Mohamet Ahmet
12.1K subscribers
227 photos
10 videos
1 file
44 links
Ha sugin soo laabashada qof tagay, qofkii dhab kuu jecel lagama yaabo inuu maqnaado.!!!
Download Telegram
Hogaaminta uma sugnaan jir xoog badan ee waxay u sugnaatay caqli!!!
Waa midkee midka kor u qaadaya bani aadamka qiimihiisa rayigaaga adiga ahaan

1 Cilmiga
2 Nasbka
3 Aqlaaqda
4 iyo Maalka
Dhibaatada laga maro qabayska aroorti🥴
Forwarded from Somali Books 📚 (Cabdiphataax_Jd)
113k🌐Somali Books 📚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
54k 😎Somali Library⚡️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
33k 💭Xikmado iyo murti 💙
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
31k 💰Kobciye Books 📚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
24k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
22k 💰Dhiiragaliye 📚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
19k 🆓 Free Udx Courses🈚️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
19k 🆓 somali english🈚️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
17k 📖 Aqoon Kobciye 📒
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
16k 👩‍🦰 Hidaayatu Rabi 🧕
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
15k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k Dareen Side🔥
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🧩 Faiido Channel🪝
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 💬 albaani channel 🗯
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🌎 guulayso bet⚡️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
06k 🫧 Ruuxda channel🌖
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
06k 🫧 MaanHage course ⌨️
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
500 🫧 Dareen Bulsho 💫
░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░

━━━━━━━━━━━━
⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel
Waa maalin kamida isbuuca aad ku arkaysid qof aadan bil arag misaajidka
Majiro qof kuu xanbaaraya hamigaaga inaad adiga dadaashid mooye balse markaad nolosha heer ka gaartid un bey ka sheekeynayaan qisadaada macaankeda iyo dhanaankeeda !
Ma ogid halka ay geerida kusoo joogto bani aadamna waad tahay oo gefaf badan ha sugin intuu waaga ka baryo utoobad keen rabigaaga Alle wuxuu jecel yahay midka gefa hadana toobad keena😌
Ha ilaabin
Adiga ayaan ku baryayaa 🤲 oo ku rajeynayaa ducadu waa dhankayga deeqsinimaduna xagaaga ayey jirtaa xaladeydu marka ay xumaato
Banaankiina uu cariiri igu noqdo🥺 Rabigeeyow adiga wehel ii ah oo idareemaya
💞Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
32k+ Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 🌓Somali to English♦️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channels
Maalinta Berri ah waa sagaalka bisha Carafo 1445 Hijriya, sida ku cad axaadiithta saxiixa ah ee Nabiga laga wariyay soonka maalintaas wuxuu leedahay fadli dheeri ah.
Hadaba shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah waxaan ku baraarujinaynaa in ay ka faa’iidaystaan maalintan kheyrka badan.
Ciid mubaarika Asxaabta qaaliga alle hanaga aqbalo acmaashi 9-ka maalin ee aan soo sameynay ducooyinki dhamaan alle hanaga aqbalo hana nagu sugo towxiidka ilaa gerideena katimaado
Xasilloonida nafta iyo caafimaadka marka Toban meelood loo qaybiyo Sagaal ka mid ahi wuxuu ku jiraa aamusnaanta qofka, halka lambarka keliya ee soo haray uu yahay ka fogaanshaha fadhiga foosha xun ee aad la wadaagto dadka uu caqligoodu yar yahay ..

Cali Bin Abii Daalib
Wiilka Beerta jooga wuxuu arkaa diyaarad dushiisa maraysa, wuxuuna ku riyoodaa inuu duulo. Laakiin, Pilot-ka Diyaarada wada wuxuu arkaa beerta quruxda badan wuxuuna ku riyoodaa inuu guriga ku soo noqdo si nabad ah,
Haddii Taajirnimadu tahay sirta farxada, kuwa badan oo taajiriin ah ayaa ku noolaan lahaa Nolol aan stress & buuq lahayn, Laakiin kuwa saboolka ah waxay guryaha dhisaan ama alaab xamaalaan iyagoo heesaya oo faraxsan,
SHEEKO AAD U XIKMAD BADAN

Dhalin yaro isku xaafad ah ayaa hada ka hor waxay ku heshiiyeen in ay tartan galaan, magaalada ay dagan yihiin ayaa waxaa ku yaalay buur aad iyo aad u dheer,waxayna dhalinyartu ku heshiiyeen in maalinta ciida oo dadka oo dhami ay fasax leeyihiinku tartamaan in buurta fiiqeeda ama meesha ugu sareyso ay koraan, qofka ugu hor fuulana uuguuleysanayo.

