Post Files πŸ“–
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
● @PostFiles
πŸ‘‰waa Madal Aqooneed πŸ“š

● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


● Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadada.PDF

● Horumarka iyo guushu waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan uguna muhiimsan uu qof kastaa doonaayo.

● inaad noqotid qof horumar ka sameeyay noloshiisa, ku tiirsan naftiisa, gacan qabtana dadka ku hareeraysan, sidoo kale wax kusoo gudbiya bulshadiisa waa riyada aynu ka wada simanahay dhamaanteen.

Laakiin nasiib daro 10% oo kaliya aadmaha ayaa gaadha horumarka Nolosha ay ku taamayaan halka inta soo hadhay ay ku fashilmaan.

● Hadaba maxaa dib inoo celiya, sidoo kale maxay tahay sababta fashilka nolosha !!

● mawduucan waxaan
kaga warami doona 10 Qodob oo sababa fashilka qofka.

#Halkan_Kala_deg
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘5❀2πŸ₯°1πŸ’―1
Qaabkeed_Ku_Horumarin_kartaa_Naftaada_iyo_Shakhsiyadaada_Hasan_Abdikadir.pdf
286.9 KB
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadaada.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles

#Horumarinta_shakhsiyada
πŸ‘5πŸ₯°1πŸ‘1πŸ’―1
Qaabkee_U_Horumarin_Kartaa_Shakhsidaada_Una_gaadhi_kartaa_waxaad.pdf
139.6 KB
Qaabkee U Horumarin Lahayd Shakhsiyadaada una gaadhi lahayd waxaad rabto nolosha.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles

#Personal_Development
πŸ‘8πŸ₯°1πŸ‘1πŸ™1
Ramadan Mubarak πŸŒ™
....  ....  ....  ....  ....  ....  ..

Waxaan idinku hambalyaynaya curashada bisha barakaysan ee π—₯𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗑 guud ahaan umadda muslimka ah ee ku nool dacalada dunida gaar ahaana aqoonyahanada Ku jirta Madashan @PostFiles.

ALLE ha inaga yeelo kuwii bishaas barakaysan loo danbi dhaafo, Acmaasha wanaagsan ee aynu la imanaynana ALLE ha inaga aqbalo, Allena ha inaga dhigo kuwii naarta uu ka xoreeyo.

● Intaynu ku guda jirno Bishan barakaysan ee ramadan waxaad halkan kala socon doontaan Maqaalo " Articles" " Documents" taxane ah oo diini ah.

● La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena si ay uga Faa'idaystaan kheyrka
πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles

Madashan Ku biira Waa madal aqooneed ood ka Faa'idi doonto:

πŸ‘‰https://youtu.be/LJQ0Xxc_2FU?si=r4HQ1tyGaTCxsopS



#π—₯𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗑_𝗠𝗨𝗕𝗔π—₯π—”π—ž
  #Madasha @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
πŸ‘5❀3πŸ”₯1πŸ™1πŸ’―1
● Wuxuu ahaa hogaamiye ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag iyo Cadaalad.

● Wuxuu ahaa dagaalyahan hogaamiyay in ka badan 120+ dagaal aan midna laga guulaysan !

● Khaalid binu waliid ayaa aad u necbaa islaamka kahor intaanu soo islaamin !

● Ninkii u qabay islamka nacaybka intaas leeg ayaa mar kaliya isku badalay geesi kamida geesiyaashi islaamka, seef kamida seefihii sharafta lahaa ee guulaha usoo hoyay diinta islaamka.

● ilaa markii danbe uu nabigu "CSW" uu ugu magac daray "Seeftii alle ee galka laga saaray"

● Khaalid ibnul-waliid ayaa soo islaamay bishii safar sanadkii 8aad ee Hijriga.

● Khaalid binu waliid wuxuu ku suntanaa shakhsiyad u saaxiiba xeelado dagaal oo aan xiligiisi la aqoon.!

● Akhristayaal Mawduucan ayaynu ku eegaynaa xeeladihii dagaal ee u ku caan baxay khaalid ibnul-waliid

iyo waliba sababta uu u shahiidi waayay isagoo goob dagaal ku sugan, waliba isagoo goob joog u ahaa in ka badan 120+
dagaal.

Taariikhda Halyaygan Halkan ka akhriso oo kala deg
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀7πŸ™1πŸ’―1
Khaalid binu waliid. saxaabigii aan waligii guuldaraysan.pdf
179.9 KB
Khaalid Binu waliid, Saxaabigii Aan Waligii Goob Dagaal Ku Guuldaraysan.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikh
❀7πŸ‘1πŸ₯°1πŸ€”1πŸ’―1
Qissada Nabi Aadam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF

● Qisada Nabi Aadam calayhi-salaam, markaynu ka sheekaynayno waxay la micno tahay inaynu ka sheekaynayno bilowga taariikhda insaanka !.

● Waa aabaha dadka iyo sidoo 
kale qofkii ugu horeeyey ee uu alle u doortay inuu noqdo halka ay ka bilaabmayso tafiirta aadmaha.

● Durriyadiisa, waxa uu alle SW ka fadilay noolaha kale oo idil.

● Waxaynu ku lafaguri doona mawduuceenan:  Sida uu alle SW u abuuray Aadam, Sidee looga soo saaray Jannada, iyo waliba sidee se u dhacay dilkii ugu horeeyey ee uu banii aadamku isku gaysto.

