Post Files πŸ“–
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
● @PostFiles
πŸ‘‰waa Madal Aqooneed πŸ“š

● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


● Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Ha Noqon Dul-mane Ee U Dagaalan Noloshaada File Document ...

● Badana Akhriste Noloshu Uma dhaqaaqdo jihada aynu la Rabno

● badana markay dadku wajahan waqtiyada adag waxay dhibatoyinka isku midka ah uga fal celiyan siyaboyin kala duwan

● Kuwo kamida way oyaN , Kuwo kalena waxay isku dayaan inay naftooda xajiyan balse way ku guul daraystaan

● Si kastaba ha ahaate Kuwo kamid ah waxay doortan inay u dagalaman waxay rabaan
Waana Mawducenan Maanta waxa uu khuseeyo oo aynu kaga Hadli Doono

● ugu danbaynti Akhriste dadka u Halgama Nafahoda horumarkoda waxay leyihin dhibatoyin ay wajahan iyo waqtiyo adag

● balse waxay doortan inay si toos ah indhaha ugu eegan Nolosha
Xagii ay ka dooran lahaayen inay noqdaan dulmanayaal Ku dulman Nolosha..

πŸ‘‡Group ka Chanelkeena πŸ‘‡
https://t.me/+LMoMxEHsBHRjY2M8

Mawduuca
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀5πŸ‘4πŸ‘2πŸ”₯1πŸ™1
Ha Noqon Dulmane Ee U Dagaalan Noloshaada ..DhiirigaLin.pdf
92.7 KB
Ha Noqon Dulmane Ee U Dagaalan Noloshaada

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘17❀6πŸ‘2πŸ™1πŸ’―1πŸ€—1
Bada Dhimatay ( Dead Sea)
File Document PDF....πŸ‘‡

● Bada Dhimatay Geography Ahaan waxay dhacdaa Meel u dhaxaysa Falstin iyo Urdun ama jordan

● Bada dhimatays waa bad Milixdu ku badan tahay oo waxay ka milix badan tahay badaha kale 7 Jeer laab waxay Hoos Dhulka u qodan tahay 306 meter

●Balaadhkedu wuxu gadhaya 15 Km halka dherekedu gaadhayo 50 km

● Culayska biyahedu wuxu gadhaya 1kii Meter 1.2 Kg waana culays aad u sareeya taaso ka dhigan inay biyuhu awood u yeeshan inay iska xajin karan qofka iyo walax kasto culus

● way sii badata Hoos u qodnaanshiyaha badan sanad walba in u dhiganta 9 Meter

● waxay shegan khubaradu in meesha ay tagnayen biyuhu ay hoos uga dhaceen wax ka badan 40 meter marki loo eego halkii ay tagnayen qarnigii Hore

● PDF Kan hoose ayaynu kaga hadli doona maclumad yaroo kooban ku saabsan Dead sea ( Bada Dhimatay)

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘5❀1πŸ‘1πŸ’―1
Dead Sea.pdf
72 KB
Xaqiiqooyin Aanad Ka Ogay Bada Dhimatay ( Dead Sea )

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘7❀2πŸ‘1πŸ’―1
πŸ‘‰ Ka baadho Mawduucyada Ku dhaafay Ee Dhiiri-gaLin, Horumarinta shakhsiyada, iyo aqoon guud ah Ee Ku jira @PostFiles :

1.πŸ“– Qiimaha waqtiga.PDF
https://t.me/PostFiles/66

2.πŸ“– Xikmado Noloshada Iftiiminaya.PDF
https://t.me/PostFiles/85

3.πŸ“– Waxyaabo dilaya sharaftaada.PDF
https://t.me/PostFiles/98

4.πŸ“– Dadyawgi arxanka darnaa ee Vikings.PDF
https://t.me/PostFiles/54

5.πŸ“– Sheekada Guusha SAMSUNG .PDF
https://t.me/PostFiles/46

6.πŸ“– sheekada Guusha WhatsApp.PDF
https://t.me/PostFiles/74

7.πŸ“– Sheekada Guusha Google.PDF
https://t.me/PostFiles/60

8.πŸ“– Sheekada Guusha Netflix.PDF
https://t.me/PostFiles/63

9.πŸ“– sheekada Guusha Ikea.PDF
https://t.me/PostFiles/12

10.πŸ“– Marin biyoodka baabul mandab.PDF
https://t.me/PostFiles/50

11.πŸ“– Macluumad ku saabsan Qoraxda .PDF
https://t.me/PostFiles/31

12.πŸ“– Fahad Yaasiin 2022.PDF
https://t.me/PostFiles/52

13.πŸ“– khatarta Daawada Antibiotica.PDF
https://t.me/PostFiles/58

14.πŸ“– Noloshu waxay i bartay.PDF
https://t.me/PostFiles/39

15.πŸ“– Xaqiiqooyin ku saabsan Nibiriga .PDF
https://t.me/PostFiles/79

16.πŸ“– Kala Duwanaanta Shakhsiyadaha.PDF
https://t.me/PostFiles/105

17.πŸ“– Qaab Fikirkaga Toosan.PDF
https://t.me/PostFiles/108

18.πŸ“– Waa Kuma Saaxiibkagu .PDF
https://t.me/PostFiles/111

19.πŸ“– Wax ka ogow dhulka aynu ku noolnahay.PDF
https://t.me/PostFiles/104

20.πŸ“– Sideed u yarayn kartaa isticmaalka badan ee mobile ka.PDF
https://t.me/PostFiles/100

