Qaab Fikirka ToosaN.pdf
67.1 KB
π11β€7π₯°1π1π1π―1
Waa Kuma Zaaxibkagu File Document PDF...
β Saaxibku waa qof ka turjuma shakhsiyadada Akhriste
β shakhsiyaduna waa sida aad u dhaqanto , u fikirto , Una Muujiso Dareenkaga waa waxa aad naftaada ku sifayso
Ay ka turjuntan dadka Kale
β qof walba wuxu jecel yahay inuu yeesho shakhsiyada wacaN
β ma jiro qof jecel in lagu sifeeyo sifo xun
β Hadaba File keenan Maanta Ayaynu ku Dul istaagi Doona Sida Loo xusho saaxibka wanagsan Iyo sido Waxaynu shegi dooNa Waxyabaha lagala kulmo saaxibka xun
Inago is bar bar dhigayna saxibka xun iyo ka wanaagsan
Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles
ππππππ

π7β€2π―2π₯°1π1
Waa Kuma Zaaxiibkagu.pdf
57.2 KB
π5β€4π₯°1π€©1π―1
Waxad inta badan arkaysa dad badan oo isticmaalaya
βͺοΈWhatsApp Gold
βͺοΈGB WhatsApp
βͺοΈWhatsApp Plus
βͺοΈPink WhatsApp
βͺοΈBlue WhatsApp
βͺοΈKing WhatsApp
βͺοΈMB WhatsApp
Iyo kuwo kle oo intaa ka badan, waxa laga yaaba inaanay garanayn dadku si mrka loo eego Secure ahaan qaabka uu yahay !!!
Ogsoonow Intaa aan soo sheegay iyo kuwo kaloo fara badaniba Ay yihiin Applications inta badan ku aamini karin
βͺοΈNumber kaaga
βͺοΈIyo Xogtaadaba
βͺοΈIyo Waliba Personal content
Ay tahayna inta badan inaad iska ilaaliso.
Waxaanan kugula talin lahaa in aad inta badan isticmaasho WhatsApp ka caadiga ah ama rasmiga ah ay Leedahay shirkada *META*
Si Xogtaadu u noqoto mid Secure ah ama kuu ilaashan adiga
By: @HassanAbdikadir
" Professional Specializing in Personal Security Applications "

π16β€2π1π1π―1
Waxaynu dhamaanten isticmaalna Mobiles ka Smartphone, kuwaaso kamid noqday in si caadi ah ula saaxiban noloshena maalinlaha
Waxaan kula wadaagi doona Hal Dhaqan oo ay tahay inaad ku samayso mobile kaaga Smartphone ka.
βͺοΈ Waa inaad Xogta ku jirta mobile kaaga aad ka qaadan waydo Backup !
βͺοΈ waayo waxa dhacda mararka qaarkood ama dadka ku dhacda Hadii Mobile kooda laga xado ama se uu ka lumo
In Xogtii mobile kooda ku jirtay Sida :
sawiraanta, Videos, Document, Chats,..........
Ay sidaasiba ku waayan !
Hadana waxaad awood u leedahay in xogta mobile kaaga ku jirta aad u wareejin karto Goobo storages oo inta badan ku shaqeeya Internet ka
Hadaad tahay Qof isticmaala mobile IOS Ama Android waxaad awood u leedahay in xogtaada inta badan aad ku dedaasho inaad ku aruuriso
Google Drive Ama icloud.
By: @HassanAbdikadir
" Professional Specializing in Personal Security Applications"

π11β€3π₯1π1π1
Attention Deficit Hyperactivity Disorder
Waa xanuun maskaxda Ku dhaca
βͺοΈ Waa awood La'aanta ayna maskaxdu qaban karayn shay mar kaliya, si yaro Fudud ayad u mashqulaysa.
βͺοΈ waxad ka xanaaqaysa waxyabo yar-yar oo fudud, waxaanad wax u ilowdaa si yaroo fudud
βͺοΈ Mar walba waxd awooda saartaa waxyaabaha cusub, halkii aad dhamays tiri lahayd kuwii hore
βͺοΈ Howl baad qabanaysa Waxd is arkaysa adoo howl kale haya waayo maskaxdaadu Focus malaha
βͺοΈ Dadka xanuunkan Lihi wa dadka ugu Over Thinking ka badan aad bay u fikiraan mrka lo eego dadka kle
βͺοΈ By: @HassanAbdikadir

