Forwarded from Neilon NEWS and Financial literacy (Maxamud Pro)
# nafsiyan ๐
Midabka buluuga ah wuxuu kaa dhigayaa inaad dareento raaxo, sidaas darteed kaliya fiirinta cirka , badda, ama wax kasta oo buluug ah muddo wakhti ah ayaa laga yaabaa inaad isku bedasho niyaddaada si wanaagsan isla markiiba oo aad Ilowdid Wixiii Nafsiyan Dhib kuu Heeystay .
-----
kanaalka horumarinta cilmi nafsiga iyo is-hormarinta โ
@ogaalkanolosha

5. Gamesku waxay qofka ku xiraan dadyow kale oo jeclaysiya ama cid uu u nasab sheegto oo ay is caawiyaan (๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐ข๐ง๐๐ฅ๐ฎ๐๐ง๐๐ ๐๐ง๐ ๐ซ๐๐ฅ๐๐ญ๐๐๐ง๐๐ฌ๐ฌ).
โข Markaad rabto inaad isbedel sameysid oo aad rabto shey inaad guul ka gaartid waa inaad sameysataa ama ku biirtaa koox aad iska caawisaan.
โข ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐: haddii aadan waxba akhrin, aadna rabto inaad wax akhrisid, waa inaad adi iyo saaxiibkaa sameysataan buug aad wada akhrisaan, oo maalinta jimcaha aad soo koobtaan, kadibna aad naadiyo kale oo akhris aad ku xirantaan, arrintaasi wey xiiso badan tahay kamana daaleysid.
6. Gameska qaar waxay leeyihiin yaraansho si aadan uga samrin (๐๐๐๐ซ๐๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ง๐ ๐ข๐ฆ๐ฉ๐๐ญ๐ข๐๐ง๐๐).
โขBani'aadamku wuxuu baahi ku sii dareemaa, marka sheyga lagu yareeyo.
โข๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐1: Gamesku wuxuu ku oranayaa, waxan ma heli kartid sida Levelska, ama waxaasi hal mar bey soo baxaan, ama waxaad ku heli kartaa adigoo lacag bixiya, markaa qofkii waxaan yar, ee aan la heli karin buu raadinayaa.
โข๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ 2: Gameska qaar waxay kuu qabanayaan 2 saacadood, markaasna wey kaa joojinayaan illaa 4 saacadood, si qofku markasta maskaxda ugu hayo, oo ka fikiro in la furay marka waqtigii dhamaaday, yacni uu maskaxda uga qabsado.
โขKaartadan waxa aad u isticmaala bacadlayaasha-suuqa, markaad u tagto oo aad aragto shey aad ka heshay wuxuu ku oranayaa, kani waa kii ugu danbeeyay, adiguna waxaad is oraneysaa ka gaarsii, intaan lagaa qaadan kadibna waad gadaneysaa.
โข kaartadan haddaad noloshaada ku dabaqdo, waxa ay aad kaaga saacideysaa ganacsigaaga iyo shaqadaadaba.
7. Gamesku waxay leeyihiin, helitaanka wax aanad filaneyn, si aad u sii jeclaato inaad sii hesho kuwo kale (๐๐ง๐ฉ๐ซ๐๐๐ข๐๐ญ๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐จ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ).
โข Qofku markasta wuxuu aad u jecel yahay inuu ogaado waxa ka maqan sida inaad mawduuc ama film ogaato ilaa dhamaadkiisa waxa dhici doona.
โข Nolosha caadiga ahna kaartadan markaad ganacsigaaga u isticmaasho, Tusaale shaqaalahaaga ayaa waxaad si lama filaan ah, ugu soo bandhigtay shaqaalihii ugu shaqada fiicnaa todobaadkaas oo aad usoo saartay abaal-marin aanu filaneyn.
Taas waxay kor u kicineysaa shaqaalaha oo dhan, qofkastana wuu dadaalaya isagoo rajeynaya inuu isna helo.
8. Gamesku waxay leeyihiin, inaad khasaaraha iska illaalisid (๐๐จ๐ฌ๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐ฏ๐จ๐ข๐๐๐ง๐๐).
โข Qofka wuxuu ka baqaa inuu wax waayo, ama inaad khasaarto waad neceb tahay, gamekuna taas ayey leeyihiin ama ka siman yihiin.
โข Nolosha caadiga ahna, qofkastaa wuxuu ka baqaa inuu khasaaro, waxa laga yaabaa inaad wax walba u qabato inaad iska illaalisid in dhib kusoo gaaro, ama wax badan waxaad u qabataa in aad dheef hesho, markaa wuxuu ku leeyahay tan laftigeeda waa mid aad ku sallayn karto noloshaada.
โข ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐: waxaad ka baqaysaa inaad imtixaanka ku dhacdo, waxaad sii qorsheyneysaa inaad wax akhrido, si aadan ugu dhicin.
โข Markasta oo aad qorsheyso waxaad ka baqayso, waa markasta oo aad ka badbaadeysida, laakiin markasta oo aad u sii dhowaato waxaad ka baqayso, waa markastoo warwarku kugu badanayo, sida marka imtixaanku soo dhowaado inaad ka warwarto.

