Hagaha dhalinta๐Ÿ•š
442 subscribers
129 photos
68 videos
1 file
25 links
SOO DHAWOWO WLL..........||<>||

@nafogaan ๐Ÿ™‚

Hadal , jawi la hadal, Turjumaad ,faallo ,soyaalka horumarka bulsho.๐Ÿ“โœ๏ธโœ๏ธ

๐ŸŒŸWixi la qoraa quruuma Haree muxu hadal qiimo leeyahay โœ๏ธ๐Ÿ’ซ
Download Telegram
Forwarded from dhabar adayg ๐ŸŒ (iqra dahir)
๏ดฟ ุฅูู†ูŽู‘ ู…ูŽุนููŠูŽ ุฑูŽุจูู‘ูŠ ุณูŽูŠูŽู‡ู’ุฏููŠู†ู๏ดพ๐ŸคŽ

‏๏ดฟ ูˆูŽู‡ููˆูŽ ู…ูŽุนูŽูƒูู…ู’ ุฃูŽูŠู’ู†ูŽ ู…ูŽุง ูƒูู†ู’ุชูู…ู’ ๏ดพ๐ŸคŽ

‏๏ดฟุฅูู†ูู‘ูŠ ู…ูŽุนูŽูƒูู…ู’ ุฑูŽู‚ููŠุจูŒ๏ดพ๐ŸคŽ
โœจ๐Ÿ‚
Forwarded from dhabar adayg ๐ŸŒ (iqra dahir)
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
โœจ sida uu I noo sheegay nebigu scw jaceylku waa ka aynnu jannada ku galeynno. waxa uu yidhi nebigu scw :

" ู„ุง ุชุฏุฎู„ูˆุง ุงู„ุฌู†ุฉ ุญุชู‰ ุชุคู…ู†ูˆุง ูˆู„ุง ุชุคู…ู†ูˆุง ุญุชู‰ ุชุญุงุจูˆุง"
" jannada gali maysaan illaa aad Iimaan buuxa la timaaddaan, Iimaan buuxana la iman maysaan illaa aad isjeclaataan "

๐Ÿ‚โœจ


Jiraalkay 1 ๐Ÿ‚ bogga 51 โœจ
๐Ÿ‘2
ู‚ุงู„ ุชุนุงู„ู‰ ( ูˆู„ุง ุชู†ุงุจุฒูˆุง ุจุงู„ุฃู„ู‚ุงุจ ) ๐Ÿ˜”


โœจ Alle (sw) wuxu yiri " ha isugu yeedhina naaneyso ( aad dhibsaneysaan ) ๐Ÿ‚

๐Ÿ‚โœจ


Jiraalkay 1 bogga 45
Forwarded from dhabar adayg ๐ŸŒ (iqra dahir)
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Rasuulka ( scw) waxa uu yiri :

haddii midkiin uu garaaco walaalkii , wajiga ha Iska ilaaliyo OO yaanu waxba kaga dhufan ๐Ÿ™ˆ

maxaa yeelay ; foolku waa meesha ugu qiimaha badan jidhkiisa. In carruurta wajiga laga dhirbaaxaa waa dulmi iyo dullayn lagula kacay karaamada aadamaha.



jiraalkay 1 bogga 141

samafalkii la hilmaamay ๐Ÿ‚
โคโ€๐Ÿ”ฅ1๐Ÿ‘1๐Ÿฅฐ1
Forwarded from dhabar adayg ๐ŸŒ (iqra dahir)
๐Ÿ‚๐Ÿ๐ŸคŽ
Forwarded from dhabar adayg ๐ŸŒ (iqra dahir)
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
ุฏู‚ูŠู‚ุชูŠู† ุชุจู†ู€ูŠ ู„ูƒ ุจูŠุช ููŠ ุงู„ุฌู†ุฉ๐Ÿค"
Forwarded from dhabar adayg ๐ŸŒ (iqra dahir)
Ma ogtahay!
Khudbadii U Dambaysay ee Nabi Muxamed (NNKH)Ka jeediyay Carafa. Khudbadii uu Rasuulku Maalintaas jeediyay waxay ahayd, fariin muhiim ah oo ay waajib tahay in qof walba oo muslim ah oo ugu yaraan hal mar akhriyo kalmadihii Rasuulku maalintaas sheegay.

Waxaan idiin soo turjumay Khudabadii Rasuulka (NNKH) Akhri ilaa dhammaadka deedna la wadaag asxaabtaada.โ€

Dadyohow i dhagaysta, ma garanayo in sanadkaan kadib aanmar dambe halkaan soo istaagi doono. Sidaa daraadeed si fiican u dhagaysta warka aan idiin sheegayo, una sii gudbiya kuwa aysan u suurto galin inay halkaan nala joogaan. Meeshaan barakaysan, maalintaan barakaysan iyo bishaan barakaysan darteed, xasuusnaada inaad dhabtii Rabbigiina lakulmi doontaan, acmaashiinana laydinka xisaabin doono, hadaba digtoonaada. Dadyohow dhiiggiina iyo maalkiinu, waa idinka xaaraansanyahay. Midkii idinka mid ah ee ammaano haya, ha u celiyo qofkii iskalhaa. Ribbo ( Dulsaar) dhammaanteed waa mamnuuc, ha yeeshee faaidadiin idinkaa iskaleh. Qofna ha dulmiyin adigna laguma dulmin doonee. Ha iska aargoosanina, Dhiiggii aad iska daadiseen waqtigii jaahilyadda. Dadyohow iska ilaaliya shaydaanka, wuxuu isku dayi doonaa in uu idinku khaldo waxyaalo yar yar, uga digtoonaada shaydaanka diintiina darteed.

