Erayo jacayl❤️
12.2K subscribers
280 photos
7 videos
1 file
5 links
Download Telegram
Kala baro farqiga udhaxeeya kuwa miraha kula beerta iyo kuwa u yimaada gurashadooda 😳
@Abderezaksomali
14
Waxad ka fog tahay indhaha mooyee Naf ahaan waad ii dhawdahay💯

بعيد عن العين قريب من الروح
W/q @Abderezaksomali
29
Iyada iga badan 💍 😎
15👍12
Sxbyaal ciwan kaas
1k hala igaarsiiyo
Hada macalin keen ahay waye
Wana kan
@Fikiroofaalokadhiibo
14
Wan salaamay kuwa ayagoo wax jecayl hadana maar may 😎
24
Raga iyo rafaadku waa saaxiibo lkn cid walpa ma fahmi karto hadalkan 🤜
@Abderezaksomali
5👍2
"Jacaylka guurka ka hor" miyuu yimada mise guurka kadib💯?
16
Waa idinka mashqulaye
Hada ka fiirsada cashirada🤣
😁136
Jacayl aan ixtiraam lahayn
Waa shaax aan sunkor lahayn.
Jacaylka waxa dhadhan u yeela waa ixtiraamka qof jeceshahay.
@Abderezaksomali
😁95👍2
Maxay kula tahay adigu???
@Abderezaksomali
9👎1
Hadal xaqiiq ah waaye
@Abderezaksomali
19
Arinkeeygu mooyaaan
Sida ega uuuu yahay😒
9👍3
Jimce wangsan inta jimcaysatay
5🔥1
Ninkii gobonimo donayow
Gocasho waa ceeeb👍❤️
28
Way samaan ayaantuye haka tagin saladaha❤️
20💔3🔥1
Haku qeexin wayaha sida ay manta kuu tahay🤍
22👍2
Qalbiyada dhaawacmow
Sow markale dhaymo iyo bogsiimo helimaysaan😢💔
19🤔4
Gobi waxay u hoyataaa
Guri nabadi taaaal
👍85
Anu baaa lalabayooo
Cashaqu ilulaayeee
Show jacaylka laabtiyo
Lubigaba kumad hayn🤍
17👍2
Markaad xidhan tahay xijaabka
Waxaad tahay xuralcayn yar❤️👏
9👍3