Mohamed Khaled
6.01K subscribers
292 photos
17 videos
1 file
99 links
@Meegaar
๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ
Nagu soo booqo website-keena
www.meegaar.com
https://stanti.com.br/meegaar

21-07-2021
Download Telegram
Qofka quruxda ka waayaa gudihiisa, wuxuu ku daalaa daymada dadka kale.
Ku dadaal in aad aragto quruxda gudahaaga, noqona mid qalbi wanaagsan oo faafiyo jacaylka iyo wanaaga meel walba oo aad tagto.๐Ÿ˜๐Ÿ˜
Afar shey qalbigay dilaan haday xadkooda dhafaan:

1: hurdada.
2:cuntada.
3: hadalka.
4: ku dhaxmilanka badan dadka
.
"Oday fadhiya lagdan la fudud"

Marka waxwalba afka laga qiimeeyo wey fududyihiin
Dhiiranaan iyo dhiiragalin

Qof sariirta iska jiifa hadaad dhiiragaliso xamaasadaa qaadeysa daqiiadaha ugu horeeyuu boodboodaya kadib wuu banjarayaa.
Qofka saxda ahee hamiga ku hawlana dhiiragalin isagaaba isku filanoo meeshu usocdo iyo halganka hor yaaluu yaqaanaa.

โœŒ๏ธ@meegaar
Kan baadilka waday haduusan la cabsaneyn baadilkiisa,
Adiga xaqa wada maxaad ula cabsaneysaa?
Maalmaha wey dheeryihiin, Lakiin sanadaha wey gaabanyihiin.
Forwarded from Meria Mahometh๐Ÿ’Ž๐Ÿ’™๐Ÿฆ‹๐ŸŒ
ูˆู‚ุนุช ููŠ ุญุจ ูƒู„ ุดูŠุก ูŠุชุนู„ู‚ ุจูƒ๐Ÿค
https://t.me/Meriamariam36
Ilaahey wuxuu shimbiraha u hibeeyay quudkooda, balse si ay u helaan marka hore waa iney duulaan.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Naag Ayaa ninkeedii ku tiri:
markan Adi ku guursanaayay ibliis inaa guursado Ayaa ii wanagsaneyd, ๐Ÿค“
Waxuu ugu jawaabay sharci Ahaan maba banaano labo walaalo ah iney is guursadaan ๐Ÿ˜‚
Dadku waxey ku dheereeyaan iney buunbuuniyaan waxlba Qaladkooda maahee.
Sababtu waxey tahay waxey u arkaan ineysan istaahilin in laga hadlo
markuu qof kaaga warramo waxa ay dadka kale ku sameeyeen iyo siduu ugu hungoobay, ogow wuxuu kuu soo dirayaa farriin ah: hanoqon sidooda ookale...

nagiib maxfuud...โ™ก
Malaaka nuura
ูƒู„ ุจู†ูŠ ุขุฏู… ุฎุทุงุกุŒ ูˆุฎูŠุฑ ุงู„ุฎุทุงุกูŠู† ุงู„ุชูˆุงุจูˆู†

"Ruuxkasta oo aadame ah wuu qaldamaa kuwa qaldamase waxaa ugu kheyr badan kuwa kasoo laabta qaladkooda."
Dhibaatada aad adigu sababtay ma xallin kartid, adiga oo welib u fikiraya sidii aad u fikiraysay markii aad abuuraysay

Albert Einstein
Kamaal marjaan
Xukunwalboo malatari ah ma waaro dhamaadkiisna fowdo, dagaal iyo cawaaqib xumo ayuu kusoo gabooba
Hitler siyad barre iyo waxa hada ka socda sudan.

Imaaraadka baastar weyn waaye Libya wa la ogyahay siduu u galay sudan isagaa gubaya oo ku lug leh somaliana amni maloo sugayo inuu imaaraat keeno.
Nin ayaa wuxuu yiri; Aabahey ayaan markuu duqoobay geeyay guryaha lagu xanaaneeyo waayeelada, markaan kasoo tagay xili aan fadhiyay baskii dib iigu celin lahaa gurigayga ayaa waxaan soo xusuustay dhacdo yaraanteydii na dhexmartay aniga iyo aabo.

Waqtigaas waxaan ahaa Fasalka 4aad, waxaana ogaa Aabahey inuusan waxbarasho aasaasi helin intuu yaraa, markuu waynaadayna korintayda ku mashquulay, xili aan u fadhiyay diyaarinta Laylis la iga rabay, markaan dhameeyay buugii ayaa waxaa iiga daatay biyo, aad ayaan uga murugooday midaas waxaana u ooyay si wayn, ugu dambeyna anigoo ooynayo ayaan isla meeshii ku hurdooday.

Markaan soo kacay ayaan arkay Aabo oo i kor fadhiyo isla markaana buugii inta qalajiyay isku dayaya inuu qoraalkii hagaajiyo, asigoo waliba aqoontiisa laheyn.

Talaabadaas uu aabahey Jaahilka ka ahaa waxbarashada uu xiligaas qaaday ayaana aheyd wixii aniga igu riixay inaan waxbarashada dhameeyo.

Dhacdadaas markaan soo xusuustay ayaan baskii joojiyay kana soo dagtay anigoona Aabahey dib ugu soo laabtay, markaan u imid ayaan ogaaday Baskii aan saarnaa inuu gadoomay dadkii saarnaana dhammaantooda wada geeriyoodeen kadib markii uu shil halis ah galay.

Aabow meeqo jeer ayaad i badbaadineysaa??