Post Files ๐Ÿ“–
2K subscribers
58 photos
45 files
24 links
โ— @PostFiles
๐Ÿ‘‰waa Madal Aqooneed ๐Ÿ“š

โ— waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


โ— Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Sideed Ugu Fiicnaan Kartaa Waxbarashada FiLe Document PDF.

โ— Waxbarashadu waxay kamid tahay waxyaabaha asaasiga u ah Hab nololeedka umadaha.

โ— Si kastoo loogu kala duwan yahay nidaamyada wax loo barto, hadana waxa la isku waafaqsan yahay inaanay jirin bulsho ka maarmi karta tacliinta.

โ— Markaad akhrinayso mawduucan waxaad niyada ku haysaa in tacliintu ay tahay wado lasii maro balse anay ahayn hadaf la gaadho.

โ— Halkan waxaynu kusoo qaadanayna manta talaaboyin la xaqiijiyay inay ka cawiyan sidaad ku noqon lahayd arday ku wanagsan waxbarashada.

โ— "Link Gan Copy dheh Oo la wadaag Asxaabtada."
Https://t.me/PostFiles

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘8๐Ÿฅฐ6โค2๐Ÿ‘1๐Ÿ˜1๐Ÿ’ฏ1๐Ÿ˜‡1๐Ÿค—1
Sideed Ugu Fiicnaan Kartaa Waxbarashada. Sirta Guusha.pdf
315.3 KB
Sideed Ugu Fiicnaan kartaa Waxbarashada.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘9โค7๐Ÿ‘2๐Ÿ”ฅ1๐Ÿฅฐ1๐Ÿ™1๐Ÿ˜‡1๐Ÿค—1
5 Waxyaabod Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku Dhex Leedahay FiLe Document.

โ— Waxa jira qaladaad guud oo aynu dhamaanten samayno kuwaas oo si qunyar u baabiiya qadarinta ay dadku inoo hayaan.

โ— Qadarinta iyo ixtiraamka dadka maaha mid lagu helo maalmo gudahod , balse waa kasbasho.

โ— inaad kasbataana waxay u baahan tahay shaqo adag iyo samir.

โ— Ficiladan aan kuu sheegayo ood samaysa waxa hubaal ah inay ka dhigayso qof ay dadku aad u qadariyan.

โ— FG: " Mar kaste oo uu akhriskaagu bato waa mar kastoo aad wax curin karto ugana doodi karto si cilmiyaysan" .

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
โค2๐Ÿ‘2๐Ÿฅฐ2๐Ÿ”ฅ1๐Ÿ‘1๐Ÿค—1
5 Waxyaabood Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku Dhex Leedahay.pdf
471.5 KB
5 Waxyaabood Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku dhex Leedahay.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘4โค3๐Ÿฅฐ2๐Ÿ‘1๐Ÿ™1๐Ÿ’ฏ1๐Ÿค—1
Sidee U Yarayn Kartaa sticmaalka Badan Ee Mobile ka. FiLe Document

โ— mobiladu wxay noloshena ka noqden wax muhiim ah heer aanay marnaba ka faaruqin gacanteena

โ— waqtiga ugu saamaynta xun yahay waa marka laso tooso iyo marka lasi seexanayo

โ— mawduucan waxaan kusoo gudbinaya 5 Tallaaboyin aad iskaga yarayn karto isticmalka mobile ka

โ— Kaas oo saamayn xun ku leh caafimaadkaga, Dedaalkaga, iyo wax-qabadkaaga maaliLaha ah.

Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘7๐Ÿ™2โค1๐Ÿ”ฅ1๐Ÿ‘1
Balwada Mobile ka ! Sidee U Yarayn Kartaa Isticmaalkiisa.pdf
108.9 KB
Sidee U Yarayn Karta Isticmaalka Badan ee Mobile ka.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
โค4๐Ÿ‘4๐Ÿฅฐ1๐Ÿ‘1๐Ÿคฉ1๐Ÿ’ฏ1
ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ 
 

ู…ุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู… ุดู‡ุฑ ุฑู…ุถุงู† ุฌู…ูŠุนุงู‹ุŒ ู†ุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠุนูŠู†ู†ุง ุฌู…ูŠุนุงู‹ ุนู„ู‰ ุตูŠุงู…ู‡ ูˆู‚ูŠุงู…ู‡ ูˆ ุฃู† ูŠุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ูˆ ู…ู†ูƒู….
๐Ÿ‘3โค2๐Ÿฅฐ1๐ŸŽ‰1๐Ÿ™1
ุงู„ู„ู‡ู… ุฃู‡ู„ ุนู„ูŠู†ุง ุดู‡ุฑ ุฑู…ุถุงู†  ุงู„ุฃู…ู† ูˆุงู„ุฃูŠู…ุงู†... ูˆุงู„ุณู„ุงู…ุฉ ูˆุงู„ุฅุณู„ุงู…
โค2๐Ÿ‘1๐Ÿฅฐ1๐Ÿ™1๐Ÿ˜1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
โค4๐Ÿฅฐ3๐Ÿ‘1๐Ÿ™1๐Ÿ˜1๐Ÿ’ฏ1
Wax Ka Ogow Dhulka Aan Ku Noolnahay !.pdf
139.5 KB
Wax Ka Ogow Dhulka Aan Ku Noolnahay