Waxaa lagu qiyaasaa in raggu ay ku dhawaad โโsanad oo noloshooda Ah ku qaataan raadinta dumarka.
War Dรนmarooow Sannad Dhan ma Khasaarin Kareee Aniga Isoo Raaadiya๐๐
@ogaalkanolosha
War Dรนmarooow Sannad Dhan ma Khasaarin Kareee Aniga Isoo Raaadiya๐๐
@ogaalkanolosha
Forwarded from Neilon NEWS and Financial literacy (Maxamud Pro)
#cilminafsi
Waad jeceshahay iyada/isaga, sow maaha ?
Keliya waa weydiin kasmo-nafeed (psychology)
wax magac ah lama xusin, balse judhiiba qof ayaa maskaxdaada kusoo dhacay. ๐

#suaal_Diini
Waxaad sheegtaa wax habeenkii qabriyada uhoyda aroortiina qasriyada caruurtu ku ciyaaraan boqoraduna ka haybaystaan ragu ay ka baqaan dumarkuna ay jecelyihiin cuntadiisuna waa cusbo iyo timir wuxuu leeyahay timo iyo dhogorta geela magaciisu waxa uu ka bilaabmaa xarafka (M) quraankana marar badan waa lagu sheegay?!
Isku day jawaabta su'aasha.

Hadii aad rabto guul, Isku day tiirarka faqriga inaad ka taqalusto๐ waana kuwan qaarkod
-Hurdada
-Dib dhigashada
-Cabsida
-Xanaaqa
-Caajiska
๐ @ogaalkanolosha
-Hurdada
-Dib dhigashada
-Cabsida
-Xanaaqa
-Caajiska
๐ @ogaalkanolosha
Dadnimada ayaa ka muhiimsan booska aad bulshada ku leedahay.
๐ธ #sawir_iyo_macne
ุงูุงุณ ุตุงุญุจ ุงูู ุนุฑูู ๐โ
๐ธ #sawir_iyo_macne
ุงูุงุณ ุตุงุญุจ ุงูู ุนุฑูู ๐โ
Forwarded from Neilon NEWS and Financial literacy (Maxamud Pro)
Ciid Sii Walaalkaa
Dad Badanoo Waxa jira Ilahay U siiyay Lacag Balse aan Aqoon Meel Ay Walaalahood ku Cawiyaan Azxaapteena Zahanka nolosha Wxn Rajaynaynaa inaan ciid siino ciidan 10 qof oo Aqoo n Fadlan Haddi Aad rabtid inaad ka qeyb qaadatid halkan igala soo xidhiidh @Mahamud_pro7

