Qof ganacsade ah oo kenya ๐ฐ๐ช jooga hadii uu groupka ku jiro ha ila soo hadlo luuqa
Forwarded from Midnimo forward via @Midnimo_bot
โ โ โ โ
โ โ โ - โ โ โ โ
โ โ
๐ฆKOOXDA MIDNIMO๐ฆ
Halkaan waxaa isugu keenay๐งญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ๏ธ
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐๐ข
@Lamaane24h ๐ซ๐
@Qalbitabat14 โค๏ธโ๐ฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
โฌ๏ธKU BIIR โฌ๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

Telegram
MIDNIMO
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โMIDNIMOโ, which includes 99 chats.
Waxaan aad ula ildaranahay jacayl aan la kaliyoobay , xili kasta waxa ka fikiraa qof aan niyad ii yahayn Alla dhib badanaa marka uu jacaylku kugu keliyaysto .Habeen iyo maalin waxaan is weydiiya inaan ku heli doono iyo in kale, qalbigaygu waxa uu aad ula khushuuc san yahay jacayla xad dhaafka ah ee aad igu beertay, indhahaygu waxa ay aad ula yaaban yihii oo markasta u sawiran muqaalkaaga, dhagahayguna waxa ay codkasta oo ay maqlaan u maleeyaan kaagii, alah jacaylku macaana hadana kharaar .
Jacaylku idho maleh dhegona ha sheegin mcnt anigu wax dambi ah malihi waayo qalbigaygu aniga oo aan war u hayn yuu iga kaa raacay , runtii noloshaydu alle ka sokow adiga ayay kugu xiran tahay fadlan haygu daawan caashaqa .Naftayda waxaad ku abuurtay dareen jacayl oo aanay weligeed arrag marwalbana xagaga ayaan ahay kuuna balan qaadaaya runtiina waan ku jecelahay .Marwalaba ka fikirkaaga ayaan la ildaranahay iyo sidaan kula kulmaayo waxaan jecelahay in aan kula kulmo malin walba iyo xili walba macaan waayo waxaad tahay qof noloshayda ku dhex beeray sina kaagama maarmo mcn .Ku jecliyaa dadkana kugu jecliyaa runtiina waxaan ka warwaraaya sidaan u noolaan doono adiga laโaanta marwalbana waxan ahaan doona mid adiga uun kaa fikirta .
Mcnto jacaylka aan kuu qaaday ma ahan wax la dhalay san karo oo dheel noqon karan ,murudaga iyo wal bahaarka iyahaysta waxa iiga daran markasta oo aan seexo is idhaahdo oo aan indha isku qabto yaa sawirkaagii lay horkeena , markasaan baraaruga aadna u xanuunsanda indhahaygana ay ilmo kusoo istaagta, waxan ka baqayaa in aan nolosha ciriirigaa ku dhamayso maxaa yeelay qof aan adiga ahayn iima muuqdo.Mcn weligay waan ku jeclaa, jacaylkaga dartiisna waxaan u huray nafatayda sidii aan kuu raalli gelin lahaa marwal iyo daqiiqad walba waxaan ku rajo weynahay inan noloshayda inta ka hadhay aan kula wadaago , naftayduna adigay raalli kaa tahay kumana qasbi karaayo nin aanay raalli ku ahayn inay nolosha la wadaagto.

