Mohamet Ahmet
10.6K subscribers
187 photos
11 videos
1 file
35 links
Ha sugin soo laabashada qof tagay, qofkii dhab kuu jecel lagama yaabo inuu maqnaado.!!!
Download Telegram
Majiro qof kuu xanbaaraya hamigaaga inaad adiga dadaashid mooye balse markaad nolosha heer ka gaartid un bey ka sheekeynayaan qisadaada macaankeda iyo dhanaankeeda !
Ma ogid halka ay geerida kusoo joogto bani aadamna waad tahay oo gefaf badan ha sugin intuu waaga ka baryo utoobad keen rabigaaga Alle wuxuu jecel yahay midka gefa hadana toobad keena😌
💞Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
32k+ Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 🌓Somali to English♦️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channels
Ha ilaabin
Adiga ayaan ku baryayaa 🤲 oo ku rajeynayaa ducadu waa dhankayga deeqsinimaduna xagaaga ayey jirtaa xaladeydu marka ay xumaato
Banaankiina uu cariiri igu noqdo🥺 Rabigeeyow adiga wehel ii ah oo idareemaya
💞Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
32k+ Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 🌓Somali to English♦️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channels
Maalinta Berri ah waa sagaalka bisha Carafo 1445 Hijriya, sida ku cad axaadiithta saxiixa ah ee Nabiga laga wariyay soonka maalintaas wuxuu leedahay fadli dheeri ah.
Hadaba shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah waxaan ku baraarujinaynaa in ay ka faa’iidaystaan maalintan kheyrka badan.
Ciid mubaarika Asxaabta qaaliga alle hanaga aqbalo acmaashi 9-ka maalin ee aan soo sameynay ducooyinki dhamaan alle hanaga aqbalo hana nagu sugo towxiidka ilaa gerideena katimaado
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 Community ++ 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📮Somali Free Books ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Somali Librarians ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Xikmado iyo murti ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Kobciye Books ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Mucaashaq Jacayl↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dhiirigaliye nolol ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hoyga Farsamda ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aqoon Kobciye ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hidaayatu Rabbi ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Quruxda islaamka ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 jacaylside channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 alxakiim channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮xaqiiqada Nolosha ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dareen Side channel↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hassan Caashaq ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Qalbi Dhaye ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qalbiyadeena ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Guulaayso bet ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kalimat Kariim ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aisha bin Ahmed ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Faiido Channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hogaan Dumar ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 albaani channel
↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dhaqan Wanaag ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dinteena suuban ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qoraalo kooban ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Nuxur Side FXV ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kaydka Qormo ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 MaanHage School ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░

📮 Ruuxda channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█



█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
anti-delete 🔝12hrs in channel
Maamulka la baxey Somaliland iyo DF Somalia ayaa shalay si rasmi ah u wada bilaabey imtixaannada dugsiyada Dhexe iyo Sare ee dalka.
Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka SL Daa’uud Garweyne ayaa xaqiijiyey in ardeyda dugsiyada Dhexe iyo Sare ee u fariistey imtixaanka Somaliland ay yihiin 38,490 halka Reysal Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo furey Imtixaanka Dugsiyada Sare uu sheegay in ardeyda sannadkan u fariisanaysaa ay yihiin 37,000 oo ardey.

Isugeyn tirada ardeyda imtixaanka u fariistey sannad dugsiyeedka 2023-2024 ee guud ahaan Koonfurta iyo Waqooyiga ayaa kor u dhaafaya 75,000 oo ardey.

Sannad kasta waxa qalin jabiya kumannaan ardey kuwaas oo waxbarashadoodu aaney wax la taaban karo ku soo kordhin dalka. Waxbarashada Soomaalida guud ahaanba waxa ka dhiman qaybta xirfadaha taas oo aad arkeyso qof Soomaaliyeed oo wax bartey isla markaana dalkiisii ku camal la’ halka ajaaniib kale oo farsamooyin kala duwan yaqaannaa ay ka shaqeystaan dalkeenna.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waan u ogolahay ninkaan oo kale bada iyo dhulka
Xasilloonida nafta iyo caafimaadka marka Toban meelood loo qaybiyo Sagaal ka mid ahi wuxuu ku jiraa aamusnaanta qofka, halka lambarka keliya ee soo haray uu yahay ka fogaanshaha fadhiga foosha xun ee aad la wadaagto dadka uu caqligoodu yar yahay ..

