Sideed Ku Noqon Kartaa Aqoonyahan File Document.
β Aqoonyahanku waa qof wax akhriya, wax baadha, xogta soo gaadhana sii daba gala oo kala hubiya inteeda dhabta ah iyo inteeda qaldan.
β Aqoonyahanku waa qof hankiisa ka dhiga badnaadada bulshadiisa iyo dalkiisa dhib walba isaga haka soo gaadhee.
β Aqoonyahanku dhagta ayuu maalaa mana hadal badna ee odhaahaha dhagihiisa kuso dhaca ayuu ka Faa'idaystaa oo sii daba galaa ilaa uu aqoon u yeesho.
β Hadaba Si aad U noqoto Aqoonyahan waa inaad Qodobadan aan ku xusay PDF ka hoose Ka dhabaysaa.
ππππππππ

π6β€2π1π―1
Sideed Ku Noqon Kartaa Aqoonyahan.PDF.pdf
110.3 KB
π8β€2π₯°1π1π1
Halyaygii Islaamka Ee Salaaxudiin Al Ayuubi.PDF
β Suldaan Salaaxudiin Al Ayuubi Wuxuu ahaa Halyay ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag, iyo Cadaalad.
β Wuxuu ahaa Dagaalyahan Dalal badan oo gaalo ka arimin jirtay gacanta islaamka soo galiyay.
β Wuxuu Ahaa Geesigii Dib ugu soo celiyay Gacanta islaamka Baytul maqdas (Qudus) Kadib 800 sano ay ariminaysay Dowladii Saliibku.
β Taariikhda Suldaanka Iyo Halgankii/ Dagaalkii uu Ku Furtay Baytul maqdas
Halkan ka akhriso oo Kala dag
ππππππππππ

π5β€3π2π₯°1π―1
Halyaygii Islaamka Salaaxu Diin Al Ayuubi.pdf
427.5 KB
Halyaygii Islaamka Ee Salaaxudiin Al Ayuubi.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#IslamicHistory
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#IslamicHistory
π8β€1π₯1π₯°1π1π―1
Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF.
β Mohacs: waa wabi dhaca Europe gaar ahaan dalka "Hungary".
β Mohacs wuxuu ahaa Dagaal u dhaxeeyay dowladii cusmaniyinta iyo dalalka Europe gaar ahaan "Hungary" Sanadkii 1687.
β Xiligaa dowlada cusmaniyinta waxa amiir u ahaa "Sulayman al qaanuuni" oo ku suntana Hogaamiye Taatikada dagaal yiqaana.
β Xiligaa Ciidanka Hungary waxa lagu tilmaami jiray kuwa ugu awooda badan qaarada Europe.
β Ciidanka Hungary wuxuu aduunka ka ariminaayay 637 sano (6 Century)mudo Saacad ahna aduunkan ka baxay.
β Wuxuu ahaa dagaal Safxadaha hore ee taariikhda ku jira, waxanu ahaa jab gaaladi Ku dhacay ilaa hadana tusaale looso qaato.
β Xogaha Dagaalkan ku saabsan Halkan ka akhriso oo kala dag.
ππππππ

π6β€1π1π―1
Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.pdf
427.8 KB
Dagaalkii Safxadaha Hore Ee Taariikhda galay Ee Mohacs.PFD
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
π5β€2π1π―1
WhatsApp.com
Madasha Xog MaaL
WhatsApp Group Invite
π4π2π₯1π1π1π―1
β Vasco da gama waxa uu ahaa sahamiye reer Portuguese ah, waxaana lagu tilmaama inuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee India gaadha( Explorer) isagoo bad-waynta sii jaraya.
β Waxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee ku xidhay Europe qaybta aasiya xigta
isaga oo sii dhex jaray/ maray Badwaynta Atlantic iyo badwaynta india .
FG:πSi aan usoo badiyo maclumad sidano kle ah Fadlan Linkiga Chanelka copy dheh oo la wadaag asxabta
ππ
https://t.me/PostFiles

π5π1π―1
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa. PDF.
β Dayaxu waa waxa ugu dhow dhulka masaafo ahaan taas oo ah wax ku dhow 400,000KM.
β Xajmiga dayaxa wuxuu u dhigmaa 4 meelood meel xajmiga dhulka taas ay micnaheedu tahay inuu
dhulka ka yar yahay 4 jeer β4 times".
β Faaβidooyin badan ayuu dayaxu dhulka u leeyahay sida isu dheeli tirnaanta miisaanka
walxaha dhulka dul saaran, dhaqaajinta hirarka bada oo loo yiqaano
βwave tidesβ.
β Hadii Lacala dayaxu inyar ka fogaan lahaa meesha uu joogo hada maraakiibta iyo doomaha uma suurto gali lahayn in ay bada ku socdaan, halka sidoo kale hadii wax yar kasoo dhawaado
meesha uu hada joogo biyaha bada ayaa dhulkoo dhan qarin lahaa.
β Halkan waxan kuso diyaariyay Maclumaad layaab leh oo ku saabsan Dayaxa
Halkan Ka Akhriso oo kala deg
πππππ

β€5π5π1π―1
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa..pdf
145 KB
β€3π2π1π1
Https://t.me/PostFiles
ππππ
Walaalayaal Linkiga chanelka Share gareeya oo la wadaaga asxabtiina Si ay wax uga Faaβidaystaan.π

Telegram
Post Files π
β @PostFiles
πwaa Madal Aqooneed π
β waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.
β Owner/Founder: @HassanAbdikadir
@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska

π―2π1π1π€1
Astaamaha Dadka Guulaysta. PDF
β Waxa hubaal ah in guushu tahay arin qof kastaa jecel yahay inuu gaaro, balse wxa lagu kala duwan yahay dariiqa iyo xeeladaha la adeegsado si loo gaaro.
β Kuwa XaqiijiYay riyooyinkodi kuna guulaystay yegleelida nolosha ay in badan ku taamayeen, dhab ahantii wxy yihiin kuwo ka guul gaaray hayaankoodi guusha.
β Waxaynu imika soo qaadanaynaa 10 kamida astaamaha dadka guulaha gaara si aynu inaguna hayaankoodi u qaadno.
β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’β’
π Fadlan linkiga chanel keena Copy dheh oo la wadaag asxabta
πHttps://t.me/PostFiles
Halkan ka akhriso oo kala deg:
πππππππ

π7π2π₯°1
10_Astaamod_Ay_Gaar_La_Yihiin_Dadka_Guulaysta_Ama_Guulaha_XaqiijiYay.pdf
66.1 KB
10 Astaamod Ay Gaar La Yihiin Dadka Guulaysta Ama Guulaha XaqiijiYay
Qoraaga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
π7π―2β€1π₯1π1
Adigu Kor isku qaad cidna ha isku halayn || DhiirigaLin.
β Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin qof wax kuu qabanaya ma jiro; hadii aad damiir yeeLan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto.
β Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha
waxba kama noqdo.
β hadii wax uun nolosha ku
fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo goβdid, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa.
β Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg ππ
Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan @PostFiles
π Https://t.me/PostFiles

π9π1π―1
Adigu_Kor_Isku_Qaad_Cidna_Ha_Isku_Halayn_Dhiirigalin_Post_FiLes.pdf
194.1 KB
Adigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn || DhiirigaLin
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Motivation
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Motivation
β€10π3π1π―1
πMawduucyadii ugu Akhriska badnaa Labadi bilood ee u danbeeyay ee @PostFiles
1.π πAstaamaha dadka guulaysta.PDF
https://t.me/PostFiles/170
2.π πSideed ku noqon kartaa aqoonyahan.PDF
https://t.me/PostFiles/148
3.ππHalyaygi Islaamka Salaaxidiin Al ayuubi.PDF
https://t.me/PostFiles/151
4.ππ Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF
https://t.me/PostFiles/157
5.ππAdigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn.PDF
https://t.me/PostFiles/172
°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°
FG: Fadlan linkiga chanel keena aynu La wadaagno asxaabtenaπ
πShare Https://t.me/PostFiles

β€1π1π―1
Wali ma maqashay sharciga loo yiqaano:
"socratic questioning".
go'aan qaadashada qotoda dheer
Hadaba hadaad sharcigan noloshaada ku dabaqdo waxaad gaadhi kartaa: horumar badan, khilaafaad badana wad ka fogaan doonta.
"Socratic Questioning" wuxuu sheegaya:
Markaad go'aan qaadanayso ama gaadhayso waa inad waqti yar qaadata si aad isku waydiiso su'aalaha:
1βͺοΈ Waxani ma ii Fiican yihiin waxan aan go'aansanaayo ?
2βͺοΈ Waxan aan go'aansanayo cadayn noocman u hayaa ?
3βͺοΈ Waxan aan go'aansanayo noloshayda maxay kuso kordhinaysa !?
β Dhowrkan su'aalod hadad is waydiisid waxaad gaadhi doonta go'aan fiican oo caqli gal ah.
Researcher: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge

π5π₯°2β€1π1π1
Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda Xasuusta Maskaxdaada. PDF
β Ilaahay wuxu ina siiyay "SW" maskax uu inagaga Fadilay makhluuqadka kale.
β Daraasad la sameeyay ayaa sheegaysa in culayska maskaxda lagu qiyaaso 1330 gram ama 1.5 kilo !.
β Waxa kaloo la sheega in maskaxdu ay qaadi karto 20 million oo book (volume)waxa ku qoran !.
β Halkan waxa kugula wadaagi doona Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda xasuusta maskaxda.
β ππFadlan Linkiga chanel ka La wadaag asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan
π Https://t.me/PostFiles
#PowerOfTheBrainπ§
Halkan ka akhriso oo kala deg
πππππππππ

π8π2π―2β€1β€βπ₯1π1
7_Tallaabo_oo_aad_ku_Kordhin_karto_awooda_xasuusta_maskaxdaada.pdf
145.4 KB
7 Tallaabo oo aad ku kordhin karto awooda xasuusta maskaxdaada.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
π8β€4π1π―1
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF
β Waxaad ogaata akhriste mar walboo uu sanad kuu kordho waxa is bedelayaa noloshada, garaadkaga, iyo waliba qaab Fikirkaga.
β Waxaad mar walba kasii durkaysaa dhalinyarnimada adigoo usii dhawaanaya marba marka kasii danbeeya waayeelnimada.
β Hadaba maadaama aynu taaganahy bilowga sanadka 2024 qof walba waxa looga baahan yahay inuu naftiisa ku sameeyo xisaab xidh ah: intee in leeg ayaad guul gaadhay.
β Halkan waxn kugula wadagaya PDF hadii aad si wanaagsan u akhriso wax ka badalaya qaab nololeedkagi hore iyo waqtigii Kaa kala daadsana iyo waliba Qorshayashaadi Fashilmi jiray.
βππ»Linkiga chanel keena aynu la wadaagno asxaabtena si ay uga Faa'idaystaan.

β€2π2π₯2π₯°1π―1
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF.pdf
223.4 KB
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF
Qoraga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#NewYear.
Qoraga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#NewYear.
π8β€βπ₯3β€2π₯1π1π―1