Abdirashid M. Hashi
1.04K subscribers
25 photos
12 videos
2 links
Spokesperson for the 9th President of Federal Republic of Somalia H.E. Mohamed A. Farmaajo | The Director of Communications
@TheVillaSomalia during the 9th Presidency.
Download Telegram
قمنا بزيارة مقر ‎@AJMInstitute حيث التقينا بمدير المركز الأخ منير الدائمي لمناقشة سبل تعزيز الشراكة الإعلامية وتبادل الخبرات وتوفير التدريب المتخصص إستكمالا لمخرجات لقاءنا السابق.
شارك في هذا اللقاء المستشار الأول للسفارة الصومالية في قطر والمدرب الصحفي @MontaserMarai من المركز.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar shaqo oo maalmihii la soo dhaafay ay ku joogeen dalka aan walaalaha nahay ee Qatar.
I was honored to host @Invest_Somalia officials led by the Director @Mohamed_Dubo during their courtesy visit to Directorate of Communications. I wish to commend the tremendous efforts & progress of this brilliant team in marketing our Republic's vast investment opportunities.
I greatly feel honoured for the priceless recognition from our Army Chief of General Staff Brig-General Odowaa Yusuf Rage as an appreciation for working tirelessly to make the 62nd anniversary of @SNAForce Celebrations a success. Sharaf Waxaan ku leenahay Qaranimo iyo wadaniyad!
Waxaan cid walba oo ay khusayso la wadaagaynaa in Mudane Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) uu waqti hore go’aan isaga ka soo fuley oo uu si iskiis ah u go’aansaday in uu ka baxo Nabad iyo Nolol, go’aankaasna uu mar hore la wadaagay hoggaanka Nabad iyo Nolol, wuxuuna doortay in uu la shaqeeyo dhinacyo kale oo siyaasadeed.

Sidaas darteed waxaan cid walba u xaqiijinaynaa in afkaarta uu la wadaago dadweynaha ay yihiin kuwo isaga u gaar ah oo wixii hada ka danbeeya aysan ahayn fikrado lagu matalo Nabad iyo Nolol.

Ugu danbayn, waxa uu hoggaamiyaha Nabad iyo Nolol Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u mahad celinayaa dhammaan taageerayaasha Nabad iyo Nolol oo marwalba heegan u ah in ay adkeeyaan mabaadida aan u taaganahay ee ay ugu horayso wadaniyadda (Patriotism), isaga oo ku dhiiri galiyey in ay marwalba adkeeyaan midnimadooda.

Dhammaad

Cabdirashiid Maxamed Xaashi
Afhayeenka Madaxweynihii Hore ee JFS
Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo