Post Files πŸ“–
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
● @PostFiles
πŸ‘‰waa Madal Aqooneed πŸ“š

● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


● Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Sheekada Guusha SAMSUNG File Document PDF....

● Markad maqasho magacan waxa hubaal ah in mankaga kuso dhacayo Telephone ka aad hada ka Dawanaysid MawducaN

● sido kale waxad maskaxda gashanaysa inaynu ka hadlayno sheekada shirkad kamida shirkadaha ugu baaxada wayn Dunida xiligan


● Akhriste Wali dhayahagu ma maqlen shekada shirkadi ka bilabmatay
Tukaan sonkorta iyo bariiska lagu ibin jiray , maantana noqotay mid kamid ah labada shirkadod ee ugu baaxada wayn aduunka

● Samsung waa shirkad wayn oo maalin walbana u shaqo tagaan shaqaale kor u dhaafaya [ 650,000]shaqaale

● Hadaba File Kan hoose ayaynu kaga Mawduca ah Sheekada Guusha Shirkadan

● Iyo maclumad intan ka badaN


πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘3❀1πŸ”₯1πŸ€—1
Sheekada Guusha SAMSUNG.pdf
195.8 KB
Sheekada Guusha SAMSUNG.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘2❀1πŸ₯°1πŸ‘1πŸ˜‡1
Marin Biyodka Baabul _ Mandab File Document PDF....

● Halkani waa marin biyodka babul mandan Waxa lagu Tilmaama inu yahay albaabka isku xidha Galbeed iyo Bari Dalalka uu dhaco Ee ah :
Djibouti , Yeman , Eritrea

● qaybtod dalalkas waxa ku yaaLa sal dhigyo badan ee dowlado shisheeye leeyihiin
Halka kuwo kalana ay sanooyin badan la daala dhacaya dagaalo sokeeye sida Yeman

● marin Biyoodkan balaciisu gaadhayo [ 30KM ] AYaa Noqday albaabka isku xidha aduunka oo dhan

● waxay marakibtu awood u yeeshan inay isaga kala gooshan : Indian ocean , Gacanka cadan , Red Sea , Iyo waliba Mediterranean Sea

● wuxu Noqday marin biyoodkani ka uugu strategy FiicaN aduunka oo dhan

● Maclumad intan ka Badan ayaynu kusoo qaadan doona mawduuceenan maanta inagoo sheegi doona dalalka shisheeye ee sal dhigyada ku leh
Dalalka uu dhaco Baabul _ Mandab


πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘6❀2⚑1πŸ₯°1πŸ€”1
Marin Biyoodka BaaBuL MandaB.pdf
126.2 KB
Marin Biyoodka BaaBuL MandaB.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘3❀2πŸ₯°1😍1πŸ€—1
Fahad Yaasiin File Document PDF...

● waxa Lagu tiriya inuu ahaa hogamiyihi ugu awooda badnaa dowladi xilkeedu dhamaday Ee hogaabka haysay 5 sanee u danbeeyay

● sida uu ugu xeel dheera inuu sameeyo dhacdooyinka ayuu hadana ugu xeel dheera inuu qariyo shakhsiyadiisa

● Mawducena Maanta ayaynu Kaga hadli doona Sanduuqi siraha somalia Fahad Yaasiin iyo sirihii u dibada keenay May 2022

● Fahad yasin marnaba ma uusan ahayn qof shakhsiyadiisa iyo siyaasada isku Lifaaqa

● isaga oo dhowr jeer inta uu waraysigu socday ka gaabsaday inuu faahfaahiyo Xogo siro qaran ah

Oo awood uu u lahaa inuu u adeegsado si rag iska dhicin ah

Mawduuceena maanta
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘9❀1πŸ₯°1🀩1😍1
Fahad Yaasiin.pdf
115.2 KB
Fahad Yaasiin.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘9πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ‘1πŸ™1
Vikings || File Document PDF....

