Post Files πŸ“–
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
● @PostFiles
πŸ‘‰waa Madal Aqooneed πŸ“š

● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


● Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Halyaygii Islaamka Salaaxu Diin Al Ayuubi.pdf
427.5 KB
Halyaygii Islaamka Ee Salaaxudiin Al Ayuubi.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#IslamicHistory
πŸ‘8❀1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ™1πŸ’―1
Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF.

● Mohacs: waa wabi dhaca Europe gaar ahaan dalka "Hungary".

● Mohacs wuxuu ahaa Dagaal u dhaxeeyay dowladii cusmaniyinta iyo dalalka Europe gaar ahaan "Hungary" Sanadkii 1687.

● Xiligaa dowlada cusmaniyinta waxa amiir u ahaa "Sulayman al qaanuuni" oo ku suntana Hogaamiye Taatikada dagaal yiqaana.

● Xiligaa Ciidanka Hungary waxa lagu tilmaami jiray kuwa ugu awooda badan qaarada Europe.

● Ciidanka Hungary wuxuu aduunka ka ariminaayay 637 sano (6 Century)mudo Saacad ahna aduunkan ka baxay.

● Wuxuu ahaa dagaal Safxadaha hore ee taariikhda ku jira, waxanu ahaa jab gaaladi Ku dhacay ilaa hadana tusaale looso qaato.

● Xogaha Dagaalkan ku saabsan Halkan ka akhriso oo kala dag.

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘6❀1πŸ‘1πŸ’―1
Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.pdf
427.8 KB
Dagaalkii Safxadaha Hore Ee Taariikhda galay Ee Mohacs.PFD

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘5❀2πŸ‘1πŸ’―1
https://chat.whatsapp.com/BZ9REcRgHyZAYZzwi4MCYC

WhatsApp Group kaa aynu ku biirno.
πŸ‘4πŸ™2πŸ”₯1πŸ‘1😁1πŸ’―1
● Vasco da gama waxa uu ahaa sahamiye reer Portuguese ah, waxaana lagu tilmaama inuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee India gaadha( Explorer) isagoo bad-waynta sii jaraya.


● Waxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee ku xidhay Europe qaybta aasiya xigta

isaga oo sii dhex jaray/ maray Badwaynta Atlantic iyo badwaynta india .

FG:πŸ™Si aan usoo badiyo maclumad sidano kle ah Fadlan Linkiga Chanelka copy dheh oo la wadaag asxabta
πŸ‘‡πŸ‘‡
https://t.me/PostFiles
πŸ‘5πŸ‘1πŸ’―1
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa. PDF.

● Dayaxu waa waxa ugu dhow dhulka masaafo ahaan taas oo ah wax ku dhow 400,000KM.

● Xajmiga dayaxa wuxuu u dhigmaa 4 meelood meel xajmiga dhulka taas ay micnaheedu tahay inuu 
dhulka ka yar yahay 4 jeer β€œ4 times".

● Faa’idooyin badan ayuu dayaxu dhulka u leeyahay sida isu dheeli tirnaanta miisaanka 
walxaha dhulka dul saaran, dhaqaajinta hirarka bada oo loo yiqaano 
β€œwave tides”.

● Hadii Lacala dayaxu inyar ka fogaan lahaa meesha uu joogo hada maraakiibta iyo doomaha uma  suurto gali lahayn in ay bada ku socdaan, halka sidoo kale hadii wax yar kasoo dhawaado 
meesha uu hada joogo biyaha bada ayaa dhulkoo dhan qarin lahaa.

● Halkan waxan kuso diyaariyay Maclumaad layaab leh oo ku saabsan Dayaxa

Halkan Ka Akhriso oo kala deg
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀5πŸ‘5πŸ‘1πŸ’―1
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa..pdf
145 KB
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa. PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir.
Madasha: @PostFiles
❀3πŸ‘2πŸ‘1πŸ™1
Astaamaha Dadka Guulaysta. PDF

● Waxa hubaal ah in guushu tahay arin qof kastaa jecel yahay inuu gaaro, balse wxa lagu kala duwan yahay dariiqa iyo xeeladaha la adeegsado si loo gaaro.

