Post Files πŸ“–
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
● @PostFiles
πŸ‘‰waa Madal Aqooneed πŸ“š

● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


● Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Qaab Fikirkaga Toosanu wuxu Kugu Hagaa Guusha File Document PDF...

Β€Noloshu wa silsilad iyo mareeg ay maraan Nooluhu waana giran ku waregsan marxalado kala duwan Ee qofba si u saamaysa

Β€ Halbega noloshu waa adigoo hore uga socda caqabad kasto kaa hor timaada

Β€ Halganka Noloshu maaha Howl Yar

Β€ waa halis dab iyo dhamac ah
Way hami iyo howl badan tahay
Way walwaL iyo walac badan tahay

Β€ Nolol aan Halgan Lahayni maaha NoloL

● Ugu danbenti akhriste " Mustaqbalku wuxu sugaya kuwa maanta diyaar Garooba"

Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀3πŸ‘1πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ’―1
Qaab Fikirka ToosaN.pdf
67.1 KB
Qaab Fikirka Toosan.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘11❀7πŸ₯°1πŸ‘1πŸ™1πŸ’―1
Waa Kuma Zaaxibkagu File Document PDF...

● Saaxibku waa qof ka turjuma shakhsiyadada Akhriste

● shakhsiyaduna waa sida aad u dhaqanto , u fikirto , Una Muujiso Dareenkaga waa waxa aad naftaada ku sifayso
Ay ka turjuntan dadka Kale

● qof walba wuxu jecel yahay inuu yeesho shakhsiyada wacaN

● ma jiro qof jecel in lagu sifeeyo sifo xun


● Hadaba File keenan Maanta Ayaynu ku Dul istaagi Doona Sida Loo xusho saaxibka wanagsan Iyo sido Waxaynu shegi dooNa Waxyabaha lagala kulmo saaxibka xun

Inago is bar bar dhigayna saxibka xun iyo ka wanaagsan

Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘7❀2πŸ’―2πŸ₯°1πŸ‘1
Waa Kuma Zaaxiibkagu.pdf
57.2 KB
Waa Kuma Saaxiibkaaga Dhabta ahi


Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘5❀4πŸ₯°1🀩1πŸ’―1
Waxad inta badan arkaysa dad badan oo isticmaalaya

β–ͺ︎WhatsApp Gold
β–ͺ︎GB WhatsApp
β–ͺ︎WhatsApp Plus
β–ͺ︎Pink WhatsApp
β–ͺ︎Blue WhatsApp
β–ͺ︎King WhatsApp
β–ͺ︎MB WhatsApp

Iyo kuwo kle oo intaa ka badan, waxa laga yaaba inaanay garanayn dadku si mrka loo eego Secure ahaan qaabka uu yahay !!!

Ogsoonow Intaa aan soo sheegay iyo kuwo kaloo fara badaniba Ay yihiin Applications inta badan ku aamini karin

β–ͺ︎Number kaaga
β–ͺ︎Iyo Xogtaadaba
β–ͺ︎Iyo Waliba Personal content

Ay tahayna inta badan inaad iska ilaaliso.

Waxaanan kugula talin lahaa in aad inta badan isticmaasho WhatsApp ka caadiga ah ama rasmiga ah ay Leedahay shirkada *META*

Si Xogtaadu u noqoto mid Secure ah ama kuu ilaashan adiga

By: @HassanAbdikadir

" Professional Specializing in Personal Security Applications "
πŸ‘16❀2πŸ‘1πŸ™1πŸ’―1
Waxaynu dhamaanten isticmaalna Mobiles ka Smartphone, kuwaaso kamid noqday in si caadi ah ula saaxiban noloshena maalinlaha

Waxaan kula wadaagi doona Hal Dhaqan oo ay tahay inaad ku samayso mobile kaaga Smartphone ka.

β–ͺ︎ Waa inaad Xogta ku jirta mobile kaaga aad ka qaadan waydo Backup !

β–ͺ︎ waayo waxa dhacda mararka qaarkood ama dadka ku dhacda Hadii Mobile kooda laga xado ama se uu ka lumo

In Xogtii mobile kooda ku jirtay Sida :
sawiraanta, Videos, Document, Chats,..........
Ay sidaasiba ku waayan !

Hadana waxaad awood u leedahay in xogta mobile kaaga ku jirta aad u wareejin karto Goobo storages oo inta badan ku shaqeeya Internet ka

Hadaad tahay Qof isticmaala mobile IOS Ama Android waxaad awood u leedahay in xogtaada inta badan aad ku dedaasho inaad ku aruuriso

Google Drive Ama icloud.

By: @HassanAbdikadir

" Professional Specializing in Personal Security Applications"
πŸ‘11❀3πŸ”₯1πŸ‘1πŸ™1
Attention Deficit Hyperactivity Disorder
Waa xanuun maskaxda Ku dhaca

β–ͺ︎ Waa awood La'aanta ayna maskaxdu qaban karayn shay mar kaliya, si yaro Fudud ayad u mashqulaysa.

β–ͺ︎ waxad ka xanaaqaysa waxyabo yar-yar oo fudud, waxaanad wax u ilowdaa si yaroo fudud

β–ͺ︎ Mar walba waxd awooda saartaa waxyaabaha cusub, halkii aad dhamays tiri lahayd kuwii hore

β–ͺ︎ Howl baad qabanaysa Waxd is arkaysa adoo howl kale haya waayo maskaxdaadu Focus malaha

β–ͺ︎ Dadka xanuunkan Lihi wa dadka ugu Over Thinking ka badan aad bay u fikiraan mrka lo eego dadka kle

β–ͺ︎ By: @HassanAbdikadir
πŸ‘18πŸ’―4🀯2❀1πŸ‘1πŸ€—1
Guushu Waa Hayaan ! File Document..