Cali Bin Abii Daalib
Golaha Ammaanka' oo kulan ka yeelanaya xaaladda kala guurka Soomaaliya

Waxa loogu yeero golaha ammaanka Q.Midoobay ayaa lagu wadaa in uu kulan ka yeesho xaaladda siyaasadeed iyo midda amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka oo caawa fiidkii ka dhici doono magaalada New York ee dalka Mareykanka ayay xubnaha golahan uga arrinsanayaan xaaladda murugsan ee dhanka siyaasadda soomaaliya.

Mas'uul uhadlay Q.Midoobay ayaa sheegay in kulanka looga doodi doono marxaladda kalaguurka ah ee ay marayso DF-ka sida bixitaanka ciidamada shisheeyaha ATMIS iyo sida laga yeelayo ismariwaaga udhaxeeya dabadhilifyada Soomaalida.

Kulankan ayay 'Golaha ammaanka' uga doodayaa soo jeedintii katimid Urur midowga Afrika iyo DF-ka ee ahaa in wixii ka dambeeya 31 December 2024vladhiso howlgal cusub oo ciidamo afrikaan ah kusii waardiyaynayaan xarumaha dowladda Federaalka.

Waxa loogu yeero golaha ammaanka ayaa lafilayaa in ay su'aalo ka keenaan cidda maalgelinaysa soo duulayaasha afrikaanta calooshood ushaqeystayaasha ah ee soomaaliya ku sugan.

'Beesha caalamka' ayaa ka welwelsan in hal bacaad lag lisay ay noqdaan dowladahihii dabadhilifka ahaa ee ay soomaaliya ku camcaminayeen 18-kii sano ee lasoo dhaafay.
Q.Midoobay oo walaac ka muujisay howlgallada Al Shabaab ee Soomaaliya.

Waxa loogu yeero Golaha ammaanka ee Q.Midoobay ayaa xalay kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda kooxda Soomaaliya iyo marxaladda kala guurka ah ee uu dalku marayo waxay muujiyeen walaaca ay ka qabaan howlgallada Al Shabaab.
Ugu horrayn James Swan oo ah ninka Q.Midoobay wakiilka uga ah duullaanka Soomaaliya ayaa warbixin uu ka hor jeediyay golaha wuxuu ku sheegay in uu ka welwelsanyahay camaliyaatka Al Shabaab ee ka socda dalka Soomaaliya.

James Swan ayaa soo hadal qaaday xasaradaha siyaasadeed ee ka dhaxtaagan DF-ka iyo saameynta ay ammaanka ku yeelan doonaan insixaabka ciidamada afrikaanta ah.

Waxa loogu yeero Golaha ammaanka ayaa kulankoodi xalay ka dhacay magaalada New York ku sheegay in ay ka niyad jabsanyihiin suurtagalnimaa in dowladda Xasan ay la wareegi wayso amniga dalka marka ay baxaan ciidamada calooshood ushaqeystayaasha ah.

Waxay sheegeen in bixitaanka ciidamada Afrikaanta oo soo dhowaaday iyo in aan weli laheyn damaanad qaad buuxa oo ku saabsan qarashka ku baxaya howlgal cusub oo soomaaliya looga dhawaaqo uu caqabad weyn ku yahay mashaariicda ay ka wadaan soomaaliya.

James Swan oo ah ergayga Q.Midoobay uqaabilsan Soomaaliya ayaa carrabaabay in bishan gudaheeda ay ciidamada afrikaanta ATMIS ka baxeen dhowr saldhig islamarkaana isbuucyada soo socda dalka ka bixi doonaan boqolaal askari.

Walaaca ugu daran ayuu ka muujiyay sida uu xaalka Soomaaliya noqon doono marka lagaaro sanadda 2025 kolkaas oo uu soo idlaanayo howlgalka Afrikaanta.

Golaha Q.midoobay ayaa shaki geliyay sida uu dhaqangal unoqon doono heshiis ay gaareen DF-ka iyo midowga Afrika kaasi oo dhigayay in horraanta sanadda 2025-ka ladhiso isbahaysi cusub oo ka kooban 12 kun oo askari afrikaan ah kaasi oo sii shaqeyn doono muddo sanad ah.

Q.Midoobay waxay sheegtay in illaa iyo hadda aysan hayn cid damaanad qaadday qarashka ku baxaya howlgalka cusub ee calooshood ushaqeystayaasha afrikaanta iyo DF-ka ay isku waafaqeen
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Weli maanu xoroobin ☝️