Markii la gaaray maalintii ciida, dad farabadan ayaa isugu yimid halkii ay buurtu ku taalay, waxaana sidoo kale soo xaadiray dhalinyartii iyo dhalinyaro kale oo cusub oo aan magaalada daganeyn balse dalxiis ku yimid munaasabada ciida owgeed si ay tartanka iyagana uga qeyb galaan.

Markii tartankii bilowday ayaa dadweynihii daawanayay waxay isla dhex mareen hadalo iyagoo dhahayay hadalo ay ka mid ahaa yeen.
“ Buurtaan sidaan u dheer, qof kori kara maba jiro”
“Kuwaan lagama yaabo midkoodna in uu meesha u sareyso gaaro”
“Ciyaalkaan waa is daalinayaan meeshaan ma fuuli karaan”
iyo hadalo kale oo badan oo dhamaantood muujinayay niyada-jab. Dhalintii tartanka ku jirtay ayaa qaarkood bilowgiiba isaga baxeen tartanka, qaar ayaa dhex ka soo laabtay, kuwa ayaa buurta ka soo dhacay, balse wiil ka mid ah tartamayaasha kuwa aan magaalada daganeyn ee dalxiiska ku yimid ayaa ugu dambeyn ku guuleystay in uu gaaro fiiqa ama meesha ugu sareyso ee buurta.
Dhalinyaradii la tartameysay wiilkaas ayaa waxaa fajac ku noqotay sida uu ku gaaray buurta dusheeda sare, waxayna isku dayeen in ay weydiiyaan sidaay ugu suura gashay balse waxay ogaadeen in wiilku dhagool ahaa oo uusan waxba maqleyn.

Maqal la’aanta wiilka ayaa u sahashay in uu guuleysto waayo ma uusan maqleyn dhamaan hadalada niyad jabka ah oo ay dadweynuhu ku hadlayeen, halka saxiibadiisa kale ay ku niyad jabeen oraahdii dadweynaha ka soo baxaysay sidaasna ay ku guul dareysteen.
Faa’iido: Hadalada niyad-jabka muujinaya ha dhageysan, waayo waxay kugu abuurayaan in aad ka tagto dadaal dheer oo aad soo waday oo aad hadafkaaga gaariweyso
🧩💎 Somali Promotion
❱━━━━━❰・❉・❱━━━━━━❰

118k+ 📚Somali Books 📙
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

57k+ 📘Somali Library 📒
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

33k+ Xikmado iyo murti🗣
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

32k+ 📘Kobciye Books📗
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

23k+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

21k+ 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

21k+ ⚙️Hoyga Farsamda💭
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

19k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

14k+ xaqiiqada Nolosha🪜
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k+ 🧚 Som Motivation🤳
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k ♨️ Qalbiyadeena
💢
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 🧩 Faiido Channel🪝
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 👩 Hogaan Dumar
🧕
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

12k 💬 albaani channel
🗯
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

11k 📒 Qoraalo kooban 👀
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

10k 🍇 Nuxur Side
🌬
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

07k 🫧 MaanHage School 🏫
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

06k 💨 Ruuxda channel 🛋
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

01k 🫧 Dareen Bulsho 💫
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

━━━━━━━━━━━━
⭐️ All Channels ➡️
JOIN ALL ⬅️
━━━━━━━━━━━━

❱━━━━━❰・❉・❱━━━━━━❰
💎 Ku Sali Nebi Mohamed ⤵️
❱━━━━━❰・❉・❱━━━━━━❰
anti-delete 🔝12hrs in channel
Naag wanaagsan: Oday iyo wiil uu dhalay ayeye sheekadani dhax martay waana waayihii hore iyo dhaqan kamid ah kuwa Soomaalida.

