Mohamed Khaled
6.01K subscribers
299 photos
17 videos
1 file
117 links
@Meegaar
๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ
Nagu soo booqo website-keena
www.meegaar.com
https://stanti.com.br/meegaar

21-07-2021
Download Telegram
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
ka dhig website-kaaga mid proffesional ah.

www.meegaar.com
Haddii aadan qofka dareensiin inuu dambiile yahay, nafsiyan ma adoonsan kartid.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Ma naqaan xiliga ay tahay ๐Ÿฅบ
Waajibaadku kaliya waa is diyaarin
Guushu ma'ahan waxey dadku u yaqaanaan guul waa waxa aad adiga u taqaan guul.
Waxaa aad aaminsatahay hadaad gaarto waad guuleysatay
Aqoonta xifdis maahe waa tii ina anfacda ๐Ÿ“š
Dhaqaalaha Afrika oo dhan waxaa uu marayaa 3.1 Tiriliyan halka shirkada Apple-na ay maanta gaadhay 3.05 Tiriliyan oo doolar.

Micnaha Afrika oo dhan waxay inyar ka horeysaa shirkada Apple ๐Ÿ˜‚, Alla maxaanu gaajaysanahay.
ุงู„ุญุจ ุฌู…ูŠู„ ู„ูƒู† ู…ู† ู„ุง ูŠุณุชุทูŠุน ุฃู† ูŠุญุจ ู†ูุณู‡ ู„ู† ูŠุญุจ ุบูŠุฑู‡...๐Ÿค
Dadka kuwa ugu dhaqanka xumi waa kuwa marka ay kaa xanaaqaan wanaagaaga inkira, sirtaada faafiya, noloshaada diida wax aanad aheyna kaa sheega.

#sheikhahmeddeedad
In xirfad cusub aad barato iyo inaad xirfadaas aad baratay aad qabiir ku noqoto waa laba arin oo kala duwan waqti kala dheerna u baahan.

Bilawga hore ee xirfada aad baraneyso waxaad kasoo bilaabeysa meesha ugu hooseysa, waxaad fahmeysaa tools-ka iyo sida loo kala isticmaalo tutorials badan baad raadineysa adigoo isku dayaya inaad waxbadan kasii fahanto waa hadii ay xiiso badan kugu heysayee. Habkaan wuxuu socon doonaa mudo kooban 4 bil 6 bil ilaa sanad. Se in waxa kan aad baratay qabiir ku noqoto waxey u baahantahay waqti ka badan waqtigii barashada kaa qaatay pratice badan, daba socod badan, baaris badan, mudo inaad kusoo dhax jirtoo kasoo shaqeyso kadib baad ku imaaneysaa Qabiir waxa kan kusoo gubtay.

Waa halka ay kala taaganyihiin labada qofeed Bachelor degree-ga iyo Master-ka kala heysta.
Maadaama dadka wanaagsan aysan jecleyn xukunka, waxaa wax xukumaya dadka xun. Qofkii xaqa sheegi lahaa haduu aamuso, munaafiqii baa loo maleynayaa inuu xaq sheegayo. In qarniga kan aad duul dhanoo socdo badasho waxaa ka adag inaan nafahayaga wax ka badalno.
Nafsii Nafsii cidwalba nafteyday masuul ka tahay
"๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐ฎ ๐ข๐ฌ๐š๐ ๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฎ ๐ฑ๐จ๐ ๐จ๐ ๐š๐š๐ฅ๐ฌ๐š๐ง ๐ง๐š๐Ÿ๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐š"

Waxba ku tari mayso ammaanta kuwa wax ammaanaa marka ay kugu sheegaan wax aanad ahayn, sidoo kalena waxba kaa dhimi mayso eedda kuwa wax eedeeyaa haddii ay kugu tuhmaan wax aanad ahayn. Si kasta oo uu u wanaagsan yahay insaanku, waa hubaal in uu jiro mid necebi, xataa Nebiyadii Ilaahay ma wada jeclayn dadku. Si walba oo uu u xun yahay qofku, waxa la soo helayaa kuwo jecel, xataa Fircoon iyo Namruud dad ayaa u sacabba tumi jiray. Mudraf binu Cabdillaahi ayaa yidhi: imaamu Maalik binu Anas ayaa igu yidhi: "dadku maxaa aay iga lahaayeen?" Waxa aan ku idhi: "saaxiibka dhabta ahi waa uu ku ammaanayay, cadowguna wax buu kaa sheegayay" Imaamka ayaa yidhi: "dadku wali waa sidaas, laakiin Ilaahay waxa aannu ka magan galnay in ay midoobaan carrabadoodu." Imaamku, Ilaahay (swt) waxa uu ka magan galay dadku in ay wada ammaanaan oo uu kadsoomo, ama in ay wada caayaan oo laga helo wax ka mid ah xumaanaha ay ku sheegayaan.

๐€๐'๐ก๐š๐ฆ ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ช๐š๐š๐ฐ๐ข
๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐ช๐ฎ๐ซ'๐š๐š๐ง๐ค๐š
๐–๐š๐ฑ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐งโœจ๏ธ

๐๐ข๐ฅ๐š๐ฐ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ ๐›๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ, ๐ข๐ง๐š๐š๐ง ๐›๐š๐ซ๐š๐ง๐จ ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ฆ๐ซ๐ข๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐š๐ง ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž๐ฒ๐ง๐จ ๐ฐ๐š๐š ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐ช๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐›๐ญ๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฐ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐Ÿ’– ๐ฎ๐ง๐›๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐š.
Channel photo removed
Channel photo updated
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part
one

https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part
one

https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
Channel name was changed to ยซMohamed Khaledยป
Haku dheeraanina ka maqnaashaha kuwa aad jeceshihiin, sawabtoo ah jidadka sugitaanka dareenku wuu ku dhintaa nabaradunda wey ku noolaadaan . . .

Aamusnidu waa ogeysiiska ugu dambeeyay ee laga bixiyo dhamaadka qalbi jabkeena . . .

๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Š๐ก๐š๐ฅ๐ž๐ โœจ๏ธ
Allahu Akbar Xitaa iyagoo wada dirirsan oo dagaal ka dhaxeeyo waxey ilaaliyeen Caqiidadii aheyd Al walaaโ€™u wal baraa yacnii yaa walaalkaa ah diinteena waxey inoo tilmaantay qofka walaalka dhabta ahi inuu yahay kan muโ€™minka ah kanse lagu amray inaad ka fogaataa uu yahay kan gaalka ah . . . . . . . .