π―2π₯1π1π€©1
Astaamo ay gaar La yihiin dadka Guulaysta FiLe Document PDF...
β Waxa Hubaal ah in guushu tahay arin qof kasta jecel yahay inuu gaaro balse waxa lagu kala duwan yahay dariiqa Lagu gaaro !
β Dadka guusha gaadha waa dadka hormudka ah oo lagu daydo ama inta badan Lagu hamiyo in La gaadho marxlada ay ku sugan yihiin
β waxaynu Imika soo qaadan doona 10 Kamid ah Astaamaha ay Leeyihin Dadka Guulaha Gaara , Si aynu inaguna Hayaankoda u qaadno
β Wixii Talo Iyo Waano Ah Igula wadaag πππ
@HassanAbdikadir
β Kusoo Dhawaada Mawduucena Maanta !

β€7π5π₯2π₯°1π1π€―1π€©1π1