Asc wr wb wllyaal kusoo dhawaada channelkeena cusub ee: MILICSO
Oo aad ka heli doontaan wax badan oo diintiina idinka anafaci doona haduu eebe idmo, Insha allahu tacaalaa

Telegram
MILICSO ๐
Ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban
โDadka nasiibka leh waa 3
1. Qofka aduunyada ka taga inta ayna ka tagin
2. Qofka waalidkii u baari sameeya inta ayna kala tagin
3. Qofka allihii abuuray raali galiya la kulankiisa hortiiโ

โค5
Taabiciigii waynaa ee Mufassirka ahaa ee ibnu cabbaas ardaydii uu soo saray kamidka ahaa, waa Mujaahide allaha u naxariistee wuxuu yiri hadal macnihiisu yahay:
โข
Wllyaal dhamaanteen ilaahay cabsidiisa qalbiyadeena haku beero
Qofka fahmada badan ee si fcn wax u fahma waa qofka ilaahay ka cabsada
โข
Wllyaal dhamaanteen ilaahay cabsidiisa qalbiyadeena haku beero
๐1
Xaatim nin la odhan jiray ayaa wuxuu yiri:
Waxaan arkay dadka oo isula calloobaya dano iyo sababo awgood.
Dabadeed waxaan u fiirrsaday hadalka ilaahay sarreeye:
๏ดฟุฅูููู ุงูุดูููุทุงูู ููููู ุนูุฏูููู ููุงุชููุฎูุฐููู ุนูุฏููููุง๏ดพ [ูุงุทุฑ: ูฆ]
Oo ah
"Shaydaanku cadaw ayuu idiin yahee cadaw ka dhigta"
Dabadeed waxaan ogaaday in ayna banaanayn la collaytanka qof aanan shaydaan ahayn, isagana col ayaan ka dhigtay, waxaanan isaga ahayna waan daayay.

Haku mashquulin qof..
Haduu wanaag kaa arko ku xeel dheeraanaya amaanta..
Haduu xumaan kaa arkana kaa saaraya goobada dadka wanaagsan..
#turjumay

ู
ูุฏููููููุฉู ุงููุญูุณูููููู
ุงูููู
ุจููุบูุง ุฑู
ุถุงู ู
ูุชู
ููู ู
ุฌุชู
ุนูู ู
ุชุญุงุจููู ๐คฒ๐ผ
Allow na gaarsii ramadaanta anagoo dhamaystiran isku uruusan is jecel
โค2๐1
Dadkii hore, waxa dhagan u ahayd in ay iska fogeeyaan diradaraalaha. Fudayl binu Ciyaad ayaa yidhi: waxa aan la joogay Wahab binu Munabbah, deedna nin baa u yimid oo ku yidhi: "hebel ayaan soo maray oo waa uu ku caayay." Wahab ayaa ku yidhi:
"Shaydaanku ma waayay ergey aan adiga ahayn?!"
"Fadlan, ha noqonina ergo Shaydaan."
๐ Dhambaalada Qurโaanka
"Shaydaanku ma waayay ergey aan adiga ahayn?!"
"Fadlan, ha noqonina ergo Shaydaan."
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
๐1
Ilaahay waxa uu quraankiisa ki yiri:
"Xus markii aannu ku nidhi malaa'igta: u sujuuda Aadan, waa ay sujuudeen Iblis mooyaane oo diiday islana weynaaday, waxaanu ka mid ahaa gaalada" [ al-baqarah : 34 ]
Ibliis, sujuuddii uu diiday ayaa sabab u noqotay in laga dheereeyo naxariista Ilaahay.
Laakiin marka aynu fiirinno xaaladda Ibliis iyo ta Muslimka ka taga salaadda, waxa inoo soo baxaya arrin layaab leh. Ibliis waxa uu diiday in uu u sujuudo Aadan, qofka salaadda ka tagaana waxa uu diidayaa in uu u sujuudo Allaha abuuray Aadan.
Xumaan oo dhan Alle ayaa ka hufane, maxaa uga naxariis iyo dulqaad badan ummaddan!
Si kasta oo ay u weyn yihiin dambiyada dadku, Alle waxa uu ugu baaqayaa towbadkeen.

๐1๐ฏ1
Waa galabtii ugu horeysay ee bisha ramadaan waana xiliga ducada la aqbalo, Rabbi ha inaga yeelo kuwa laga aqbalay soonka maanta iyo maalmaha nagu soo aadanba insha allah, illaahay ha inaga dhigo kuwii iyagoo salaada ku tala jira naxariistiisa, danbi dhaafkiisa iyo ka xorooba qoolasha jahanama. ๐๐
- Ramadaan Wanaagsan, Qaza iyo dhamaan inta Muslimiin meel kasta maanta ku dhiban kownka korkiisana ha loo duceeyo in ilaahay dagaalada ka saaro insha allah. โค๏ธโจ๐คฒ
โญโโโโโโโโโโโโโโโ
โฐโโค - Zaxiibka nolosha ๐ค

โค1๐1
"Awliyada Alle, cabsi iyo murugotoona korkooga ma ahaan" [ Yunus : 62 ]
Safarkii iskama iman, kii u sahaminayayna iskii uma tuurin wadaanta ee isaga (Ilaahay) ayaa u dooray, Boqorkii Masar ma iibsadeen ee isaga ayaa doonay, arrinkuna waxa uu ku dhan yahay aayadda sare.

โค1
"Sida waddooyinka iyo dhirtu u qurxiyaan billica magaalooyinka ayuu qur' aanku u qurxinaya qalbiyadeena, qubuuraheena, iyo wajiyadeena maalinka qiyaamaha, Qof waliba waa in u garta qiimaha qur'aanka oo barta dadkana bara."
~ Sheekh Dirir
~ Sheekh Dirir
๐2โค1
Noqo Qof wanagsan oo wax tar uleh Umadiisa Heer Qabri qoduhu xataa oyo ๐ฅบ
โค3๐ฅฐ1
๐จโ๐ฆฏ :Ogow kan indhoolaha
markey u so laabtaan indhihiisu ๐
waxa u horeeya uu tuuro wa ushi caawin jirtey ๐จโ๐ฆฏ๐

๐ฏ3โค1๐1๐ฅฐ1
"Weligaa ha ka baqin inaad bilowdo, bilowga waa tallaabada ugu muhiimsan ee guushada.: ๐
โค1
โHaddii aad maanta ku adkaysato, berrito waxaad noqon doontaa qofka aad ku riyoonaysay.โ ๐
โค1