Qangaarnimada waa markaad joojisa inaa dadka waydiso maxaad isoo waci waysay ama fariin igu soo qor weysay ๐๐
@ogaalkanolosha
@ogaalkanolosha
Forwarded from Neilon NEWS and Financial literacy (Maxamud Pro)
Ciqaab Jeceyl !
Qaybta 4aad ahna Qeybta Ugu Dambeyso
Maxaa ka qurux badan marka aragtid qof ku xumeyay oo adigo waqti iskaga lumin inaad ka aar gudatid zamanka uu kaaga aar gudo.. Waxaa dhamatay jamacadi Waana la kala tagay lkn Asxbta qaaska ah wey is xariirin jireen Sihaam ayaa wiliged garab taagned Asad shaqo ayeeyna uga heshay Goob ganacsi uu aabeheda lahaa Asadna wuu dadaal badna wiil fir fircoon ayuu aha shaqadisa iyo shaqada Sihaam aabehed wuu hormariyey dadaal iyo daacadnimo dheer kadib odaygi Siham dhalay ayaaba iska jecladay wiilkan dadaalka bdn ee shaqadisa daacada u ah hadana baqaarki yara u badalay shirkad ganacsi oo weyn ..
Dhanka iyo Ahmed iyo Saara Wixi leesla wado jecelki halka dhinac ahaa ee sharadka ku bilawday Ahmed ayaa bilabay inuu Saara Afsomali iyo hadal mcn iyo hadiyado kusoo jiito uuna fursad ku raadiyo Si uu jirkeda ugu raaxesto kaliya isku day badan kadib wey u suurto gashay inuu la jiifto marku dantisa ka gaaray ayuuna is badalay oo xiriirinti iyo waqtigi uu siin jiray iyo hadalki mcna ka goostay .
Saara oo la yaabned Is Badalkas Ahmed ku imaaday ayaa hadana wexey iska darentay in eey uur u qaaday markey arinta u sheegtay Ahmed ayuu wuxuu niyada uga dilay sidi shalay eey Asad Niyada Uga dishay Wuxuuna ku inkiray Uurki wuxuuna u sheegay in xiriirka ka dhexeyay dhan uu ahaa Sharad iyo Waqti dhumis iyo inuusan wax dan ah ka leheen .
Dhanka Kale Sihaam Aabeheda ayaa wuxuu usoo bandhigay Arin Wngsn wuxuuna ka codsaday in uu isku guuriyo Sihaam iyo Asad wilibo asago duco ugu darayo wuxuuna u sheegay in wiilkan uu shaqadi hormariyey Hantidi aabehedna uu sii kordhiyay aamina uu yahay wiil wngsana uu yahay uuna la jecladay inuu gabadhisa ku darsado Sihaam ayaa aad ugu faraxday arintas weyna ogolatay Wexeyna tiri waxaan sugeyna asad ogolanshihisa ..
Siham aabehed ayaa Asad usoo bandhigay arinka Guurka Siham iyo Asad asadna wuu ogoladay Sidas ayuuna Asad ku helay Famil Xaas Hanti Iyo wiliba magac . Saarana Kibirkeda iyo isla weynideda iyo Dadka eey ka faani jirtay abaalkeda Sidas ayaa laga dhigay .Ugu Danbeyn Sheekadi mEesha ayeey ku dhamatay ..
Saara Ma U Qalantay Waxa Ku Dhacay ?
@ogaalkanolosha
Ma bilawnaa sheeko kale mise Waan ka nasanaaa๐