π18π―4π€―2β€1π1π€1
Guushu Waa Hayaan ! File Document..
β Guushu waa shay qof kastaa raadinaayo, waa shayga aynu dhamanten ka midaysanahay, waana waxa kaso horjeeda guul-darada.
β Guushu waa wax la isku dayay in la ogaado dariiqa loo maro, Laakiin nasiib daro Guusha laguma helo dheyel-dheyel iyo raqiis.
β Waxaad ogaata inay guul-daradu tahay Furaha Guushaada waana asaaska yoolkaaga iyo ka midho dhalinyiisa.
β Ugu danbayn akhriste Waa inaad ahaata Guul u jooge, hadana wax ka barataa guul-daradaada ;
Maalinkaad cashar ka baran waydo guul- daradaada Ogow waa maalinkaad ku fashilantay Noloshaada !.
Hadad Hayso Fikrad ama aragti igula wadaag Halkan
ππ
@HassanAbdikadir
Mawduuca

π10β€3π3π₯1π₯°1π―1
Guushu Waa Hayaan! DhiirigaLin.pdf
106.8 KB
π12β€1π1π1
Keebad Tahay Hogamiye mise la hogaamiye File Document ...
β Hogamintu waa ku qancinta qof arin noocu doono ha ahaade
β Inaad awoodo inaad qof ku dhiiri galiso inuu wax wanagsan sameeyo
β Hogamintu shaqo kuma laha jagada aad hayso , aqoonta aad leedahay iyo howlaha lagu dhiibo
β Hogamintu maaha inaad dhowr shaqaale u sarayso ama amarkaaga la maqlo
β Mawducenan siyaasad shaqo kuma laha laakiin waxa laga yaaba in wax yar lugta yara galino
β MA tihid hogaamiye hadaad hayso jago xukuumadeed oo kugu soo aaday markii si qabiil qabiil ah jagooyinka dowlada loo qaybsado
β File kan hoose ayaynu ku eegi dooNa maclumad ka balaadhan
Sidoo kale waxaynu soo qaadan doona 5 qodob oo muhiim dhamaadka mawducenan maanta
La wadaag asxaabtaada Linkiga Chanelkeenan si ay wax uga Faaβidaan

π8β€1π₯1π₯°1π1π―1
Keed Tahay Hogaamiye Mise La Hogaamiyo.pdf
91.3 KB
π18β€5π₯°1π1
Ha Noqon Dul-mane Ee U Dagaalan Noloshaada File Document ...
β Badana Akhriste Noloshu Uma dhaqaaqdo jihada aynu la Rabno
β badana markay dadku wajahan waqtiyada adag waxay dhibatoyinka isku midka ah uga fal celiyan siyaboyin kala duwan
β Kuwo kamida way oyaN , Kuwo kalena waxay isku dayaan inay naftooda xajiyan balse way ku guul daraystaan
β Si kastaba ha ahaate Kuwo kamid ah waxay doortan inay u dagalaman waxay rabaan
Waana Mawducenan Maanta waxa uu khuseeyo oo aynu kaga Hadli Doono
β ugu danbaynti Akhriste dadka u Halgama Nafahoda horumarkoda waxay leyihin dhibatoyin ay wajahan iyo waqtiyo adag
β balse waxay doortan inay si toos ah indhaha ugu eegan Nolosha
Xagii ay ka dooran lahaayen inay noqdaan dulmanayaal Ku dulman Nolosha..
πGroup ka Chanelkeena π
https://t.me/+LMoMxEHsBHRjY2M8
Mawduuca
πππππππ

β€5π4π2π₯1π1
Ha Noqon Dulmane Ee U Dagaalan Noloshaada ..DhiirigaLin.pdf
92.7 KB
π17β€6π2π1π―1π€1
Bada Dhimatay ( Dead Sea)
File Document PDF....π
β Bada Dhimatay Geography Ahaan waxay dhacdaa Meel u dhaxaysa Falstin iyo Urdun ama jordan
β Bada dhimatays waa bad Milixdu ku badan tahay oo waxay ka milix badan tahay badaha kale 7 Jeer laab waxay Hoos Dhulka u qodan tahay 306 meter
βBalaadhkedu wuxu gadhaya 15 Km halka dherekedu gaadhayo 50 km
β Culayska biyahedu wuxu gadhaya 1kii Meter 1.2 Kg waana culays aad u sareeya taaso ka dhigan inay biyuhu awood u yeeshan inay iska xajin karan qofka iyo walax kasto culus
β way sii badata Hoos u qodnaanshiyaha badan sanad walba in u dhiganta 9 Meter
β waxay shegan khubaradu in meesha ay tagnayen biyuhu ay hoos uga dhaceen wax ka badan 40 meter marki loo eego halkii ay tagnayen qarnigii Hore
β PDF Kan hoose ayaynu kaga hadli doona maclumad yaroo kooban ku saabsan Dead sea ( Bada Dhimatay)
ππππππππ

π5β€1π1π―1
Dead Sea.pdf
72 KB
π7β€2π1π―1