● Waxa Lagu tiriya inay yihiin dadyawgii ugu halista badnaa abid taariikhda

● badana dadyawgii ku noola aduunka kama magan helin arxan daradooda gaar ahaan Europe

● xagaaga waxay ahaye beeralay halka jiLaalka ama qaboobaha isku badali jireen wuxuush dhiiga u ooman

● Qisadeenan maanta akhriste waxaynu kaga hadli doona dadyawgi uga yaabka badnaa uguna halista badnaa taariikhda

● dad aysan Noole iyo dugaag ka magan Helin

● Waxaynu ka hadlaynaa qoomku la Odhan Jiray VIKINGS inagoo ogaan doona sida ay ku bilowdeen iyo sida ay ku dabar Go'een Ba

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘10❀‍πŸ”₯1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ‘€1
Vikings.pdf
174.7 KB
Vikings.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘10❀2❀‍πŸ”₯1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ‘1πŸ‘€1
B2 stealth bomber Ayaa Ah Diyaarada ugu Qaalisan abid ee La sameeyay

● Diyaaradan oo ah mid military ayaa waxa samaystay dalka Merecan ka

● Diyaaradan ayaa u samaysan qaab aynay dareemi karin Rothersthorpe iyo nidamyada difaaca hawada sare

● waxaynay qaadi kartaa hubka caadiga ah iyo hubka Nuclear ka labadaba

● qiimaha diyaaradan ayaa ah 2.1 Billions oo Dollar ka Merecan ka

Researcher Post FiLes: @HassanAbdikadir

Https://t.me/PostFiles
πŸ‘7πŸ”₯2❀1πŸ₯°1πŸ‘1πŸ€—1
Khatarta aanad ogayn ee ay Leedahay Daawada Antibiotica ah File Document PDF...

● hadii an su'aal ku waydiyo akhriste intee jeer ayad cuntay daawo antibiotica Adigoo uusan wax dhakhtar ahi kuu qorin

● Antibiotica waxa lagu tiriya inu yahay mid kamid ah dawoyinki ugu muhimsana ee abid aadamuhu uu sameeyay

● sanadkii 1929 bishii 6aad ayuu science yahankii Lagu magacabi jiRay Alexander Fleming awood u yeeshay inu ikhriraaco dawadan

● Marka aynu ka Nimadno Faa'idoyinka ay leedahay daawadani , Dhan Khatar ah Ma leedahay ? Dabcan Haa !

● sanadki 2014 Hayada cafimadka adunka "WHO" daabacday Xog aruurin ku saabsan khatarta ay sababto bacteria taaso jidhka ka caabisa dawada antibiotica

Xogtan waxa laga soo uruuriyay ku dhawaad 114 Dal

● Hadana sidaso ay tahay akhriste dalalka dhaca africa uu ugu horeeyo dalkeenu
Waxa dhacda daawo ka kooban 15 Box Loogu talo galay inu qofku wada ibsado in tafaariiq loo ibiyo oo Xabad iyo laba xababa laga ibiyo

MawduucaN akhriso
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘8❀2❀‍πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ‘1πŸ’―1πŸ€—1
Antibiotics.docx.pdf
115 KB
Khatarta aanad ogayn ay leedahay daawada Antibiotics.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘8πŸ”₯2⚑1πŸ₯°1🀩1😍1
Sheekada guusha Google File Document PDF......

● Hadi an su'aaL ku waydiyo Akhriste, maanta intee jeer ayad isticmashay Aalada wax laga baaro ee Google. Intee jeer aad ka baartay arin kugu adkatay xalintedu

● Dabcan waa hubaaL inay jawabtadu tahay "Haa" Sababto ah way adag tahay inay inaso marto maalin inagoon adeegsan mid kamid ah Aaladaha Google

● Casharka ugu wayn eynu ka baranayno Sheekadan ayaa ah Akhriste :

● " In bilowga wadada Guushu ay tahay mid aad u adag wajahaysid jees_Jees iyo dhayalsi
Laakin dhamadka waa ka ku ilowsinaya Rafaadki iyo dhibkii aad soo martay Bilowgi "

● Hadaba fiLe kan hoose ayaynu kaga Hadli doona sheekada Guusheda , Qaabka loo asaasay , iyo waliba Fikradii ka danbaysay ikhtiraaceda ....

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘6❀4πŸ₯°4🀩1πŸ™1πŸ˜‡1
Sheekada Guusha Google.pdf
140.2 KB
Sheekada Guusha Google.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀2❀‍πŸ”₯1πŸ‘1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ™1πŸ’―1
Google Search...

● Waxa lagu qiyaasa 1kii Second waxa laga baadho Google (63,000)
Oo baadhitan

● Taaso ΓΉ dhiganta (2.8 Million) Baadhitaan Daqiiqadi

● Hadii aynu si Kale u dhahno waxa lagu qiyaasa raadinta ama wax ka baadhida Google ee malinlaha ah
(5.6 Billion) oo baadhitan

● oo u dhiganta 10 meelood 9 kamid ah Tirada Aadamaha ku nool aduunka waqti xaadirkan

Researcher Post FiLes :
@HassanAbdikadir
πŸ‘4❀1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸŽ‰1🀩1😍1πŸ€—1
Sheekada Guusha Netflix Files Document PDF....