21.πŸ“– Keed Tahay Hogaamiye Mise La Hogaamiye .PDF
https://t.me/PostFiles/138

22.πŸ“– Area 51 USA.PDF
https://t.me/PostFiles/76

23.πŸ“– Shaybaadhki Japan Ku Galaafatay Nolosha Kumanaan Qof .PDF
https://t.me/PostFiles/90

Qoraaga Dhamaan Articles ka
@HassanAbdikadir
πŸ‘12πŸ₯°3❀1πŸ”₯1πŸ‘1😁1🀩1
Sideed Ku Noqon Kartaa Aqoonyahan File Document.

● Aqoonyahanku waa qof wax akhriya, wax baadha, xogta soo gaadhana sii daba gala oo kala hubiya inteeda dhabta ah iyo inteeda qaldan.

● Aqoonyahanku waa qof hankiisa ka dhiga badnaadada bulshadiisa iyo dalkiisa dhib walba isaga haka soo gaadhee.

● Aqoonyahanku dhagta ayuu maalaa mana hadal badna ee odhaahaha dhagihiisa kuso dhaca ayuu ka Faa'idaystaa oo sii daba galaa ilaa uu aqoon u yeesho.

● Hadaba Si aad U noqoto Aqoonyahan waa inaad Qodobadan aan ku xusay PDF ka hoose Ka dhabaysaa.

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘6❀2πŸ‘1πŸ’―1
Sideed Ku Noqon Kartaa Aqoonyahan.PDF.pdf
110.3 KB
Sideed Ku Noqon Kartaa Aqoonyahan.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#BrainFunction🧠
πŸ‘8❀2πŸ₯°1πŸ‘1πŸ™1
Halyaygii Islaamka Ee Salaaxudiin Al Ayuubi.PDF

● Suldaan Salaaxudiin Al Ayuubi Wuxuu ahaa Halyay ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag, iyo Cadaalad.

● Wuxuu ahaa Dagaalyahan Dalal badan oo gaalo ka arimin jirtay gacanta islaamka soo galiyay.

● Wuxuu Ahaa Geesigii Dib ugu soo celiyay Gacanta islaamka Baytul maqdas (Qudus) Kadib 800 sano ay ariminaysay Dowladii Saliibku. 

● Taariikhda Suldaanka Iyo Halgankii/ Dagaalkii uu Ku Furtay Baytul maqdas

Halkan ka akhriso oo Kala dag 
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘5❀3πŸ™2πŸ₯°1πŸ’―1
Halyaygii Islaamka Salaaxu Diin Al Ayuubi.pdf
427.5 KB
Halyaygii Islaamka Ee Salaaxudiin Al Ayuubi.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#IslamicHistory
πŸ‘8❀1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ™1πŸ’―1
Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF.

● Mohacs: waa wabi dhaca Europe gaar ahaan dalka "Hungary".

● Mohacs wuxuu ahaa Dagaal u dhaxeeyay dowladii cusmaniyinta iyo dalalka Europe gaar ahaan "Hungary" Sanadkii 1687.

● Xiligaa dowlada cusmaniyinta waxa amiir u ahaa "Sulayman al qaanuuni" oo ku suntana Hogaamiye Taatikada dagaal yiqaana.

● Xiligaa Ciidanka Hungary waxa lagu tilmaami jiray kuwa ugu awooda badan qaarada Europe.

● Ciidanka Hungary wuxuu aduunka ka ariminaayay 637 sano (6 Century)mudo Saacad ahna aduunkan ka baxay.

● Wuxuu ahaa dagaal Safxadaha hore ee taariikhda ku jira, waxanu ahaa jab gaaladi Ku dhacay ilaa hadana tusaale looso qaato.

● Xogaha Dagaalkan ku saabsan Halkan ka akhriso oo kala dag.

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘6❀1πŸ‘1πŸ’―1
Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.pdf
427.8 KB
Dagaalkii Safxadaha Hore Ee Taariikhda galay Ee Mohacs.PFD

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘5❀2πŸ‘1πŸ’―1
https://chat.whatsapp.com/BZ9REcRgHyZAYZzwi4MCYC

WhatsApp Group kaa aynu ku biirno.
πŸ‘4πŸ™2πŸ”₯1πŸ‘1😁1πŸ’―1
● Vasco da gama waxa uu ahaa sahamiye reer Portuguese ah, waxaana lagu tilmaama inuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee India gaadha( Explorer) isagoo bad-waynta sii jaraya.


● Waxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee ku xidhay Europe qaybta aasiya xigta

isaga oo sii dhex jaray/ maray Badwaynta Atlantic iyo badwaynta india .

FG:πŸ™Si aan usoo badiyo maclumad sidano kle ah Fadlan Linkiga Chanelka copy dheh oo la wadaag asxabta
πŸ‘‡πŸ‘‡
https://t.me/PostFiles
πŸ‘5πŸ‘1πŸ’―1
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa. PDF.

● Dayaxu waa waxa ugu dhow dhulka masaafo ahaan taas oo ah wax ku dhow 400,000KM.

● Xajmiga dayaxa wuxuu u dhigmaa 4 meelood meel xajmiga dhulka taas ay micnaheedu tahay inuu 
dhulka ka yar yahay 4 jeer β€œ4 times".

● Faa’idooyin badan ayuu dayaxu dhulka u leeyahay sida isu dheeli tirnaanta miisaanka 
walxaha dhulka dul saaran, dhaqaajinta hirarka bada oo loo yiqaano 
β€œwave tides”.

● Hadii Lacala dayaxu inyar ka fogaan lahaa meesha uu joogo hada maraakiibta iyo doomaha uma  suurto gali lahayn in ay bada ku socdaan, halka sidoo kale hadii wax yar kasoo dhawaado 
meesha uu hada joogo biyaha bada ayaa dhulkoo dhan qarin lahaa.

● Halkan waxan kuso diyaariyay Maclumaad layaab leh oo ku saabsan Dayaxa

Halkan Ka Akhriso oo kala deg
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀5πŸ‘5πŸ‘1πŸ’―1
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa..pdf
145 KB
Macluumad Layab Leh oo ku saabsan Dayaxa. PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir.
Madasha: @PostFiles
❀3πŸ‘2πŸ‘1πŸ™1
Astaamaha Dadka Guulaysta. PDF

● Waxa hubaal ah in guushu tahay arin qof kastaa jecel yahay inuu gaaro, balse wxa lagu kala duwan yahay dariiqa iyo xeeladaha la adeegsado si loo gaaro.

● Kuwa XaqiijiYay riyooyinkodi kuna guulaystay yegleelida nolosha ay in badan ku taamayeen, dhab ahantii wxy yihiin kuwo ka guul gaaray hayaankoodi guusha.

● Waxaynu imika soo qaadanaynaa 10 kamida astaamaha dadka guulaha gaara si aynu inaguna hayaankoodi u qaadno.

β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’β€’
πŸ™ Fadlan linkiga chanel keena Copy dheh oo la wadaag asxabta
πŸ‘‰Https://t.me/PostFiles

Halkan ka akhriso oo kala deg:
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘7πŸ‘2πŸ₯°1
10_Astaamod_Ay_Gaar_La_Yihiin_Dadka_Guulaysta_Ama_Guulaha_XaqiijiYay.pdf
66.1 KB
10 Astaamod Ay Gaar La Yihiin Dadka Guulaysta Ama Guulaha XaqiijiYay

Qoraaga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘7πŸ’―2❀1πŸ”₯1πŸ‘1
Adigu Kor isku qaad cidna ha isku halayn || DhiirigaLin.

● Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin qof wax kuu qabanaya ma jiro; hadii aad damiir yeeLan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto.

● Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha
waxba kama noqdo.

● hadii wax uun nolosha ku
fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo go’did, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa.

● Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg πŸ‘‡πŸ“–


Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan @PostFiles
πŸ‘‰ Https://t.me/PostFiles

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘9πŸ‘1πŸ’―1
Adigu_Kor_Isku_Qaad_Cidna_Ha_Isku_Halayn_Dhiirigalin_Post_FiLes.pdf
194.1 KB
Adigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn || DhiirigaLin

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Motivation
❀10πŸ‘3πŸ™1πŸ’―1
πŸ‘‰Mawduucyadii ugu Akhriska badnaa Labadi bilood ee u danbeeyay ee @PostFiles

1.πŸ“– πŸ‘‰Astaamaha dadka guulaysta.PDF
https://t.me/PostFiles/170

2.πŸ“– πŸ‘‰Sideed ku noqon kartaa aqoonyahan.PDF
https://t.me/PostFiles/148

3.πŸ“–πŸ‘‰Halyaygi Islaamka Salaaxidiin Al ayuubi.PDF
https://t.me/PostFiles/151

4.πŸ“–πŸ‘‰ Dagaalkii Taariikhda Galay Ee Mohacs.PDF
https://t.me/PostFiles/157

5.πŸ“–πŸ‘‰Adigu Kor Isku Qaad Cidna Ha Isku Halayn.PDF
https://t.me/PostFiles/172

°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°
FG: Fadlan linkiga chanel keena aynu La wadaagno asxaabtenaπŸ‘‡
πŸ‘‰Share Https://t.me/PostFiles
❀1πŸ‘1πŸ’―1