Suurada 84aad Al-Inshiqaaq
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 25 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Infidaar ka dib, Musxafkana waxey kaga beegan tahay dhamaadka Qeybta koowaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Inshiqaaq:
Suuradan waxay si guud uga Hadashaa Dhibaatooyinka jiri Doona Marka Qiyamaha la gaaro, iyo Asuusha Caqiidada Islaamka ay tahay in la qabsado si looga badbaado Dhibaatooyinkaas.
Sidaa darteer ayay Suurada tilmaantay Badbaada iyo farxada ay heli doonaan Ahlu-Towxiidka marka maalintaas Kitaabkooda Gacanta midig loo saaro ayagoo faraxsana ay Ahaladooda Janada kula jira kula laaban doonaan, halka kuwa Maalinta Qiyaamaha beeniyay Kitaabkooda dhabarka laga siin doono ayagoo hoogayeysanaya karina weysan inay fiiriyaan waxa xun ee Camalkooda ah oo kitaabka ka buuxa markaas ayaana la galiyaa Naarta Saciira sababta loo galinayana waa Camaladoodii darteed ee Alaah Adoomihiisa ma dulmiyo.
Sabaha loo cadaabayo:
1--Waxa ay haayeen kuwa farxad ku nool intii ay Dunida joogeen iloowsan Maalintaas murugada jirta oo tamashle ku Dhameestay Aduunkooda.
2--Waxay Aaminsanaayeen inaan lasoo Celin doonin Maalinta Qiyaamaha ama waxaaba la dheer gaaritaanka Maalintaas ilaa uu uga si lama filaan ula kulmaan.

Suurada 85aad Al-Buruuj
Suuradan waa Makiyah, Cadadka aayadaheenu waa 22 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Ash-Shamsi ka dib, Musxafkana waxey kaga beegan tahay Dhamaadka Qeybta koowaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Buruuj:
Suuradan waxey guud ahaan ka hadashaa Caqiidada Islaamka, waxeyna si faahfaahsan usoo bandhigtaa gumaadkii loo geystay Dad Ahlu-Toowxiid ahaa oo Dab lagu daadiyay markii ay Diideen in ay Diinkooda xaqa ah ka tanazulaan, taasoo macnaheedu yahay in dadka Muslimiinta ah looga Baahan yahay in ay Dulqaad la yimaadaan sida Dadkaas Muslimiinta ahaa ee ka horeeyay ugu Dulqaateen Dabkii lagu gubayay si ay Diinkooda u dhowraan.
Qisadii Ahlu-Towxiidkii la Gubay:
Nabigana (Scw) waxaa uu saxaabada ugu Sheekeyn jiray Dhibaatooyin lasoo Gudboonaaday Muslmiintii hore sida in Minshaar lagu kala goyn jiray si Diinka looga leexiyo, laakiinse ay iska Dulqaadan jireen marna Diinkooda kama laaban jirin.
Suuradaan faahfaahinteeda waxaa uu Nabiga ku Sheegay xadiis saxiix ah oo uu kaga hadlay Sababta ay ku Muslmeen Dadkaas dhibaatada gaartay in ay tahay wiil yar oo Diinka ka Bartay Raahib, markii Dambana loo cadaabay Diintiisa darted ilaa uu Boqorkii cadaabayay uu ka awoodi waayay inuu Dilo Wiilka, taasoo Markii dambe wiilkii uu Sheegay in Habka kaliya ee lagu dili karo ay tahay In Magaca Allaah la Xuso marka Dilkiisa la Damacsan yahay Meel fagara ahna lagu dilo, taasoo Boqorkii Maslaxad Biday inuu yiraahdo markuu Gamuunkii iyo Qaansadii is dul Saaray yiri: Waxaan ku gamayaa Gamuunkan magac Wiilkan Rabigiisa, Wiilkiina uu sidaas ku geeriyooday, hase yeeshee waxaa arintaas waano iyo dacwo u Noqatay Dadkii daawanayay oo dhan oo yiri Waxaan Rumeynay rabiga Wiilka!!
Taasoo sababtay Boqor Dadkaas Caabudi jireen inuu yiraahdo hadaadan Diinka Toowxiixdka ka laabanina waan idin Gubi Doonaa dhamaantiin, markii ay Hanjabaadiisa u dhaga nuglaan waayeena wuxuu ku Dhaqaaqay inuu dabka ku Guro ilaa lagasoo Gaaro Gabar Xambaarsan Wiil yar oo ay nuujineysay, markii ay Dabka Dul istaagtay ayay Wiilkeeda u naxday oo dabkii ka Joogsatay, laakiin waxaa Allaah uu ku Karaameeyay inuu Wiilkeeda la hadlo oo yiraahdo :Hooyooy Sabar Adiga waxaad ku taagan tahay Jid Xaq ah, arintaas oo Hooyadii Laabta u dajisay kuna Qancisay in ay dabka gasho si uu Diinkeeda uga Badbaado.

