Post Files 📖
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
@PostFiles
👉waa Madal Aqooneed 📚

● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


● Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Channel created
Hore Ma u Maqashay WordPress!?

Hadaba Muxuu Yahay WordPress

WordPress Waa System ama software Lagu dhiso Website Yada waa website barashadisu aad u fududahay Oon kaga bahnayn wax code Dabcan Hadi aad website abuur is tidhahdo waa qasab inaad leedahay coding ama code kuu gaar

Sidoo kale waa system ay aad u fududahay inaad website ku samayso ( Building Website)

Waxyabaha aad ku samayn karto waxa kamid ah
● equar websites : website yada online ka wax lagu ibiyo sida Amazon oo kale tusale ahaa

● personal bloggers: website yada lagu soo qoro artikalada iyo wixi lamid ah

WordPress waa open source oo macnahedu tahay waa Free oo hadad doonayso inaad website ku dhisto wax lacag ah lagaama qadayo

Barnamijkan waxa lasoo saaray 2003 dii waxana lagu dhisay programing language loo yiqaano PHP

Php waa programing language ka lagu dhisan FACEBOOK , Google Iyo dhaman web browser aynu sida maalinlaha u isticmaalno

Waxa ku shaqeya imika 30 % website yada caalamka..

By: @HassanAbdikadir

https://wordpress.com/
👍1111🔥1💯1👨‍💻1
SheeKada Guusha Ikea

Ujeedka aynu ka leenahay mawduucan ayaa ah in afkaarta ay xambaar san tahay u noqoto ku dayasho qof kastoo ujeedo Leh

Iyo inaadan iska dhigin wax aanad lahayn

Hadaba file kan Hose ayanu kaga hadlayna sheekada Asaasaheeda


https://t.me/PostFiles

👇👇👇👇
🤩21🔥1🥰1
Sheekada Guusha IKEA.pdf
90.7 KB
Sheekada Guusha Shirkada IKEA

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
👍4🔥1🥰1😍1💯1
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Qoraxda File Document PDF...

● Qoraxdu waa Cunsurka Ugu muhiimsan si nolosha dhulka uga sii jirTo... marki La Eegay aqwaamti HoRe shekoyin iyo qisoyin ayay ka sameyen qoraxda iyada oo qaar badan aminsanayen inay cadcedu maamusho Kownkan

● cadcedu waa xidig aad u wayN marka aynu Leenahay waa xidig waxaynu Ula jeedna in meerayasha qoraxda loo qaybiyo meerayal Dhagax ah
Sida Dhulka Iyo Mars Halka Jupiter iyo saturn La Yidhahdo wa merayaL Gas ah

● Qoraxdu ama Cadcedu waxay dhulka u jirtaa masaafo ah 150 Million KM Ku DhawaaD

● Iftiinka ka yimaada qoraxda wuxu u baahan Yahay 8 ama 9 Minutes si uu usoo gaadho dhulka

● waxa Lagu qiyasay Iftiinku 1kii Second inuu jaro 300,000 KM

● Halka sanadki Uu JaRo 9.461 Trillion oo Km waxana lagu magacaba Light Year


● Hadaba File Keenan Maanta ayay Kaga WaraMi Doona maclumad aad u muhiim ah oo ku saabsan cadceeda


👇👇👇👇👇👇
👍5❤‍🔥11😍1
Qoraxda.pdf
68 KB
Warbixin ku saabsan Qoraxda

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
👍4🔥1🤩1😍1💯1
Noloshu waxay I Bartay File Document PDF......

● Noloshu waxay i bartay in adunku uu yahay dugsi. Maamulihusu uu yahay waqtiga . Macalimintuna aya yihiin qadarta . Ardayduna ay yihiin aadamaha

● Noloshu waxay i bartay in wada la maro ta ugu wanagsan ay tahay Wadadi uu nabi muxamed mara
صلى الله عليه وسلم

● Noloshu waxay i bartay in dhoola cadayntu tahay hadal wacan balse aanay lahayn xuruuf

● Noloshu waxay i bartay in aanu carabku lahayn Laf balse uu Laf Jabin karo

● Noloshu waxay i bartay in Farqi u dhaxeeyo tijaabinta badan iyo ka quusashada

● Noloshu waxay i bartay in aysan muhiim ahayn maxad haysa lkn ay muhiim tahay
Xageed daqiiqadan kadib Rabta inaad gaadhid



👇👇👇👇👇👇👇👇👇
👍51👏1🤩1
Noloshu Waxay I Bartay.pdf
106.7 KB
Noloshu Waxay I Bartay.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
👍6🔥1🤩1💯1
Sheekada Guusha SAMSUNG File Document PDF....