Raggoow ogaada in dumarkiinu xaq idinku leeeyihiin, idinkuna aad iyaga xaq ku leedihiin. Xasuunow in aad ku guursatay, Ogolaanshaha ilaahay iyo rumaysnaantiisa. Haweenkiinu waxay xaq idiinku leeyihiin, inaad si naxariisleh u quudisaan uguna labistaan. Ula dhaqan marwadaada si wanaagsan oo naxariis leh, sababtoo ah waa lammaanaagii nolosha iyo mid mar walba ku caawin doonta.
Dadyohoow si wanaagsan ii dhagaysta. Caabud Allah (SWT) oo kaliya, si joogta ah u tuko shantaada salaaddood, Soon bisha barakaysan ee soonqaad,ka bixi hantidaadda sakko, soo gudo waajibaadka xajka hadii aad awoodid.

BiniAadamka oo dhammi waxay ka yimaadeen Adam iyo Xaawo, Carabtu kama sarayso kuwa aan carabta ahayn, kuwan aan carabta ahayna kama sareeyaan carabta. Dadka Caddaanka ahi kama sareeyaan kuwa Madoow, Dadka madoowga ahina kama sareeyaan kuwa cad, kaliya waxaa lagu kala sareeyaa waa camaladiina. Ogaada Muslimiinta oo dhammi waa walaalo, Islaamnimaduna waxay ku dhisantahay walaaltinimo. Dadyohoow Ogaada ma jiro Rasuul ama Nabi aniga gadaashayda imaan doona, sidaa daraadeed si fiican u dhuuxa warkayga, waxaan idiinka tagaylaba waxyaalood oo kala ah, Quraanka iyo Sunnadayda. haddii aad labbadas ku dheganaataan waligiin lumi maysaan. Intiina i dhegaysanaysaay warkayga usii gudbiya inta aan nala joogin, waxaa laga yaabaa kuwa warkaygu gaaro inay ka fahmi ogyihiin kuwa toos u dhagaysanaya.

Intaas kadib Rasuulka ( NNKH ) wuxuu khudbadiisii raaciyay Aayaad Qur'aan ah oo markas toos ugu soodegay oo ay kamid ahaayeen (Maantaan idiin kaamilay Diintiinna, waxaana idiin taamyeelay korkiina nimcadayda, waxaana idiinka raali noqday islaamka diin ahaan).

Ugu dambayna gabagabadii khudbadiisa ayuu Rasuulkeenii Suubannaa (NNKH) isagoo Codka kor u qaaday, wuxuu yiri "iLaahayoow Markhaati ka ahoow inaan fariintaadii u gudbiyay Dadkaagaโ€

DHAMAATEEN AAN IS CAFINO. RUUX KASTAA WALAALII HA SAAMAXO.

Wq/ Aisha Ahmed Hassan
โค4
Maalin maalmaha ka mid ah waxaad gaadhi doontaa qorshahaaga. Waxaad ka dhabayn doontaa riyadaada. Waxaad ku nasan doontaa dadaalkaagii. Waxaad ku faraxsanaan doontaa wixii aad hore u qabatay. Waxaad wakhti la qaadan doontaa qof kasta oo aad jeceshahay. Maalintaas kama wer-weri doontid wixii aan hore kuugu qabsoomin, waayo waxaad la dhacsanaan doontaa waxa gacanta kuugu jira. Maalintaas waad gaadhi doontaa insha Allah. Alle nabad-qab hakugu gaadhsiiyo aamiin. โค๏ธ

@Nafogaan๐Ÿ‘ˆku xidhnow marwalba
โค3
"Dhab ahaantii waxaa idiinka yimid xagga Eebbe nuur iyo kitaab cad."๐Ÿ˜Š

Qurโ€™aanku wuu dejinayaa nafta:
Qof kasta oo Qurโ€™aanka akhriya, fahma, kuna dhaqma wuxuu dareemayaa xasillooni iyo kalsooni Alle ku xiran.

Xuska Alle wuxuu dejiyaa quluubta

@Nafogaan๐Ÿซต
โค2
"Cadaadiska nafsiga ahi waxay qofka ka baddalaan madadaalo iyo kaftan badan, waxa ayna u baddalaan aamusnaan badan."

@Nafogaanโค๏ธ
Waa maalin cusub, fursad cusub, riyooyin cusub.

Ilaahey mahaddiis waa inoo nasiib kale oo aan ku hormari karno, qalbigeenna nadiifin karno, rajo cusubna ku noolaan karno. Ha u ogolaan wixii shalay kaa niyad jabiyay inay maanta kaa hor istaagaan guushaada. Ku bilow farxad, rajo iyo dadaal! โค๏ธ

@Nafogaan๐Ÿฅฐka hel wax isbaddel kugu abuura
๐Ÿ‚โค๏ธ laba nimco way mug yihiin dadka intooda badani waa caafimaadka iyo janiska .


~ nabiga NNKH ( Naxariis iyo Nabad galyo Korkiisa Ha ahaatee).


@Nafogaan๐Ÿซตโค๏ธ
Channel photo removed