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐ธ๐ต๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผo ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป, ๐๐
โ โ โ โ โ โ โ - โ โ โ โ โ โ
โฆ SPONSORED BY
โโฟโโฟโ - โฟโโฟ
โช๏ธ @jaceylqore
โช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โช๏ธ @learn_english012
โช๏ธ @Hagaajinaftaada
โช๏ธ @Wadada_Guusha
โช๏ธ @Arabic023
โช๏ธ @taladaqoyska
โช๏ธ @Caafimaad7
โช๏ธ @Xikmadle
โช๏ธ @kadisaqoon
โช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โช๏ธ @mustaqbal7
โช๏ธ @Suuqgeynta
โช๏ธ @Global_learning1
โช๏ธ @Iibiye_online
โช๏ธ @samow_techonolgy
โช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โช๏ธ @Hamzaatii0845
โช๏ธ @hadasamee
โโโโโโโโ - โโโโโโโโโ
โช๏ธ KURULUS OSMAN
โช๏ธ @Abdirizakthoughts1
โงGuddoomiyaha kooxdaโง
http://t.me/Wll_musab
QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Yusro๐ฉต
Yusrow waxa tahay๐
Asal dhalad xalaaloo
Ka xanaaqdo beentoo
Sida xawaaleydana
Xanta lagu aqooneey
Xikmadiyo garaadkaba
Gabadh xaakim siiyoo
Xurmo lagu asteeyaay
Xidigtii ileyskiyo
Xaragada badneydee
Lagu xoojay kaahaay
Xaramkii wanaagiyo
Lagu xeeray samahee
Laga xidhey dunuubtaay
Gabadh xaasidnimadiyo
Xiqdi laga fogeeyoo
Xasanaad la barayeey
Qof xuruufta diintiyo
Xaqa eebe hadal li'i
Ku xareysey laabtaay
Dahab iyo xariiriyo
Xareedii makaadiyo
Xuruntii hanuunkaay
Xadiiskiyo quraankiyo
Midku xusan kitaabkoo
Xaliim uu amaanaay
Yusrow waxa tahay๐
Asal dhalad xalaaloo
Ka xanaaqdo beentoo
Sida xawaaleydana
Xanta lagu aqooneey
Xikmadiyo garaadkaba
Gabadh xaakim siiyoo
Xurmo lagu asteeyaay
Xidigtii ileyskiyo
Xaragada badneydee
Lagu xoojay kaahaay
Xaramkii wanaagiyo
Lagu xeeray samahee
Laga xidhey dunuubtaay
Gabadh xaasidnimadiyo
Xiqdi laga fogeeyoo
Xasanaad la barayeey
Qof xuruufta diintiyo
Xaqa eebe hadal li'i
Ku xareysey laabtaay
Dahab iyo xariiriyo
Xareedii makaadiyo
Xuruntii hanuunkaay
Xadiiskiyo quraankiyo
Midku xusan kitaabkoo
Xaliim uu amaanaay
Waxaan mar walbaa ku fikir jiray in qofku uu farxad la kulmi karo nolosha hal mar oo kaliya, laakin adiga kadib waxaan ogaaday in farxaddu ay tahay daqiiqad kasta iyo ilbiriqsi kastaa.
Dadku waxay igu tilmaamaan in aan sixranahay sababtuna wax kale ma ahan ee waa jaceylka aan adiga kuu qabo dartii.
Dadku waxay yiraahdaan jaceylku wuu murugo badan yahay balse anigu waxaan qabaa aragti kale, maxaa yeelay waxaaad isiisay farxad aan la qiyaasi karin.

Mcn weligey waan ku jeclaa, jacaylkaaga dartiisna waxaan u huray nafatayda. Daqiiqad walbaa waxaan jecelahay inaan ku raali galiyo. Waxaana ku rajo weynahay in aan noloshayda inta ka dhiman aan adiga kula wadaago, xusuusnow naftayduna adigay raalli kaa tahay kumana qasbi karaayo nin aanay raalli ku ahayn in ay nolosha la wadaagto, runtiina waan ku jeclahay waxa ilmada indhahayga ka shubayaana maaha wax sahlan ee waa jacaylkaa aad igu beertay.
Ciwaankan iib weeye qofkii u baahan
Ha igala soo xariiro WhatsAppkan
๐๐๐๐๐๐๐
https://wa.me/252612857940
Ha igala soo xariiro WhatsAppkan
๐๐๐๐๐๐๐
https://wa.me/252612857940
Forwarded from Midnimo forward via @Midnimo_bot
โ โ โ โ
โ โ โ - โ โ โ โ
โ โ
๐ฆKOOXDA MIDNIMO๐ฆ
Halkaan waxaa isugu keenay๐งญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ๏ธ
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐๐ข
@Lamaane24h ๐ซ๐
@Qalbitabat14 โค๏ธโ๐ฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
โฌ๏ธKU BIIR โฌ๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
๐ฆKOOXDA MIDNIMO๐ฆ
Halkaan waxaa isugu keenay๐งญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ๏ธ
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐๐ข
@Lamaane24h ๐ซ๐
@Qalbitabat14 โค๏ธโ๐ฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
โฌ๏ธKU BIIR โฌ๏ธ
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
Telegram
MIDNIMO
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โMIDNIMOโ, which includes 99 chats.
Markaan waayay cid iigu naxariisata sidaan annigu ugu naxariisto waxaan iska daayay in aan qofna u sheegto xanuunkayga.
Farxaddu markii ay waji gabax ii muujisay anna waxaan dareensiiyay in aan ka jaclahay murugada oo aysan ba qiimo ii lahayn.
Dhammaantood markii aan ku dhex dareemay kelinimo waan ka dhex baxay si ay kelinimadu wehel igu noqoto iyaguna waxaa ay igu xantaan in aan is beddelay la yaabkooda!
Xidhiidh kasta oo ay ila leeyihiin si buu nusqaan u yahay idilkood na waxaa ay is moodaan in ay daacad ii yihiin