● Fadlan Akhriste La wadaag Linkiga Chanel keenan asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan oo ay wax uga bartaan diintooda :

πŸ™πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles

Halkan ka Akhriso oo kala deg
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘3❀1πŸ’―1
Qisada_Nabi_Adam_Cs_Iyo_Abuuritaanka_Dadka_By_Eng_Hasan_Abdikadir.pdf
99.9 KB
Qissada Nabi Aadam Calayhi-salaam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikhda_Ambiyada
πŸ‘4❀1πŸ₯°1πŸ‘1
Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam.PDF

● Waa Nabigii ugu horeeyay ee adeegsada qalin si uu wax ugu qoro, sidoo kalena waa qofki ugu hor bilaabay toloshada dharka.

● Waa Nabigii Sedexaad ee uu Alle usoo diray bani-aadamka kadib Nabi aadam iyo nabi shiis gadaashood.

● Nabi Idriis wuxuu dhashay 308 sano kahor geerida nabi aadam, dabcan wuxuu nolosha kusoo gaadhay Nabi Aadam.

● Culimada tafsiirka ayaa Nabi Idriis ku sheega inuu ahaa caalim dadka bara culuumta kala duwan,
sidoo kalena wax badan ka yiqaana cilmiga xidigiska iyo xisaabta, oo ahayd karaamo 
iyo tirmaam ugooni ah oo uu kaga duwanaa dadkii uu la noolaa.

● Mawduucan waxaynu kaga warami doona Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam.

● πŸ™ Fadlan la wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena:
πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles

Halkan ka akhriso oo kala deg.
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀6πŸ‘2πŸ’―2πŸ₯°1
Qissada_Nabi_Idriis_Qofkii_Ugu_Horeeyay_Ee_Dhar_Tola,_Qalinna_Wax.pdf
127 KB
Qissada Nabi Idriis | Nabigii Ugu Horeeyay Ee Dhar Tola, Qalinna Wax Ku Qora.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Taariikhda_Ambiyada
#Ramadan_Mubarak
❀3πŸ‘1πŸ™1πŸ’―1
Ciid Wanaagsan βœ¨πŸŒ™

CaaFimaad iyo cimri dheer ayaan idiin rajaynayaa dhamaan bahwaynta qiimaha leh ee ku xidhan madashan aqooneed ee @PostFiles

Ψ£ΨΉΨ§Ψ―Ω‡ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΨΉΩ„ΩŠΩ†Ψ§ ΩˆΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ… Ψ¨Ψ§Ω„ΩŠΩ…Ω† ΩˆΨ§Ω„Ψ¨Ψ±ΩƒΨ§Ψͺ،
ΨͺΩ‚Ψ¨Ω„ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ω…Ω†Ψ§ ΩˆΩ…Ω†ΩƒΩ… Ψ΅Ψ§Ω„Ψ­ Ψ§Ω„Ψ§ΨΉΩ…Ψ§Ω„

@PostFiles
#Eid_Wanaagsan
πŸ‘6❀1
Qorshee Noloshaada !

● Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin, qof wax kuu qabanaya ma jiro, hadii aad damiir yeelan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto.

● Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha 
waxba kama noqdo.

● hadii wax uun nolosha ku 
fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo go’did, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa.

● Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg πŸ‘‡πŸ“–


Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan @PostFiles
πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀3πŸ‘1πŸ’―1
Qorshee Noloshaada. Post Files Articles.pdf
82.8 KB
Qorshee Noloshaada.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles

#Personal_Development.
❀2πŸ‘2✍1πŸ‘1πŸŽ‰1πŸ™1πŸ’―1
πŸ“– Ramadaan Mubarak – Fursad Dahabi ah oo Qur’aanka Lagu Dhamaystiro

πŸ•Œ Hordhac

Bisha barakeysan ee Ramadaan waa fursad weyn oo loo baahan yahay in si wanaagsan looga faa’iidaysto. Waa bil cibaado, Qur’aan akhris, soon, duco, iyo dembi-dhaaf. Asxaabta Rasuulka (SCW) waxay Qur’aanka dhamayn jireen toddoba maalmood gudahood, taas oo ah qaab aad u fiican oo lagu badin karo akhriska Qur’aanka bishan barakeysan.

πŸ“Œ Faa'iidooyinka Qur’aan Akhriska Ramadaanka

βœ… Helitaanka ajar badan, maxaa yeelay xasanaadka waa laban-laabmaa.
βœ… Qur’aanka oo qalbiga nadiifiya oo iftiimiya nafta.
βœ… Xiriir dhow oo lala yeesho Allah (SWT) iyada oo loo marayo kitaabkiisa.
βœ… Fursad lagu gaadho Laylatul Qadr, habeen ka kheyr badan 1000 bilood.

πŸ”Ή Gunaanad

Ramadaan waa bil kheyr badan oo aan si fiican uga faa’iidaysan karno. Haddii aad rabto inaad Qur’aanka dhamayso usbuuc gudihiis, raac jadwalka ay asxaabtu raaci jireen. Ha moogaanin fursaddan qaaliga ah!
❀4πŸ‘1πŸ₯°1πŸ‘1πŸ’―1
Fadliga_Bisha_Barakaysan_iyo_Sida_Qur’aanka_Loogu_Dhamayn_Karo_7.pdf
139.1 KB
Qaabka Qur’aanka 7 Maalmood Loogu Dhamayn Karo. PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles

#Ramadan_Mubarak
❀8πŸ‘1πŸ₯°1πŸ‘1