Abdirashid M. Hashi
1.04K subscribers
25 photos
12 videos
2 links
Spokesperson for the 9th President of Federal Republic of Somalia H.E. Mohamed A. Farmaajo | The Director of Communications
@TheVillaSomalia during the 9th Presidency.
Download Telegram
Channel created
Channel photo updated
SCW,

Salaan kadib, waxaan dhammaantiin idinku soo dhawaynaynaa Koontada cusub ee aan Telegram-ka xogaha idiinku soo gudbin doonno. Mahadsanidin
H.E @M_Farmaajo hosts AU delegation led by @AUC_PAPS Chair @Bankole_Adeoye & @AmbFMadeira. The President shared progress & priority areas in securing Somalia & tackling terrorism. Amb Bankole denoted FGS's remarkable efforts in fighting Alshabaab during this period of elections
Live stream finished (1 day)
Forwarded from Ali Abdi Ali Hoshow
Kulan wadatashi oo ku saabsan wadashaqaynta oo aan galabta kula yeeshay Muqdisho, Agaasimaha Warbaahinta ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdirashiid Maxamed Xaashi.
-----------------------------
Consultative meeting on joint work with the Director of the Communication Department at the Presidency of the Federal Republic of Somalia, Mr. Abdirashid Mohamed Hashi.
Hambalyo Marwada koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo ku guulaysatay abaalmarinta Somali Leadership Awards oo ka lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO SAFAR SHAQO UGU AMBABAXAY DALKA QATAR

Muqdisho, Maarso 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood qaadanaya ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Dowladda Qadar Mudane Tamim bin Hamad Al Thani ayaa halkaas ku yeelan doona wada hadallo lagu gorfaynayo xoojinta xiriirka soojireenka ah iyo horumarinta iskaashiga ku qotoma is-ixtiraamka, wax wada qabsiga iyo horumarinta danaha qaran ee labada dowladood iyo labada shacab ee walaalaha ah.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Cabdirashiid Maxamed Xaashi,
Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

E-mail: media@presidency.gov.so
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter: @TheVillaSomalia
H.E @M_Farmaajo thanks @TamimBinHamad & #Qatar people for their unfaltering solidarity with #Somalia in strategic social-economic areas. Our leaders agreed to further the everlasting 🇸🇴🤝🇶🇦 fraternization grounded on the advancement of our nations & people for reciprocal gains.
التقيت بأخي جاسم سعد الرميحي ، مدير مكتب الاتصال والإعلام في الديوان الأميري القطري لتعزيز العلاقات الثنائية ، وتطوير التعاون الإعلامي بين الحكومتين ، ورفع مستوى المعرفة والوعي لدى الصحفيين.