Dooro Options ka Hoose, Intan keebaan Warbixin ama Document Idinka Soo Diyaariyaa ?
Anonymous Poll
23%
Waxyaabo diLaya Sharaftaada Dadka ku dhex leedahay !
35%
Sidee ugu guuLaysan Kartaa waxbarashadaada !
6%
KaLa duwanaanshaha Shakhsiyadaha !
23%
Sideed ku Noqon kartaa Aqoonyahan !
13%
Lacagta Digitalka ah ee Bitcoin !
โค11๐7๐ฅฐ1๐1๐คฏ1๐คฉ1๐ฏ1๐ค1
Sideed Ugu Fiicnaan Kartaa Waxbarashada FiLe Document PDF.
โ Waxbarashadu waxay kamid tahay waxyaabaha asaasiga u ah Hab nololeedka umadaha.
โ Si kastoo loogu kala duwan yahay nidaamyada wax loo barto, hadana waxa la isku waafaqsan yahay inaanay jirin bulsho ka maarmi karta tacliinta.
โ Markaad akhrinayso mawduucan waxaad niyada ku haysaa in tacliintu ay tahay wado lasii maro balse anay ahayn hadaf la gaadho.
โ Halkan waxaynu kusoo qaadanayna manta talaaboyin la xaqiijiyay inay ka cawiyan sidaad ku noqon lahayd arday ku wanagsan waxbarashada.
โ "Link Gan Copy dheh Oo la wadaag Asxaabtada."
Https://t.me/PostFiles
๐๐๐๐๐๐

๐8๐ฅฐ6โค2๐1๐1๐ฏ1๐1๐ค1
Sideed Ugu Fiicnaan Kartaa Waxbarashada. Sirta Guusha.pdf
315.3 KB
๐9โค7๐2๐ฅ1๐ฅฐ1๐1๐1๐ค1
5 Waxyaabod Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku Dhex Leedahay FiLe Document.
โ Waxa jira qaladaad guud oo aynu dhamaanten samayno kuwaas oo si qunyar u baabiiya qadarinta ay dadku inoo hayaan.
โ Qadarinta iyo ixtiraamka dadka maaha mid lagu helo maalmo gudahod , balse waa kasbasho.
โ inaad kasbataana waxay u baahan tahay shaqo adag iyo samir.
โ Ficiladan aan kuu sheegayo ood samaysa waxa hubaal ah inay ka dhigayso qof ay dadku aad u qadariyan.
โ FG: " Mar kaste oo uu akhriskaagu bato waa mar kastoo aad wax curin karto ugana doodi karto si cilmiyaysan" .
๐๐๐๐๐

โค2๐2๐ฅฐ2๐ฅ1๐1๐ค1
5 Waxyaabood Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku Dhex Leedahay.pdf
471.5 KB
5 Waxyaabood Oo Dilaya Sharafta Aad Dadka Ku dhex Leedahay.
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐4โค3๐ฅฐ2๐1๐1๐ฏ1๐ค1
Sidee U Yarayn Kartaa sticmaalka Badan Ee Mobile ka. FiLe Document
โ mobiladu wxay noloshena ka noqden wax muhiim ah heer aanay marnaba ka faaruqin gacanteena
โ waqtiga ugu saamaynta xun yahay waa marka laso tooso iyo marka lasi seexanayo
โ mawduucan waxaan kusoo gudbinaya 5 Tallaaboyin aad iskaga yarayn karto isticmalka mobile ka
โ Kaas oo saamayn xun ku leh caafimaadkaga, Dedaalkaga, iyo wax-qabadkaaga maaliLaha ah.
Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles
๐๐๐๐๐๐๐

๐7๐2โค1๐ฅ1๐1
Balwada Mobile ka ! Sidee U Yarayn Kartaa Isticmaalkiisa.pdf
108.9 KB
โค4๐4๐ฅฐ1๐1๐คฉ1๐ฏ1
ุงูุณูุงู
ุนูููู
ูุฑุญู
ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชู
ู ุจุงุฑู ุนูููู ุดูุฑ ุฑู ุถุงู ุฌู ูุนุงูุ ูุณุฃู ุงููู ุฃู ูุนูููุง ุฌู ูุนุงู ุนูู ุตูุงู ู ูููุงู ู ู ุฃู ูุชูุจู ู ูุง ู ู ููู .