Wiilkii: Aaboow waxaan doonayaa inaan guursado waxaa doonayaa inaad ila taliso.

Odaygii: Waa yahay guurso oo waxaad soo guursataa gabadh garoob ah “naag Garoob ah”.

Wiilkii: wuxuu soo guursanayaa gabar garoob ah oo qurux badan markuu guriga keenay ayuu Odaygii u sheegay oo yiri Aabe waan soo guursaday waanan keenay tilmaantaadii “garoob”

Odaygii: Waxaad yeeshaa xariggan qaado oo ku xir waxay ku tiraahdana ii soo sheeg !

Wiilkii: wiilka oo la yaaban xariga ayaa qaadaya oo sidii loo sheegay ku xiraya kadibna naagtii uu xiray ayaa waydiinaysa su,aal “maxaad xarrigga iigu xirtay sidan ninkaygii hore ima yeeli jirine!?” kadibna marka waagu baryo ayuu wiilku jawabtii usoo celiyey Odaygii oo u sheegay hadalka gabadhu ku tiri.

Odaygii: fur tani naagtaadii ma ahee !

Wiilkii: wuu furayaa.

Odaygii: waxaad soo guursataa gabadh kaa weyn ” da,deedu kaa weyn tahay”.

Wiilkii: wuxuu soo guursanaa gabar ka da, weyn isaga oo aan hore loo guursan, markuu keeno reerka ayuu u sheegayaa Odaygii inuu keenay gabadhii uu tilmaamay.

Odaygii: gartay, qaado xarigga oo kusoo xir, waxay ku tiraahdana iisoo sheeg!

Wiilkii: ayaa qaadaya xarigga oo kusoo xiraya gabadha, kadibna gabadha ayaa waydiinaysa ” maxaad iigu xirtay xariggan?”. Wiilkii ayaa marka waagu baryo u imanaya Odaygii oo u sheegaya waxa ay ku tiri gabadha 2aad.

Odaygii: Tanna fur ma aha naagtaadiiye !.

Wiilkii: ayaa furaya gabadha labaadna.

Odaygii: ayaa oranaya wiilka haddana waxaad soo guursataa gabar da,deedu yar tahay oo aan lagaaga horreyn adiga”aad isku eyni tihiin”.

Wiilkii: ayaa soo guursanaya gabadh yar oo hadda guur gaartay. marka uu keeno ayuu oranayaa, waan keenay gabadhii in kastoo ay ka qurux badan yihiin kuwii hore ee aad i tiri fur.

Odaygii: marka wiilku u sheego inuu gabadh yar keensaday ayuu sidii oo kale ku oranayaa qaado xarriggan oo ku xir waxay ku tirahdana ii soo sheeg !

Wiilkii: oo hadda aad u yaaban ayaa qaadaya xarigga oo soo xiraya gabadha, kadibnna iyada oo aan wax su,aal ah weli waydiin ayuu gam,ayaa “lulmooday” oo seexday wiilkii, aroor hore ayuu sida ruux naxsan hurdada ka boodayaa oo xasuustay inay gabadhu xirneyd ! wuxuu isla markiiba arkayaa gabadhii oo howl ka dhax heysa aqalka, markay aragtay inuu toosay ayey ku oranaysaa gabadhu isaga “xarigii waa kan wuu iga furtay ee hoo oo igu xir”.

Wiilka: ayaa u tagaya Odaygii una sheegaya waxa dhacay iyo waxa ay gabdhu tiri intaba.

Odaygii: Haa, haa, tani waa naagtaadii naagna waxaa la yirahdaa gabdha aan lagaaga horreyn ee ogow.

FG. Sheekadan waa xiligii hore ama casru Jaahiliga waxaanu lagu sheegaa xariggu inuu ahaa mid aan si sax ah loo xireyn oo ahaa mid sahlan ama sarbeeb ah.

Sidoo kale Ujeedadda Odayga ayaa u muuqata mid tilmaamaysa in Guurka gabadhu yahay kan ugu fiican guur.
Hanoqonin qof ku mashquula dadka noqo qof ku mashquula danihiisa