Waligaa ha nicin kuwa ku neceb,laakiin ixtiraam ayaga, sababtoo ah iyaga ayaa ah kuwa aamisan in aad ka wanaagsan tahay
" Abdul kalaam "
" Abdul kalaam "
Forwarded from Neilon NEWS and Financial literacy (Hayat Mohametเผโค)
DARAASAD
Daraasadan cusub waxay tilmatay in dadka bukaanka ah aan laga joojin taaha, loona daayo si ay isaga maaweeliyaan xannuunka haya.
Taaha iyo oohinta uu sameeyo marka qofku dhaawac soo gaadho ama uu bukoodo, ayaa la ogaaday inay hoos uga dhigaan xanuunka, maskaxdana ka hor istaagaan in ay gaadhaan farriimaha sheegaaya in qofkaa damqanaayo sida ay iftiimisay cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay Jaamacadda Singapore.
Dr Kaafiya ๐ฉโโ๏ธ
Daraasadan cusub waxay tilmatay in dadka bukaanka ah aan laga joojin taaha, loona daayo si ay isaga maaweeliyaan xannuunka haya.
Taaha iyo oohinta uu sameeyo marka qofku dhaawac soo gaadho ama uu bukoodo, ayaa la ogaaday inay hoos uga dhigaan xanuunka, maskaxdana ka hor istaagaan in ay gaadhaan farriimaha sheegaaya in qofkaa damqanaayo sida ay iftiimisay cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay Jaamacadda Singapore.
Dr Kaafiya ๐ฉโโ๏ธ
Forwarded from Neilon NEWS and Financial literacy (Maxamud Pro)
Sheekadaan Cinwaankeedu waa:
โTHE TRUTH COMING OUT OF HER WELLโ
Weligaa ma maqashey Beentii oo dhar xiran?!
Farshaxamiste u dhashey Dalka France sanadkii 1896-dii mar uu si qaab fanneed ah ugu muujinayey sida Beenta ay Dunida ugu faaftey Qarnigii 19-aad.
Wuxuu leeyahayโ Maalin maalmaha ka mid ah baa waxaa kulmey Been iyo Xaqiiqo(Run)โ.
Beentii baa xaqiiqadii waxay ku dhahdey โMaanta Jawiga waa mid aad u qurux badan oo deganโ.
Xaqiiqadii, iyadoo shakisan bay cirkii eegtey oo aragtey in Beenta hadalkeedu uu dhab yahay.
Waxay ku heshiiyeen inay maalintaa jawi wada qaataan. Iyagoo wada Socda baa waxay arkeen
Ceel-biyood, Beentii ayaa Xaqiiqdii u sheegtey in biyaha Ceelku ay aad u wanaagsan yihiin waxayna ka codsatey inay Sida wadajir ah ugu dabaashaan.
Xaqiiqdii iyadoo shakisan bay haddana ceelkii eegtey misena aragtey in hadalka Beenta uu dhab yahay.
Si wadajir ah bay Ceelkii u galeen si ay u wada dabaasheen balse Beentii ayaa markiiba Ceelkii ka soo baxdey ka dibna waxay qaadatey Dharkii Xaqiiqda meeshiina way iskaga baxsatey.
Xaqiiqdii ayaa Ceelkii ka soo baxdey Iyadoo xanaaqsan waxayna ka daba carartey Beentii si dharkeedii ugala soo harto. Dadkii markii ay arkeen Xaqiiqdii oo qaawan wey xanaaqeen weyna ka wada jeesteen.
(Waa sababta aan Dadka Xaqiiqada u jacleyn. )
Xaqiiqdii masaakiinta aheyd waxay dib ugu laabatey Ceelkii sidaas bayna ku qarsoontey oo dibna loo arag.
(Waa sababta ay Xaqiiqadu markasta u qarsoontahay๐)
Hadda waxa magaalka wareegaya waa Beentii oo Dharkii xaqiiqada xiran haku kadsoomin.
Waa Sheeko fanneedkii iigu xiisaha badanaa ee aan akhriyey.
@sahankanolosha1

Ma taqaan Sababta gaariga #Ambalaasta qoraalkeeda loo kala rogay waxaa ku duugan micno weyn oo waxaa la doonayaa in gawaadhida ka horeysa markay ka fiiriyaan muraayad Haada inay aqrin karaan qoraalka sidasna wadada ugu baneyaan !
Sababtoo ah qoraalku wuu isdaba rogaa marka muraayad laga eegayo.
Like and share
@ogaalkanolosha
Sababtoo ah qoraalku wuu isdaba rogaa marka muraayad laga eegayo.
Like and share
@ogaalkanolosha
Forwarded from Neilon NEWS and Financial literacy (Maxamud Pro)
Da' ahaan inaad qaan gaadho waqti ayey ku cayimantahay lakiin Aqoon ahaan inaad qaan gaadho waxay kaa qaadanaysaa cumrigaaga inta ka dhiman ๐
@ogaalkanolosha
@ogaalkanolosha