๐3โค2๐ฅฐ1๐1๐1
ุงูููู
ุฃูู ุนูููุง ุดูุฑ ุฑู
ุถุงู ุงูุฃู
ู ูุงูุฃูู
ุงู... ูุงูุณูุงู
ุฉ ูุงูุฅุณูุงู
โค2๐1๐ฅฐ1๐1๐1
Wax Ka Ogow Dhulka Aan Ku Noolnahay !.pdf
139.5 KB
๐4โค1๐1
Kala Duwanaanta Shakhsiyadaha. Shakhsiyada Kuu Gaarka Ah..pdf
186.4 KB
Kala Duwanaanta Shakhsiyadaha.| Shakhsiyada Kuu Gaarka Ah.
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
๐4โค3๐2๐ฅฐ1๐คฉ1
Qaab Fikirkaga Toosanu wuxu Kugu Hagaa Guusha File Document PDF...
ยคNoloshu wa silsilad iyo mareeg ay maraan Nooluhu waana giran ku waregsan marxalado kala duwan Ee qofba si u saamaysa
ยค Halbega noloshu waa adigoo hore uga socda caqabad kasto kaa hor timaada
ยค Halganka Noloshu maaha Howl Yar
ยค waa halis dab iyo dhamac ah
Way hami iyo howl badan tahay
Way walwaL iyo walac badan tahay
ยค Nolol aan Halgan Lahayni maaha NoloL
โ Ugu danbenti akhriste " Mustaqbalku wuxu sugaya kuwa maanta diyaar Garooba"
Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles
๐๐๐๐๐๐๐
ยคNoloshu wa silsilad iyo mareeg ay maraan Nooluhu waana giran ku waregsan marxalado kala duwan Ee qofba si u saamaysa
ยค Halbega noloshu waa adigoo hore uga socda caqabad kasto kaa hor timaada
ยค Halganka Noloshu maaha Howl Yar
ยค waa halis dab iyo dhamac ah
Way hami iyo howl badan tahay
Way walwaL iyo walac badan tahay
ยค Nolol aan Halgan Lahayni maaha NoloL
โ Ugu danbenti akhriste " Mustaqbalku wuxu sugaya kuwa maanta diyaar Garooba"
Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles
๐๐๐๐๐๐๐
โค3๐1๐ฅ1๐ฅฐ1๐ฏ1
Qaab Fikirka ToosaN.pdf
67.1 KB
๐11โค7๐ฅฐ1๐1๐1๐ฏ1
Waa Kuma Zaaxibkagu File Document PDF...
โ Saaxibku waa qof ka turjuma shakhsiyadada Akhriste
โ shakhsiyaduna waa sida aad u dhaqanto , u fikirto , Una Muujiso Dareenkaga waa waxa aad naftaada ku sifayso
Ay ka turjuntan dadka Kale
โ qof walba wuxu jecel yahay inuu yeesho shakhsiyada wacaN
โ ma jiro qof jecel in lagu sifeeyo sifo xun
โ Hadaba File keenan Maanta Ayaynu ku Dul istaagi Doona Sida Loo xusho saaxibka wanagsan Iyo sido Waxaynu shegi dooNa Waxyabaha lagala kulmo saaxibka xun
Inago is bar bar dhigayna saxibka xun iyo ka wanaagsan
Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles
๐๐๐๐๐๐
โ Saaxibku waa qof ka turjuma shakhsiyadada Akhriste
โ shakhsiyaduna waa sida aad u dhaqanto , u fikirto , Una Muujiso Dareenkaga waa waxa aad naftaada ku sifayso
Ay ka turjuntan dadka Kale
โ qof walba wuxu jecel yahay inuu yeesho shakhsiyada wacaN
โ ma jiro qof jecel in lagu sifeeyo sifo xun
โ Hadaba File keenan Maanta Ayaynu ku Dul istaagi Doona Sida Loo xusho saaxibka wanagsan Iyo sido Waxaynu shegi dooNa Waxyabaha lagala kulmo saaxibka xun
Inago is bar bar dhigayna saxibka xun iyo ka wanaagsan
Copy Dheh oo La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keenan:
Https://t.me/PostFiles
๐๐๐๐๐๐
๐7โค2๐ฏ2๐ฅฐ1๐1
Waa Kuma Zaaxiibkagu.pdf
57.2 KB
๐5โค4๐ฅฐ1๐คฉ1๐ฏ1
Waxad inta badan arkaysa dad badan oo isticmaalaya
โช๏ธWhatsApp Gold
โช๏ธGB WhatsApp
โช๏ธWhatsApp Plus
โช๏ธPink WhatsApp
โช๏ธBlue WhatsApp
โช๏ธKing WhatsApp
โช๏ธMB WhatsApp
Iyo kuwo kle oo intaa ka badan, waxa laga yaaba inaanay garanayn dadku si mrka loo eego Secure ahaan qaabka uu yahay !!!
Ogsoonow Intaa aan soo sheegay iyo kuwo kaloo fara badaniba Ay yihiin Applications inta badan ku aamini karin
โช๏ธNumber kaaga
โช๏ธIyo Xogtaadaba
โช๏ธIyo Waliba Personal content
Ay tahayna inta badan inaad iska ilaaliso.
Waxaanan kugula talin lahaa in aad inta badan isticmaasho WhatsApp ka caadiga ah ama rasmiga ah ay Leedahay shirkada *META*
Si Xogtaadu u noqoto mid Secure ah ama kuu ilaashan adiga
By: @HassanAbdikadir
" Professional Specializing in Personal Security Applications "

๐16โค2๐1๐1๐ฏ1