Post Files ๐Ÿ“–
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
โ— @PostFiles
๐Ÿ‘‰waa Madal Aqooneed ๐Ÿ“š

โ— waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


โ— Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Wax Ka Ogow Dhulka Aan Ku Noolnahay !.pdf
139.5 KB
Wax Ka Ogow Dhulka Aan Ku Noolnahay

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘4โค1๐Ÿ‘1
Kala Duwanaanta Shakhsiyadaha. Shakhsiyada Kuu Gaarka Ah..pdf
186.4 KB
Kala Duwanaanta Shakhsiyadaha.| Shakhsiyada Kuu Gaarka Ah.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘4โค3๐Ÿ‘2๐Ÿฅฐ1๐Ÿคฉ1
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑโค๏ธ
โค7๐Ÿฅฐ1๐ŸŽ‰1๐Ÿ’ฏ1
Qaab Fikirkaga Toosanu wuxu Kugu Hagaa Guusha File Document PDF...

ยคNoloshu wa silsilad iyo mareeg ay maraan Nooluhu waana giran ku waregsan marxalado kala duwan Ee qofba si u saamaysa

ยค Halbega noloshu waa adigoo hore uga socda caqabad kasto kaa hor timaada

ยค Halganka Noloshu maaha Howl Yar

ยค waa halis dab iyo dhamac ah
Way hami iyo howl badan tahay
Way walwaL iyo walac badan tahay

ยค Nolol aan Halgan Lahayni maaha NoloL

โ— Ugu danbenti akhriste " Mustaqbalku wuxu sugaya kuwa maanta diyaar Garooba"

Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
โค3๐Ÿ‘1๐Ÿ”ฅ1๐Ÿฅฐ1๐Ÿ’ฏ1
Qaab Fikirka ToosaN.pdf
67.1 KB
Qaab Fikirka Toosan.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘11โค7๐Ÿฅฐ1๐Ÿ‘1๐Ÿ™1๐Ÿ’ฏ1
Waa Kuma Zaaxibkagu File Document PDF...

โ— Saaxibku waa qof ka turjuma shakhsiyadada Akhriste

โ— shakhsiyaduna waa sida aad u dhaqanto , u fikirto , Una Muujiso Dareenkaga waa waxa aad naftaada ku sifayso
Ay ka turjuntan dadka Kale

โ— qof walba wuxu jecel yahay inuu yeesho shakhsiyada wacaN

โ— ma jiro qof jecel in lagu sifeeyo sifo xun


โ— Hadaba File keenan Maanta Ayaynu ku Dul istaagi Doona Sida Loo xusho saaxibka wanagsan Iyo sido Waxaynu shegi dooNa Waxyabaha lagala kulmo saaxibka xun

Inago is bar bar dhigayna saxibka xun iyo ka wanaagsan

Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘7โค2๐Ÿ’ฏ2๐Ÿฅฐ1๐Ÿ‘1
Waa Kuma Zaaxiibkagu.pdf
57.2 KB
Waa Kuma Saaxiibkaaga Dhabta ahi


Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘5โค4๐Ÿฅฐ1๐Ÿคฉ1๐Ÿ’ฏ1
Waxad inta badan arkaysa dad badan oo isticmaalaya

โ–ช๏ธŽWhatsApp Gold
โ–ช๏ธŽGB WhatsApp
โ–ช๏ธŽWhatsApp Plus
โ–ช๏ธŽPink WhatsApp
โ–ช๏ธŽBlue WhatsApp
โ–ช๏ธŽKing WhatsApp
โ–ช๏ธŽMB WhatsApp

Iyo kuwo kle oo intaa ka badan, waxa laga yaaba inaanay garanayn dadku si mrka loo eego Secure ahaan qaabka uu yahay !!!

Ogsoonow Intaa aan soo sheegay iyo kuwo kaloo fara badaniba Ay yihiin Applications inta badan ku aamini karin

โ–ช๏ธŽNumber kaaga
โ–ช๏ธŽIyo Xogtaadaba
โ–ช๏ธŽIyo Waliba Personal content

Ay tahayna inta badan inaad iska ilaaliso.

Waxaanan kugula talin lahaa in aad inta badan isticmaasho WhatsApp ka caadiga ah ama rasmiga ah ay Leedahay shirkada *META*

Si Xogtaadu u noqoto mid Secure ah ama kuu ilaashan adiga

By: @HassanAbdikadir

" Professional Specializing in Personal Security Applications "
๐Ÿ‘16โค2๐Ÿ‘1๐Ÿ™1๐Ÿ’ฏ1
Waxaynu dhamaanten isticmaalna Mobiles ka Smartphone, kuwaaso kamid noqday in si caadi ah ula saaxiban noloshena maalinlaha

Waxaan kula wadaagi doona Hal Dhaqan oo ay tahay inaad ku samayso mobile kaaga Smartphone ka.