● Ujeedka Aynu ka Leenahay Mawducyada Noocan oo kale ah waxa weeyi in Afkaarta ay xambaarsan yihiin Ay tusaale iyo dhiiri-Galin u noqoto Qof walboo Hadaf leh

● Kaalinta Ganacsi Ay ku jirTo NETFLIX Marka la eego Aduunka Kaalinta 79 Ee soo saarKa Aflaamta

● Waxay ku fadhidaa Miisaniyad Lacag dhan 41 Billion Tirakoobki u danbeeyay Ee 2022

● Saacadaha daawashada Filimaanta Ay soo SaarTo Bishii 100 Billion Hours Per Month

● Hadaba intaa Aynu soo sheegnay Iyo macluumad ka baLaadhan Ayaynu kaga hadli Doona mawducena maanta

● Sida Qisada Asaaskeda , iyo sidoo kale sida ay suuqa caalamka Gabi ahaanba u QabsataY

Ayaynu ku Eegi doona File Kan Hoose
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀8πŸ‘3✍1πŸ₯°1
NETFLIX.pdf
147.8 KB
Sheekada Guusha Netflix. PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀4πŸ₯°2πŸ’―2πŸ”₯1😍1
Waa Maxay Waqti FiLe Document PDF...

● Waqtigu waa Hal-Xidhaale aad u adag oo iLaa hada la fahmin

● Waqtigu waa waxa ugu badan ee Culimada Physics ku Ku Mashqulen

● Time and Relativity waa waxa ugu wayn Ee lagu xasuusto Albert Einstein

● Micnaha Guud ee Fikrada Einstein waa in aanu waqtigu isku mid ahayn

● Oo markaynu leenahay waqti aynu eegayno xaalada uu ku sugan yahay shayga laga hadlaayo

● wuxuu Leeyahay Einstein waqtigu isku mid uma aha qof taagan iyo qof socda
● Markaste uu xawaaruhu kordho waxa Yaraada waqtiga E=mc2 .. Halkan ayay ka timid fikrada Albert

● Ugu danbaynta Akhriste Cilmiga iLaahay ayaa oG waqtiguna waa Hal xidhale aad u adag oo u baahan in aad looga fikiro Awooda Rabigii abuuray

Ω‚Ψ§Ω„ ΨͺΨΉΨ§Ω„Ω‰ ( ΩˆΩ…Ψ§ أوΨͺيΨͺΩ… Ω…Ω† Ψ§Ω„ΨΉΩ„Ω… Ψ§Ω„Ω‰ Ω‚Ω„ΩŠΩ„Ψ§ )
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘7❀4πŸ₯°3πŸ”₯1πŸ‘1🀩1πŸ˜‡1
DOC-20221020-WA0005..pdf
113.2 KB
Waa Maxay Waqti.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘5❀‍πŸ”₯1πŸ₯°1πŸŽ‰1🀩1😍1πŸ˜‡1
Qiimaha Waqtiga.pdf
97.5 KB
Qiimaha Waqtiga.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀8πŸ‘2πŸ‘1πŸ”₯1πŸ₯°1🀩1😍1πŸ€—1
Sheekada Guusha WhatsApp File Document PDF.....

● Wali maku tidhi naftaadu Noloshu way adag tahay , ma is tidhi guuL ma gaadhi kartid adigoo eegaya Duruufaha sida arxan darada kuuso wajahaya

● ma is tidhi qaad talaabo Dib ma u noqotay adigoo ka cabsanaya guul daro

● Haday jwabtadu tahay "Haa" Kaalay aynu wada akhrisane sheekadan

● Waxa weyi asaasuhu mid kamid ah dadka ugu saamaynta badan aduunka mar aan Fogeyna ahaa Nin sabool ah

● waxana dhib ku ahaa helida nolol Maalmeedkiisa waxaanu ku noola nolol qaxontinimo ahayd,

● FiLe kan Hoose ayaynu kaga HadLi doona Fikrada asaaska WhatsApp
Oo qof Walboo inaga mid ah mobile kiisa Laga Helaayo

Writer : @HassanAbdikadir

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘12πŸ‘4πŸ”₯2⚑1πŸ₯°1πŸŽ‰1🀩1πŸ™1😍1πŸ’―1πŸ€—1
DOC-20221024-WA0004..pdf
101.1 KB
Sheekada Guusha WhatsApp.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
❀3πŸ‘2❀‍πŸ”₯1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ‘1πŸŽ‰1🀩1😍1πŸ’―1