Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa..pdf
145 KB
β€3π2π1π1
Https://t.me/PostFiles
ππππ
Walaalayaal Linkiga chanelka Share gareeya oo la wadaaga asxabtiina Si ay wax uga Faaβidaystaan.π

Telegram
Post Files π
β @PostFiles
πwaa Madal Aqooneed π
β waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.
β Owner/Founder: @HassanAbdikadir
@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska

π―2π1π1π€1
Astaamaha Dadka Guulaysta. PDF
β Waxa hubaal ah in guushu tahay arin qof kastaa jecel yahay inuu gaaro, balse wxa lagu kala duwan yahay dariiqa iyo xeeladaha la adeegsado si loo gaaro.
β Kuwa XaqiijiYay riyooyinkodi kuna guulaystay yegleelida nolosha ay in badan ku taamayeen, dhab ahantii wxy yihiin kuwo ka guul gaaray hayaankoodi guusha.
β Waxaynu imika soo qaadanaynaa 10 kamida astaamaha dadka guulaha gaara si aynu inaguna hayaankoodi u qaadno.
β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’
π Fadlan linkiga chanel keena Copy dheh oo la wadaag asxabta
πHttps://t.me/PostFiles
Halkan ka akhriso oo kala deg:
πππππππ

π7π2π₯°1
10_Astaamod_Ay_Gaar_La_Yihiin_Dadka_Guulaysta_Ama_Guulaha_XaqiijiYay.pdf
66.1 KB
10 Astaamod Ay Gaar La Yihiin Dadka Guulaysta Ama Guulaha XaqiijiYay
Qoraaga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
π7π―2β€1π₯1π1
Adigu Kor isku qaad cidna ha isku halayn || DhiirigaLin.
β Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin qof wax kuu qabanaya ma jiro; hadii aad damiir yeeLan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto.
β Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha
waxba kama noqdo.
β hadii wax uun nolosha ku
fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo goβdid, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa.
β Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg ππ
Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan @PostFiles
π Https://t.me/PostFiles
ππππππ

π9π1π―1
Adigu_Kor_Isku_Qaad_Cidna_Ha_Isku_Halayn_Dhiirigalin_Post_FiLes.pdf
194.1 KB
Adigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn || DhiirigaLin
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Motivation
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Motivation
β€10π3π1π―1
πMawduucyadii ugu Akhriska badnaa Labadi bilood ee u danbeeyay ee @PostFiles
1.π πAstaamaha dadka guulaysta.PDF
https://t.me/PostFiles/170
2.π πSideed ku noqon kartaa aqoonyahan.PDF
https://t.me/PostFiles/148
3.ππHalyaygi Islaamka Salaaxidiin Al ayuubi.PDF
https://t.me/PostFiles/151
4.ππ Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF
https://t.me/PostFiles/157
5.ππAdigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn.PDF
https://t.me/PostFiles/172
°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°
FG: Fadlan linkiga chanel keena aynu La wadaagno asxaabtenaπ
πShare Https://t.me/PostFiles

β€1π1π―1
Wali ma maqashay sharciga loo yiqaano:
"socratic questioning".
go'aan qaadashada qotoda dheer
Hadaba hadaad sharcigan noloshaada ku dabaqdo waxaad gaadhi kartaa: horumar badan, khilaafaad badana wad ka fogaan doonta.
"Socratic Questioning" wuxuu sheegaya:
Markaad go'aan qaadanayso ama gaadhayso waa inad waqti yar qaadata si aad isku waydiiso su'aalaha:
1βͺοΈ Waxani ma ii Fiican yihiin waxan aan go'aansanaayo ?
2βͺοΈ Waxan aan go'aansanayo cadayn noocman u hayaa ?
3βͺοΈ Waxan aan go'aansanayo noloshayda maxay kuso kordhinaysa !?
β Dhowrkan su'aalod hadad is waydiisid waxaad gaadhi doonta go'aan fiican oo caqli gal ah.
Researcher: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge

π5π₯°2β€1π1π1
Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda Xasuusta Maskaxdaada. PDF
β Ilaahay wuxu ina siiyay "SW" maskax uu inagaga Fadilay makhluuqadka kale.
β Daraasad la sameeyay ayaa sheegaysa in culayska maskaxda lagu qiyaaso 1330 gram ama 1.5 kilo !.
β Waxa kaloo la sheega in maskaxdu ay qaadi karto 20 million oo book (volume)waxa ku qoran !.
β Halkan waxa kugula wadaagi doona Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda xasuusta maskaxda.
β ππFadlan Linkiga chanel ka La wadaag asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan
π Https://t.me/PostFiles
#PowerOfTheBrainπ§
Halkan ka akhriso oo kala deg
πππππππππ

π8π2π―2β€1β€βπ₯1π1
7_Tallaabo_oo_aad_ku_Kordhin_karto_awooda_xasuusta_maskaxdaada.pdf
145.4 KB
7 Tallaabo oo aad ku kordhin karto awooda xasuusta maskaxdaada.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
π8β€4π1π―1
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF
β Waxaad ogaata akhriste mar walboo uu sanad kuu kordho waxa is bedelayaa noloshada, garaadkaga, iyo waliba qaab Fikirkaga.
β Waxaad mar walba kasii durkaysaa dhalinyarnimada adigoo usii dhawaanaya marba marka kasii danbeeya waayeelnimada.
β Hadaba maadaama aynu taaganahy bilowga sanadka 2024 qof walba waxa looga baahan yahay inuu naftiisa ku sameeyo xisaab xidh ah: intee in leeg ayaad guul gaadhay.
β Halkan waxn kugula wadagaya PDF hadii aad si wanaagsan u akhriso wax ka badalaya qaab nololeedkagi hore iyo waqtigii Kaa kala daadsana iyo waliba Qorshayashaadi Fashilmi jiray.
βππ»Linkiga chanel keena aynu la wadaagno asxaabtena si ay uga Faa'idaystaan.
π Https://t.me/PostFiles
Halkan ka akhriso oo kala deg
πππππ

β€2π2π₯2π₯°1π―1
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF.pdf
223.4 KB
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF
Qoraga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#NewYear.
Qoraga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#NewYear.
π8β€βπ₯3β€2π₯1π1π―1
@PostFiles Chanel: "Maaha Goob Aad Ugu Iman Doonto Talooyin Bilaa Tayo Ah Iyo tacab Waxtar Lahayn, Balse waa madal aad ka Heli Karto Farsamoyin
waxtar Leh sida Horumarinta Shakhsiyada, Kobcinta garaadka iyo hab Fikirka kuwaas oo si wayN wax Uga Badali Doona Noloshaβ.
Ku Biir Hadda: πHttps://t.me/PostFiles
Oo La wadaag Asxaabtada.π
Madasha: @PostFiles Madasha akhriska
Qoraaga: @HassanAbdikadir
#Subscribe
#Share

π5β€1π₯°1π1π―1
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadada.PDF
β Horumarka iyo guushu waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan uguna muhiimsan uu qof kastaa doonaayo.
β inaad noqotid qof horumar ka sameeyay noloshiisa, ku tiirsan naftiisa, gacan qabtana dadka ku hareeraysan, sidoo kale wax kusoo gudbiya bulshadiisa waa riyada aynu ka wada simanahay dhamaanteen.
Laakiin nasiib daro 10% oo kaliya aadmaha ayaa gaadha horumarka Nolosha ay ku taamayaan halka inta soo hadhay ay ku fashilmaan.
β Hadaba maxaa dib inoo celiya, sidoo kale maxay tahay sababta fashilka nolosha !!
β mawduucan waxaan
kaga warami doona 10 Qodob oo sababa fashilka qofka.
#Halkan_Kala_deg
πππππππππππ