โ–ช๏ธŽ Waa inaad Xogta ku jirta mobile kaaga aad ka qaadan waydo Backup !

โ–ช๏ธŽ waayo waxa dhacda mararka qaarkood ama dadka ku dhacda Hadii Mobile kooda laga xado ama se uu ka lumo

In Xogtii mobile kooda ku jirtay Sida :
sawiraanta, Videos, Document, Chats,..........
Ay sidaasiba ku waayan !

Hadana waxaad awood u leedahay in xogta mobile kaaga ku jirta aad u wareejin karto Goobo storages oo inta badan ku shaqeeya Internet ka

Hadaad tahay Qof isticmaala mobile IOS Ama Android waxaad awood u leedahay in xogtaada inta badan aad ku dedaasho inaad ku aruuriso

Google Drive Ama icloud.

By: @HassanAbdikadir

" Professional Specializing in Personal Security Applications"
๐Ÿ‘11โค3๐Ÿ”ฅ1๐Ÿ‘1๐Ÿ™1
Attention Deficit Hyperactivity Disorder
Waa xanuun maskaxda Ku dhaca

โ–ช๏ธŽ Waa awood La'aanta ayna maskaxdu qaban karayn shay mar kaliya, si yaro Fudud ayad u mashqulaysa.

โ–ช๏ธŽ waxad ka xanaaqaysa waxyabo yar-yar oo fudud, waxaanad wax u ilowdaa si yaroo fudud

โ–ช๏ธŽ Mar walba waxd awooda saartaa waxyaabaha cusub, halkii aad dhamays tiri lahayd kuwii hore

โ–ช๏ธŽ Howl baad qabanaysa Waxd is arkaysa adoo howl kale haya waayo maskaxdaadu Focus malaha

โ–ช๏ธŽ Dadka xanuunkan Lihi wa dadka ugu Over Thinking ka badan aad bay u fikiraan mrka lo eego dadka kle

โ–ช๏ธŽ By: @HassanAbdikadir
๐Ÿ‘18๐Ÿ’ฏ4๐Ÿคฏ2โค1๐Ÿ‘1๐Ÿค—1
Guushu Waa Hayaan ! File Document..

โ— Guushu waa shay qof kastaa raadinaayo, waa shayga aynu dhamanten ka midaysanahay, waana waxa kaso horjeeda guul-darada.

โ— Guushu waa wax la isku dayay in la ogaado dariiqa loo maro, Laakiin nasiib daro Guusha laguma helo dheyel-dheyel iyo raqiis.

โ— Waxaad ogaata inay guul-daradu tahay Furaha Guushaada waana asaaska yoolkaaga iyo ka midho dhalinyiisa.

โ— Ugu danbayn akhriste Waa inaad ahaata Guul u jooge, hadana wax ka barataa guul-daradaada ;
Maalinkaad cashar ka baran waydo guul- daradaada Ogow waa maalinkaad ku fashilantay Noloshaada !.

Hadad Hayso Fikrad ama aragti igula wadaag Halkan
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@HassanAbdikadir

Mawduuca
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘10โค3๐Ÿ‘3๐Ÿ”ฅ1๐Ÿฅฐ1๐Ÿ’ฏ1
Guushu Waa Hayaan! DhiirigaLin.pdf
106.8 KB
Guushu Waa Hayaan ! | DhiirigaLin


Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘12โค1๐Ÿ‘1๐Ÿ™1
Keebad Tahay Hogamiye mise la hogaamiye File Document ...


โ— Hogamintu waa ku qancinta qof arin noocu doono ha ahaade

โ— Inaad awoodo inaad qof ku dhiiri galiso inuu wax wanagsan sameeyo

โ— Hogamintu shaqo kuma laha jagada aad hayso , aqoonta aad leedahay iyo howlaha lagu dhiibo

โ— Hogamintu maaha inaad dhowr shaqaale u sarayso ama amarkaaga la maqlo

โ— Mawducenan siyaasad shaqo kuma laha laakiin waxa laga yaaba in wax yar lugta yara galino

โ— MA tihid hogaamiye hadaad hayso jago xukuumadeed oo kugu soo aaday markii si qabiil qabiil ah jagooyinka dowlada loo qaybsado

โ— File kan hoose ayaynu ku eegi dooNa maclumad ka balaadhan

Sidoo kale waxaynu soo qaadan doona 5 qodob oo muhiim dhamaadka mawducenan maanta

La wadaag asxaabtaada Linkiga Chanelkeenan si ay wax uga Faaโ€™idaan
Https://t.me/PostFiles

Mawduuca
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘8โค1๐Ÿ”ฅ1๐Ÿฅฐ1๐Ÿ˜1๐Ÿ’ฏ1
Keed Tahay Hogaamiye Mise La Hogaamiyo.pdf
91.3 KB
Keed Tahay Hogaamiye Mise La Hogaamiye !!

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘18โค5๐Ÿฅฐ1๐Ÿ‘1