● Kuwa XaqiijiYay riyooyinkodi kuna guulaystay yegleelida nolosha ay in badan ku taamayeen, dhab ahantii wxy yihiin kuwo ka guul gaaray hayaankoodi guusha.

● Waxaynu imika soo qaadanaynaa 10 kamida astaamaha dadka guulaha gaara si aynu inaguna hayaankoodi u qaadno.

β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’
πŸ™ Fadlan linkiga chanel keena Copy dheh oo la wadaag asxabta
πŸ‘‰Https://t.me/PostFiles

Halkan ka akhriso oo kala deg:
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘7πŸ‘2πŸ₯°1
10_Astaamod_Ay_Gaar_La_Yihiin_Dadka_Guulaysta_Ama_Guulaha_XaqiijiYay.pdf
66.1 KB
10 Astaamod Ay Gaar La Yihiin Dadka Guulaysta Ama Guulaha XaqiijiYay

Qoraaga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘7πŸ’―2❀1πŸ”₯1πŸ‘1
Adigu Kor isku qaad cidna ha isku halayn || DhiirigaLin.

● Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin qof wax kuu qabanaya ma jiro; hadii aad damiir yeeLan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto.

● Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha
waxba kama noqdo.

● hadii wax uun nolosha ku
fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo go’did, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa.

● Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg πŸ‘‡πŸ“–


Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan @PostFiles
πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘9πŸ‘1πŸ’―1
Adigu_Kor_Isku_Qaad_Cidna_Ha_Isku_Halayn_Dhiirigalin_Post_FiLes.pdf
194.1 KB
Adigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn || DhiirigaLin

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Motivation
❀10πŸ‘3πŸ™1πŸ’―1
πŸ‘‰Mawduucyadii ugu Akhriska badnaa Labadi bilood ee u danbeeyay ee @PostFiles

1.πŸ“– πŸ‘‰Astaamaha dadka guulaysta.PDF
https://t.me/PostFiles/170

2.πŸ“– πŸ‘‰Sideed ku noqon kartaa aqoonyahan.PDF
https://t.me/PostFiles/148

3.πŸ“–πŸ‘‰Halyaygi Islaamka Salaaxidiin Al ayuubi.PDF
https://t.me/PostFiles/151

4.πŸ“–πŸ‘‰ Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF
https://t.me/PostFiles/157

5.πŸ“–πŸ‘‰Adigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn.PDF
https://t.me/PostFiles/172

°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°
FG: Fadlan linkiga chanel keena aynu La wadaagno asxaabtenaπŸ‘‡
πŸ‘‰Share Https://t.me/PostFiles
❀1πŸ‘1πŸ’―1
Wali ma maqashay sharciga loo yiqaano:
"socratic questioning".

go'aan qaadashada qotoda dheer

Hadaba hadaad sharcigan noloshaada ku dabaqdo waxaad gaadhi kartaa: horumar badan, khilaafaad badana wad ka fogaan doonta.

"Socratic Questioning" wuxuu sheegaya:

Markaad go'aan qaadanayso ama gaadhayso waa inad waqti yar qaadata si aad isku waydiiso su'aalaha:

1β–ͺ︎ Waxani ma ii Fiican yihiin waxan aan go'aansanaayo ?

2β–ͺ︎ Waxan aan go'aansanayo cadayn noocman u hayaa ?

3β–ͺ︎ Waxan aan go'aansanayo noloshayda maxay kuso kordhinaysa !?

● Dhowrkan su'aalod hadad is waydiisid waxaad gaadhi doonta go'aan fiican oo caqli gal ah.

Researcher: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
πŸ‘5πŸ₯°2❀1πŸ‘1πŸ™1
Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda Xasuusta Maskaxdaada. PDF

● Ilaahay wuxu ina siiyay "SW" maskax uu inagaga Fadilay makhluuqadka kale.

● Daraasad la sameeyay ayaa sheegaysa in culayska maskaxda lagu qiyaaso 1330 gram ama 1.5 kilo !.