● Markad maqasho magacan waxa hubaal ah in mankaga kuso dhacayo Telephone ka aad hada ka Dawanaysid MawducaN

● sido kale waxad maskaxda gashanaysa inaynu ka hadlayno sheekada shirkad kamida shirkadaha ugu baaxada wayn Dunida xiligan


● Akhriste Wali dhayahagu ma maqlen shekada shirkadi ka bilabmatay
Tukaan sonkorta iyo bariiska lagu ibin jiray , maantana noqotay mid kamid ah labada shirkadod ee ugu baaxada wayn aduunka

● Samsung waa shirkad wayn oo maalin walbana u shaqo tagaan shaqaale kor u dhaafaya [ 650,000]shaqaale

● Hadaba File Kan hoose ayaynu kaga Mawduca ah Sheekada Guusha Shirkadan

● Iyo maclumad intan ka badaN


👇👇👇👇👇👇👇
👍31🔥1🤗1
Sheekada Guusha SAMSUNG.pdf
195.8 KB
Sheekada Guusha SAMSUNG.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
👍21🥰1👏1😇1
Marin Biyodka Baabul _ Mandab File Document PDF....

● Halkani waa marin biyodka babul mandan Waxa lagu Tilmaama inu yahay albaabka isku xidha Galbeed iyo Bari Dalalka uu dhaco Ee ah :
Djibouti , Yeman , Eritrea

● qaybtod dalalkas waxa ku yaaLa sal dhigyo badan ee dowlado shisheeye leeyihiin
Halka kuwo kalana ay sanooyin badan la daala dhacaya dagaalo sokeeye sida Yeman

● marin Biyoodkan balaciisu gaadhayo [ 30KM ] AYaa Noqday albaabka isku xidha aduunka oo dhan

● waxay marakibtu awood u yeeshan inay isaga kala gooshan : Indian ocean , Gacanka cadan , Red Sea , Iyo waliba Mediterranean Sea

● wuxu Noqday marin biyoodkani ka uugu strategy FiicaN aduunka oo dhan

● Maclumad intan ka Badan ayaynu kusoo qaadan doona mawduuceenan maanta inagoo sheegi doona dalalka shisheeye ee sal dhigyada ku leh
Dalalka uu dhaco Baabul _ Mandab


👇👇👇👇👇👇👇👇
👍621🥰1🤔1
Marin Biyoodka BaaBuL MandaB.pdf
126.2 KB
Marin Biyoodka BaaBuL MandaB.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
👍32🥰1😍1🤗1
Fahad Yaasiin File Document PDF...

● waxa Lagu tiriya inuu ahaa hogamiyihi ugu awooda badnaa dowladi xilkeedu dhamaday Ee hogaabka haysay 5 sanee u danbeeyay

● sida uu ugu xeel dheera inuu sameeyo dhacdooyinka ayuu hadana ugu xeel dheera inuu qariyo shakhsiyadiisa

● Mawducena Maanta ayaynu Kaga hadli doona Sanduuqi siraha somalia Fahad Yaasiin iyo sirihii u dibada keenay May 2022

● Fahad yasin marnaba ma uusan ahayn qof shakhsiyadiisa iyo siyaasada isku Lifaaqa

● isaga oo dhowr jeer inta uu waraysigu socday ka gaabsaday inuu faahfaahiyo Xogo siro qaran ah

Oo awood uu u lahaa inuu u adeegsado si rag iska dhicin ah

Mawduuceena maanta
👇👇👇👇👇👇👇👇
👍91🥰1🤩1😍1
Fahad Yaasiin.pdf
115.2 KB
Fahad Yaasiin.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
👍9🔥1🥰1👏1🙏1
Vikings || File Document PDF....

● Waxa Lagu tiriya inay yihiin dadyawgii ugu halista badnaa abid taariikhda

● badana dadyawgii ku noola aduunka kama magan helin arxan daradooda gaar ahaan Europe

● xagaaga waxay ahaye beeralay halka jiLaalka ama qaboobaha isku badali jireen wuxuush dhiiga u ooman

● Qisadeenan maanta akhriste waxaynu kaga hadli doona dadyawgi uga yaabka badnaa uguna halista badnaa taariikhda

● dad aysan Noole iyo dugaag ka magan Helin

● Waxaynu ka hadlaynaa qoomku la Odhan Jiray VIKINGS inagoo ogaan doona sida ay ku bilowdeen iyo sida ay ku dabar Go'een Ba

👇👇👇👇👇👇👇
👍10❤‍🔥1🔥1🥰1👀1
Vikings.pdf
174.7 KB
Vikings.pdf

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
👍102❤‍🔥1🔥1🥰1👏1👀1
B2 stealth bomber Ayaa Ah Diyaarada ugu Qaalisan abid ee La sameeyay

● Diyaaradan oo ah mid military ayaa waxa samaystay dalka Merecan ka

● Diyaaradan ayaa u samaysan qaab aynay dareemi karin Rothersthorpe iyo nidamyada difaaca hawada sare

● waxaynay qaadi kartaa hubka caadiga ah iyo hubka Nuclear ka labadaba

● qiimaha diyaaradan ayaa ah 2.1 Billions oo Dollar ka Merecan ka

Researcher Post FiLes: @HassanAbdikadir

Https://t.me/PostFiles
👍7🔥21🥰1👏1🤗1