Suurada 86aad Adh-Dhaariq
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 17 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Balad, Muxafkana waxey kaga Beegan tahay Biloowga Qeybata |Labaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Adh-Dhaariq:
Suuradan waxey ka Hadashaa Amuuraha Caqiidada Quseeya, gaar ahaan waxey Xujooyin Cad cad ka Tilmaantaa Awooda uu Allaah (Cw) uu u leeyahay Soo Bixinta Maalinta Qiyaamaha, maxaa yelay Allaha Insaanka Abuuray asagoon jirin waxaa u Sahlan soo Celintiisa Geerida ka dib.

Suurada 87aad Al-Aclaa
Suuradan waxaa kaloo loo yaqaan Sabaxa, waana Suurad Makiyah ah, Cadadka Aayadaheeduna waa 19 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada At-Takwiir ka dib, Musxafkana waxay uga Beegan tahay Biloowga Qeybta Labaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Adh-Dhaariq:
Suuradan waxey si Guud uga Hadashaa Arimaha kala ah:
1--Allaah Tilmaamo iyo Magacyo uu Gaar u leeyahay.
2--Quraanka iyo waxyiga Lagusoo Dajiyay Nabi Muxamad.
3--Waano aaad u wanaagsan ee wax u tareysa Quluubta Nool, oo ay ka Faaโiidi karaan Ahlu Iimaanka.

Suurada 88aad Al-Qaashiyah
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 26 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Ad-Daariyaat ka dib, Musxafkana waxay kaga Beegan tahay Biloowga Qeybta Labaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Ghaashiyah:
Suuradan waxay Guud haan ka hadashaa Sadax Arimood oo Aaas aas ah.
1---Maalinta Qiyaamaha iyo Dhibaatooyinka ay kala kulmi Doonan Gaalada sidoo kalana
waxey soo Gudbisaa Suuradan Nicmooyinka ay Muโminiinta ku heli Doonaan Maalintaas.
2---Xujooyin iyo Daliilo Tusiya Allaah (Cw) Waaxid ahaanshihiisa, iyo Awooda weyn ee Alaah leeyahay ee ka Dhex Muuqata Abuurka Geela, Cirka Quraxda Badan, Dhulka Balaaran ee Fidsan.
3---Suurada waxey Dadka Xasuusisaa in ay u Laaban Doonaan Allaah (Cw) so loola Xisaabtamo looguna Abaal Mariyo Qof walba waxuu Kasbaday Shar iyo Kheyr.

Suurada 89aad Al-Fajri
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 30 Aayadood, waxayna soo dagatay Suurada Al-Leyl, Musxafkana waxay kaga Beegan tahay Biloowga Qeybta labaad ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Fajri:
Suuradan waxey si kooban uga Hadshaa sadax Qodob oo Muhiimna ah:
1--waxey Sheegtaa qaar ka mid ah Umadihii Horeeyay ee Beeniyay Rusushii Alaah (Cw) sida Reer Caad, Thamuud, Qoomkii Fircoon, waxeyna Cadeysaa Suuradan Cadaabkii ku dhacay Gaalnimadooda darteed.
2--Suuradan waxey Tilmaantaa in Aduunyada inta la joogo Imtixaano Shar ama kheyr, Faqri ama Maal, Insaankana Maalka Jaceylka uu u qabo awgiis ayuu yiraahdaa Rabigey wuu i Karaameeyay, Hadii faqri taabtana waxuu yiraahdaa Rabigey wuu i ihaaneeyay, asagoo Maleeya in Karaamada iyo Ihaanad Dhabta ah Maalka ama Faqriga yahay, taasna waa wax qaldan.
3--Waxey kaloo Suurada ka Hadashaa Aakhiro iyo Dhibaatooyinka ka jira iyo Noocyada Dadka u Qeybsami Doonaan Maalinkaas, Qolo Liibaani Doonta iyo Qolo Nasiib Xumo la kulmi Doono, is;la markaana Suuradan waxey Tilmaantaa tusaalooyin lagu kala Tilmaamayo Nafta wanaagsan iyo Tan Xun.