● Guushu waa shay qof kastaa raadinaayo, waa shayga aynu dhamanten ka midaysanahay, waana waxa kaso horjeeda guul-darada.

● Guushu waa wax la isku dayay in la ogaado dariiqa loo maro, Laakiin nasiib daro Guusha laguma helo dheyel-dheyel iyo raqiis.

● Waxaad ogaata inay guul-daradu tahay Furaha Guushaada waana asaaska yoolkaaga iyo ka midho dhalinyiisa.

● Ugu danbayn akhriste Waa inaad ahaata Guul u jooge, hadana wax ka barataa guul-daradaada ;
Maalinkaad cashar ka baran waydo guul- daradaada Ogow waa maalinkaad ku fashilantay Noloshaada !.

Hadad Hayso Fikrad ama aragti igula wadaag Halkan
πŸ‘‡πŸ‘‡
@HassanAbdikadir

Mawduuca
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘10❀3πŸ‘3πŸ”₯1πŸ₯°1πŸ’―1
Guushu Waa Hayaan! DhiirigaLin.pdf
106.8 KB
Guushu Waa Hayaan ! | DhiirigaLin


Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘12❀1πŸ‘1πŸ™1
Keebad Tahay Hogamiye mise la hogaamiye File Document ...


● Hogamintu waa ku qancinta qof arin noocu doono ha ahaade

● Inaad awoodo inaad qof ku dhiiri galiso inuu wax wanagsan sameeyo

● Hogamintu shaqo kuma laha jagada aad hayso , aqoonta aad leedahay iyo howlaha lagu dhiibo

● Hogamintu maaha inaad dhowr shaqaale u sarayso ama amarkaaga la maqlo

● Mawducenan siyaasad shaqo kuma laha laakiin waxa laga yaaba in wax yar lugta yara galino

● MA tihid hogaamiye hadaad hayso jago xukuumadeed oo kugu soo aaday markii si qabiil qabiil ah jagooyinka dowlada loo qaybsado

● File kan hoose ayaynu ku eegi dooNa maclumad ka balaadhan

Sidoo kale waxaynu soo qaadan doona 5 qodob oo muhiim dhamaadka mawducenan maanta

La wadaag asxaabtaada Linkiga Chanelkeenan si ay wax uga Faa’idaan
Https://t.me/PostFiles

Mawduuca
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘8❀1πŸ”₯1πŸ₯°1😁1πŸ’―1
Keed Tahay Hogaamiye Mise La Hogaamiyo.pdf
91.3 KB
Keed Tahay Hogaamiye Mise La Hogaamiye !!

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘18❀5πŸ₯°1πŸ‘1
Ha Noqon Dul-mane Ee U Dagaalan Noloshaada File Document ...

● Badana Akhriste Noloshu Uma dhaqaaqdo jihada aynu la Rabno

● badana markay dadku wajahan waqtiyada adag waxay dhibatoyinka isku midka ah uga fal celiyan siyaboyin kala duwan

● Kuwo kamida way oyaN , Kuwo kalena waxay isku dayaan inay naftooda xajiyan balse way ku guul daraystaan

● Si kastaba ha ahaate Kuwo kamid ah waxay doortan inay u dagalaman waxay rabaan
Waana Mawducenan Maanta waxa uu khuseeyo oo aynu kaga Hadli Doono

● ugu danbaynti Akhriste dadka u Halgama Nafahoda horumarkoda waxay leyihin dhibatoyin ay wajahan iyo waqtiyo adag

● balse waxay doortan inay si toos ah indhaha ugu eegan Nolosha
Xagii ay ka dooran lahaayen inay noqdaan dulmanayaal Ku dulman Nolosha..

πŸ‘‡Group ka Chanelkeena πŸ‘‡
https://t.me/+LMoMxEHsBHRjY2M8

Mawduuca
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
❀5πŸ‘4πŸ‘2πŸ”₯1πŸ™1
Ha Noqon Dulmane Ee U Dagaalan Noloshaada ..DhiirigaLin.pdf
92.7 KB
Ha Noqon Dulmane Ee U Dagaalan Noloshaada

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
πŸ‘17❀6πŸ‘2πŸ™1πŸ’―1πŸ€—1
Bada Dhimatay ( Dead Sea)
File Document PDF....πŸ‘‡

● Bada Dhimatay Geography Ahaan waxay dhacdaa Meel u dhaxaysa Falstin iyo Urdun ama jordan

● Bada dhimatays waa bad Milixdu ku badan tahay oo waxay ka milix badan tahay badaha kale 7 Jeer laab waxay Hoos Dhulka u qodan tahay 306 meter

●Balaadhkedu wuxu gadhaya 15 Km halka dherekedu gaadhayo 50 km

● Culayska biyahedu wuxu gadhaya 1kii Meter 1.2 Kg waana culays aad u sareeya taaso ka dhigan inay biyuhu awood u yeeshan inay iska xajin karan qofka iyo walax kasto culus

● way sii badata Hoos u qodnaanshiyaha badan sanad walba in u dhiganta 9 Meter

● waxay shegan khubaradu in meesha ay tagnayen biyuhu ay hoos uga dhaceen wax ka badan 40 meter marki loo eego halkii ay tagnayen qarnigii Hore

● PDF Kan hoose ayaynu kaga hadli doona maclumad yaroo kooban ku saabsan Dead sea ( Bada Dhimatay)

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
πŸ‘5❀1πŸ‘1πŸ’―1