● Waxa kaloo la sheega in maskaxdu ay qaadi karto 20 million oo book (volume)waxa ku qoran !.

● Halkan waxa kugula wadaagi doona Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda xasuusta maskaxda.

● πŸ™πŸ‘‰Fadlan Linkiga chanel ka La wadaag asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan
πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles

#PowerOfTheBrain🧠
Halkan ka akhriso oo kala deg
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘8πŸ™2πŸ’―2❀1❀‍πŸ”₯1πŸ‘1
7_Tallaabo_oo_aad_ku_Kordhin_karto_awooda_xasuusta_maskaxdaada.pdf
145.4 KB
7 Tallaabo oo aad ku kordhin karto awooda xasuusta maskaxdaada.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
πŸ‘8❀4πŸ™1πŸ’―1
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF

● Waxaad ogaata akhriste mar walboo uu sanad kuu kordho waxa is bedelayaa noloshada, garaadkaga, iyo waliba qaab Fikirkaga.

● Waxaad mar walba kasii durkaysaa dhalinyarnimada adigoo usii dhawaanaya marba marka kasii danbeeya waayeelnimada.

● Hadaba maadaama aynu taaganahy bilowga sanadka 2024 qof walba waxa looga baahan yahay inuu naftiisa ku sameeyo xisaab xidh ah: intee in leeg ayaad guul gaadhay.

● Halkan waxn kugula wadagaya PDF hadii aad si wanaagsan u akhriso wax ka badalaya qaab nololeedkagi hore iyo waqtigii Kaa kala daadsana iyo waliba Qorshayashaadi Fashilmi jiray.

β—πŸ™πŸ»Linkiga chanel keena aynu la wadaagno asxaabtena si ay uga Faa'idaystaan.

πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles

Halkan ka akhriso oo kala deg
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀2πŸ‘2πŸ”₯2πŸ₯°1πŸ’―1
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF.pdf
223.4 KB
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF

Qoraga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#NewYear.
πŸ‘8❀‍πŸ”₯3❀2πŸ”₯1πŸ™1πŸ’―1
@PostFiles Chanel: "Maaha Goob Aad Ugu Iman Doonto Talooyin Bilaa Tayo Ah Iyo tacab Waxtar Lahayn, Balse waa madal aad ka Heli Karto Farsamoyin
waxtar Leh sida Horumarinta Shakhsiyada, Kobcinta garaadka iyo hab Fikirka kuwaas oo si wayN wax Uga Badali Doona Noloshaβ€œ.

Ku Biir Hadda: πŸ‘‰Https://t.me/PostFiles
Oo La wadaag Asxaabtada.πŸ™

Madasha: @PostFiles Madasha akhriska
Qoraaga: @HassanAbdikadir

#Subscribe
#Share
πŸ‘5❀1πŸ₯°1πŸ™1πŸ’―1
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadada.PDF

● Horumarka iyo guushu waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan uguna muhiimsan uu qof kastaa doonaayo.

● inaad noqotid qof horumar ka sameeyay noloshiisa, ku tiirsan naftiisa, gacan qabtana dadka ku hareeraysan, sidoo kale wax kusoo gudbiya bulshadiisa waa riyada aynu ka wada simanahay dhamaanteen.

Laakiin nasiib daro 10% oo kaliya aadmaha ayaa gaadha horumarka Nolosha ay ku taamayaan halka inta soo hadhay ay ku fashilmaan.

● Hadaba maxaa dib inoo celiya, sidoo kale maxay tahay sababta fashilka nolosha !!

● mawduucan waxaan
kaga warami doona 10 Qodob oo sababa fashilka qofka.

#Halkan_Kala_deg
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘5❀3πŸ₯°1πŸ’―1
Qaabkeed_Ku_Horumarin_kartaa_Naftaada_iyo_Shakhsiyadaada_Hasan_Abdikadir.pdf
286.9 KB
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadaada.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles

#Horumarinta_shakhsiyada
πŸ‘5πŸ₯°1πŸ‘1πŸ’―1