Mashruucii la dagaalanka nuurka .pdf
63.8 MB
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โ๏ธ @Aqoon_bot
โ๏ธ@KobciAqoontaada3
โ๏ธ@KobciAqoontaada2bot
โ๏ธ ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐บ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ
โ๏ธ @KobciAqoontaada3
โ๏ธ @KobciAqoontaada3
โ๏ธโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โ๏ธ @Aqoon_bot
โ๏ธ@KobciAqoontaada3
โ๏ธ@KobciAqoontaada2bot
โ๏ธ ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐บ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ๐ฉธ
โ๏ธ @KobciAqoontaada3
โ๏ธ @KobciAqoontaada3
โ๏ธโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
socdaalkeygii masonic (1).pdf
1 MB
Socdaalkaygii maasooniyada.pdf
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โ๏ธ@KobciAqoontaada3
โ๏ธ@Aqoon_bot
โ๏ธ.
@KobciAqoontaada2bot
โ๏ธ@KobciAqoontaada3
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โฆ๏ธ--KobciAqoontaada๐ฅธ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โ๏ธ@KobciAqoontaada3
โ๏ธ@Aqoon_bot
โ๏ธ.
@KobciAqoontaada2bot
โ๏ธ@KobciAqoontaada3
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โฆ๏ธ--KobciAqoontaada
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Waxa maanta aroornimadii hore lagu dilay wadan iran hogaamihii ururka xaq doonka ee ismaaciil haniya
Dhamaan ummada islaamka gaar ahaan reer falastiin waxaan leenahay samir iyo iimaan eebe ha inaga siiyo mujaahid wayna issagana eebe janooyinkisa haku abal mariyo
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู ุฅู ููู ู ุงุฃุฎุฐ ููู ู ุง ุฃุนุทู ููู ุดูุก ุนูุฏู ุจุฃุฌู ู ุณู ู ุงูููู ุฃุบูุฑ ูู ูุงุฑุญู ู ูุงุณููู ูุณูุญ ุฌูุงุชู ููููู ุฃููู ุงูุตุจุฑ ูุงูุณููุงู ุงูููู ุงุฌุนู ูุจุฑู ุฑูุถุฉ ู ู ุฑูุงุถ ุงูุฌูุฉ ุงูููู ุงู ูู ูุงุฑุจ ุงูุนุงูู ูู
๐ญ๐ญ๐ญ

๐๐๐ฑ๐๐ง ๐๐๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ง๐๐ก๐๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐๐๐๐ ๐ฑ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ค๐ ๐๐ก๐๐๐๐๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ง ๐ฑ๐๐๐๐ญ๐ ๐ฅ๐ข๐ข๐๐จ
๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ง ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐ ๐ก๐ ๐ฎ ๐ง๐๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐จ ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐๐ฐ๐๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐ ๐ก๐ ๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ ๐จ ๐๐ก๐๐ฒ๐จ
๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ ๐๐๐ ๐ฅ๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ฌ๐๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฅ๐ ๐๐๐๐ค๐จ๐จ๐๐ข๐ข ๐๐ก๐ข๐๐ญ๐ฎ ๐ค๐๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฒ
Xamar Dhaxal Umay Helin
Dhiig Korkeeda Lagu qubo
Xamar Dhaxal umay Helin
In dadkeeda Lagu Dhibo
Xamar Dhaxal umay helin
In Dhexdeeda Lagu Dilo
Dhalaankiyo Duqayaytida
Xamar Dhaxal umay helin
Dhiriqdiyo Colaadaha
Xamar Dhaxal umay helin
Geeri joogta Iyo Dhagar
Xamar Dhaxal umay helin
Hadba Qarax Dhacaayiyo
Dhiiladiyo Waxyeelada
Xamar Dhaxal umay helin
Dhurwaagiyo Dad Qalatada
Misna Xidhan Dhar Caadiya
Laabsaalax

Telegram
KobciAqoontaada Group๐ฟ๐
ษขสแดแดแดแดแดษด แดกแดxแด สแดแดษขแด แดแดสแด ษขแดสแดส ษชษด แด
สแดสษชษดแดแด sแดแดแดสษชสแดแด
ษชsแดแด แดกแดสแด
แดแดสsแดแด
แดแดษด แดกษชxษชษช แดวซแดแดษด แดส ษชสแดแด
แด แดแดแด
ษดแดแดษดแดแด สแดsษชษชษดแดสแด แดษชสแดษชษขแด แด
ษชษชษดษชษขแด
Hadii aad u baahato buugaag fadlan dhib yaraan soo qor /filter kadib waxa kuusoo baxay buugaagta
Adeer kadooro markaa buug

Suurada 90aad Al-Balad
Suuradan Makiyah, Cadadka Aayadaheedu waa 20 aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Qaaf ka dib, Musxafka waxey kaga Beegan tahay Bartamaha Qeybta Dambe ee jezka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Al-Balad:
Suuradn Guud ahaan waxey ka Hadashaa Qiyaamaha iyo Dhibaatooyinka ka jira,
Waxeyna Suuradan tilmaantaa maalinta Aakhiro waxyaabaha waaweyn ee Dhici doona sida in Dadka Qubuuraha kasoo Bixi doonaan, iyo in ay la mid Noqon doonaan Maalinkaas Baalaleyda duusha ee midba meel Xooran oo kale, taasoo Macnaheedu yahay in ay wareeri doonaan Dhibaatada jirta Darteed oo ay noqonayaan Nidaam laโaan sida Xasharaadka oo kale oo midba Meel Xooran yahay.

Suurada 91aad Ash-Shamsi
Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheedu waa 15 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Qadri ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Bartamaha Qeybta Dambe ee Juzka 30aad.
Macnaha Guud ee Suurada Ash-Shamsi:
Suuradan waxey si Guud uga Hadashaa laba Arimood oo Muhiim ah :
1: Moowduuc ku saabsan Nafta Insaanka iyo waxa ay Xambarsan tahay ee Sharta ama Kheyrka ah, ee Hanuun ah ama Baadil ah.
2: Moowduuc ku Saabsan Xadgubka iyo Abaal marka ka Dhasha, waxaana Tusaale u ah jazaha xadgudubka Cadaabkii ku Dhacay Reer Thamuud.