Waan kaa tagay, aniga oo aan is lahayn waad ka tagi doontaa. Kaagama aan tagin goโaankayga. Adiguba taa waad og tahay! Waxaan kaa tagay aniga oo ixtiraamaya rabitaankaaga. Waxaan kaa tagay aniga oo ku jecel weliba jaceyl dhab ah kuu qabo.
Waxaan diiday in aan culays kugu saaro jacaylkayga mar haddiiba aad xasaanaddii igala noqotay. Kalsoonidiina aad igala noqotay. Waa xanuun iyo dareen miiran markaan oo kale, balse kuguma nicin haddana! Waxaa run ah eray kasta oo aan kuugu cabbiri jiray dareenka aan kuu qabo. Sidii baad wali u tahay qofka noloshayda ugu qaalisan.

Xabiibti qalbigeyga ayaad ku camirtey jaceyl mug weyn anna waxaan kuu balan qaadayaa inaan ku siiyo Kalgaceyl hufan oo la mid ah kaaga.
Ilinta iga qubaneysaa waa jaceylkaan kuu qabo calaamadiis mana haayo sabab kale oo aan kugu dareensiiyo waayo maba jirto awood ka dhakhsi badan oo aad ku fahmi karto waxa qalbigeyga kuugu jira.

Mcnto jacaylka aan kuu qaaday ma ahan wax la dhalaysan karo oo dheel dheel noqon karo, murugada iyo walbahaarka i haysto waxa iiga daran mar kasta oo aan is dhaho seex oo aan indha isku qabto waxaa la i horkeenaa sawirkaaga soo jiidashada leh, markaas ayaan baraaruga aadna u xanuunsadaa, Indhahaygana ay ilmo kusoo istaagtaa, waxan ka baqayaa in aan nolosha ciriiri ku dhamaysto maxaa yeelay qof aan adiga ahayn iima muuqdo.
https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐ธ๐ต๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผo ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป, ๐๐
โ โ โ โ โ โ โ - โ โ โ โ โ โ
โฆ SPONSORED BY
โโฟโโฟโ - โฟโโฟ
โช๏ธ @jaceylqore
โช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โช๏ธ @learn_english012
โช๏ธ @Hagaajinaftaada
โช๏ธ @Wadada_Guusha
โช๏ธ @Arabic023
โช๏ธ @taladaqoyska
โช๏ธ @Caafimaad7
โช๏ธ @Xikmadle
โช๏ธ @kadisaqoon
โช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โช๏ธ @mustaqbal7
โช๏ธ @Suuqgeynta
โช๏ธ @Global_learning1
โช๏ธ @Iibiye_online
โช๏ธ @samow_techonolgy
โช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โช๏ธ @Hamzaatii0845
โช๏ธ @hadasamee
โช๏ธ @wadnojacayl
โโโโโโโโ - โโโโโโโโโ
โช๏ธ KURULUS OSMAN
โช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah

Wll Muscab
Isticmalahan waa mid ad u xasaasi ah, ula dhaqan isaga sida ubaxa ๐ฅบ๐ฅฐยซ๐ท
Dadkii hore Iyo dadka maanta
Waagii hore dadka ma xiiseyn Jirin jaceylka, why? Waayoo ninka raga ah markuu ka helo gabar waxa uu u tagi jiray reerkeeda, waana loo guurin jiray. Haddii ay raali ku tahay iyo haddii kale waxa la dhihi jiray ninkaan ayaa ku soo doontay, waana kula jeclaanay inaan kuu guurino.
Arimaha Jaceylka iyo dadka hadda
Jiilka cusub ee hadda jiro waa kuwo ka duwan jiilkii hore. Waxa ay rabaan wax walbaa in ay ku dhisnaadaan jaceyl iyo farxad. Waxa ay aaminsanyihiin in noloshu aysan dhadhan lahayn jaceyl la,aantii. Sidaa darteed ayeeyna u xiiseeyaan in wax kala socdaan maqaalada jaceylka ah kuwa ugu xiisaha badan.