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘4โค1๐Ÿ‘1
Kala Duwanaanta Shakhsiyadaha. Shakhsiyada Kuu Gaarka Ah..pdf
186.4 KB
Kala Duwanaanta Shakhsiyadaha.| Shakhsiyada Kuu Gaarka Ah.

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘4โค3๐Ÿ‘2๐Ÿฅฐ1๐Ÿคฉ1
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑโค๏ธ
โค7๐Ÿฅฐ1๐ŸŽ‰1๐Ÿ’ฏ1
Qaab Fikirkaga Toosanu wuxu Kugu Hagaa Guusha File Document PDF...

ยคNoloshu wa silsilad iyo mareeg ay maraan Nooluhu waana giran ku waregsan marxalado kala duwan Ee qofba si u saamaysa

ยค Halbega noloshu waa adigoo hore uga socda caqabad kasto kaa hor timaada

ยค Halganka Noloshu maaha Howl Yar

ยค waa halis dab iyo dhamac ah
Way hami iyo howl badan tahay
Way walwaL iyo walac badan tahay

ยค Nolol aan Halgan Lahayni maaha NoloL

โ— Ugu danbenti akhriste " Mustaqbalku wuxu sugaya kuwa maanta diyaar Garooba"

Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
โค3๐Ÿ‘1๐Ÿ”ฅ1๐Ÿฅฐ1๐Ÿ’ฏ1
Qaab Fikirka ToosaN.pdf
67.1 KB
Qaab Fikirka Toosan.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘11โค7๐Ÿฅฐ1๐Ÿ‘1๐Ÿ™1๐Ÿ’ฏ1
Waa Kuma Zaaxibkagu File Document PDF...

โ— Saaxibku waa qof ka turjuma shakhsiyadada Akhriste

โ— shakhsiyaduna waa sida aad u dhaqanto , u fikirto , Una Muujiso Dareenkaga waa waxa aad naftaada ku sifayso
Ay ka turjuntan dadka Kale

โ— qof walba wuxu jecel yahay inuu yeesho shakhsiyada wacaN

โ— ma jiro qof jecel in lagu sifeeyo sifo xun


โ— Hadaba File keenan Maanta Ayaynu ku Dul istaagi Doona Sida Loo xusho saaxibka wanagsan Iyo sido Waxaynu shegi dooNa Waxyabaha lagala kulmo saaxibka xun

Inago is bar bar dhigayna saxibka xun iyo ka wanaagsan

Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘7โค2๐Ÿ’ฏ2๐Ÿฅฐ1๐Ÿ‘1
Waa Kuma Zaaxiibkagu.pdf
57.2 KB
Waa Kuma Saaxiibkaaga Dhabta ahi


Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐Ÿ‘5โค4๐Ÿฅฐ1๐Ÿคฉ1๐Ÿ’ฏ1
Waxad inta badan arkaysa dad badan oo isticmaalaya

โ–ช๏ธŽWhatsApp Gold
โ–ช๏ธŽGB WhatsApp
โ–ช๏ธŽWhatsApp Plus
โ–ช๏ธŽPink WhatsApp
โ–ช๏ธŽBlue WhatsApp
โ–ช๏ธŽKing WhatsApp
โ–ช๏ธŽMB WhatsApp

Iyo kuwo kle oo intaa ka badan, waxa laga yaaba inaanay garanayn dadku si mrka loo eego Secure ahaan qaabka uu yahay !!!

Ogsoonow Intaa aan soo sheegay iyo kuwo kaloo fara badaniba Ay yihiin Applications inta badan ku aamini karin

โ–ช๏ธŽNumber kaaga
โ–ช๏ธŽIyo Xogtaadaba
โ–ช๏ธŽIyo Waliba Personal content

Ay tahayna inta badan inaad iska ilaaliso.

Waxaanan kugula talin lahaa in aad inta badan isticmaasho WhatsApp ka caadiga ah ama rasmiga ah ay Leedahay shirkada *META*

Si Xogtaadu u noqoto mid Secure ah ama kuu ilaashan adiga

By: @HassanAbdikadir

" Professional Specializing in Personal Security Applications "
๐Ÿ‘16โค2๐Ÿ‘1๐Ÿ™1๐Ÿ’ฏ1