π5β€3π₯°1π―1
Qaabkeed_Ku_Horumarin_kartaa_Naftaada_iyo_Shakhsiyadaada_Hasan_Abdikadir.pdf
286.9 KB
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadaada.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Horumarinta_shakhsiyada
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Horumarinta_shakhsiyada
π5π₯°1π1π―1
Qaabkee_U_Horumarin_Kartaa_Shakhsidaada_Una_gaadhi_kartaa_waxaad.pdf
139.6 KB
Qaabkee U Horumarin Lahayd Shakhsiyadaada una gaadhi lahayd waxaad rabto nolosha.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Personal_Development
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Personal_Development
π8π₯°1π1π1
Ramadan Mubarak π
.... .... .... .... .... .... ..
Waxaan idinku hambalyaynaya curashada bisha barakaysan ee π₯ππ ππππ‘ guud ahaan umadda muslimka ah ee ku nool dacalada dunida gaar ahaana aqoonyahanada Ku jirta Madashan @PostFiles.
ALLE ha inaga yeelo kuwii bishaas barakaysan loo danbi dhaafo, Acmaasha wanaagsan ee aynu la imanaynana ALLE ha inaga aqbalo, Allena ha inaga dhigo kuwii naarta uu ka xoreeyo.
β Intaynu ku guda jirno Bishan barakaysan ee ramadan waxaad halkan kala socon doontaan Maqaalo " Articles" " Documents" taxane ah oo diini ah.
β La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena si ay uga Faa'idaystaan kheyrka
π Https://t.me/PostFiles
Madashan Ku biira Waa madal aqooneed ood ka Faa'idi doonto:
πhttps://youtu.be/LJQ0Xxc_2FU?si=r4HQ1tyGaTCxsopS
#π₯ππ ππππ‘_π π¨πππ₯ππ
#Madasha @PostFiles

π5β€3π₯1π1π―1
β Wuxuu ahaa hogaamiye ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag iyo Cadaalad.
β Wuxuu ahaa dagaalyahan hogaamiyay in ka badan 120+ dagaal aan midna laga guulaysan !
β Khaalid binu waliid ayaa aad u necbaa islaamka kahor intaanu soo islaamin !
β Ninkii u qabay islamka nacaybka intaas leeg ayaa mar kaliya isku badalay geesi kamida geesiyaashi islaamka, seef kamida seefihii sharafta lahaa ee guulaha usoo hoyay diinta islaamka.
β ilaa markii danbe uu nabigu "CSW" uu ugu magac daray "Seeftii alle ee galka laga saaray"
β Khaalid ibnul-waliid ayaa soo islaamay bishii safar sanadkii 8aad ee Hijriga.
β Khaalid binu waliid wuxuu ku suntanaa shakhsiyad u saaxiiba xeelado dagaal oo aan xiligiisi la aqoon.!
β Akhristayaal Mawduucan ayaynu ku eegaynaa xeeladihii dagaal ee u ku caan baxay khaalid ibnul-waliid
iyo waliba sababta uu u shahiidi waayay isagoo goob dagaal ku sugan, waliba isagoo goob joog u ahaa in ka badan 120+
dagaal.
Taariikhda Halyaygan Halkan ka akhriso oo kala deg

β€7π1π―1
Khaalid binu waliid. saxaabigii aan waligii guuldaraysan.pdf
179.9 KB
Khaalid Binu waliid, Saxaabigii Aan Waligii Goob Dagaal Ku Guuldaraysan.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikh
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikh
β€7π1π₯°1π€1π―1
Qissada Nabi Aadam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF
β Qisada Nabi Aadam calayhi-salaam, markaynu ka sheekaynayno waxay la micno tahay inaynu ka sheekaynayno bilowga taariikhda insaanka !.
β Waa aabaha dadka iyo sidoo
kale qofkii ugu horeeyey ee uu alle u doortay inuu noqdo halka ay ka bilaabmayso tafiirta aadmaha.
β Durriyadiisa, waxa uu alle SW ka fadilay noolaha kale oo idil.
β Waxaynu ku lafaguri doona mawduuceenan: Sida uu alle SW u abuuray Aadam, Sidee looga soo saaray Jannada, iyo waliba sidee se u dhacay dilkii ugu horeeyey ee uu banii aadamku isku gaysto.
β Fadlan Akhriste La wadaag Linkiga Chanel keenan asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan oo ay wax uga bartaan diintooda :
ππ Https://t.me/PostFiles
Halkan ka Akhriso oo kala deg
ππππππππππ

π3β€1π―1
Qisada_Nabi_Adam_Cs_Iyo_Abuuritaanka_Dadka_By_Eng_Hasan_Abdikadir.pdf
99.9 KB
Qissada Nabi Aadam Calayhi-salaam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikhda_Ambiyada
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikhda_Ambiyada
π4β€1π₯°1π1