🍁🍀 ILEYS 🍀🍁
5.74K subscribers
948 photos
99 videos
3 files
180 links
♤CHANNEL AQOONEED♤

♧ Buugaag 📚 soo koobid iyo pdf yo intaba
♧ Sheekooyin 🗣
♧ Qormooyin 📄🖋

📚Akhristaha maanta waa hogaamiyaha bari.📚






https://t.me/ILEYS93
Download Telegram
"حيثما وجدت سكينة روحك أقم؛ فذاك موطنك." 🌾🤎

"Meel kasta oo aad ka hesho xasilloonida naftaada, joog, waayo taasi waa gurigaaga."  🌾🤎💫

❤️🍃
°°°


Xaalad aadan jeclaan lahayn qalbigaagu inuu galo, qof kale qalbigiisa ha u ogolaan >>

🫀❤️‍🔥
°°°°


Isfahamku waa midka sababa iney labada qof waligood farxad iskula noolaadan💖🖤


🌹
°°°Saaxiib

Ogsoonow sidaa dadka yeesha ayuunba adigana lagu yelayaa. Sidaa dadka u xumayso ayaa adigana lagu xumayn doonaa. Sidaa dadka ugu naxariisato ayaa adigana lagugu naxariisan doonaa
Sidaad u beerato ayunbad u guran dontaa.


❤️👍
°°°

Dadku iyaga ayaa doorta waxa qalbiyadeena ugu jira, kuwa aynu jecel nahay iyaga ayaa iskaana jeclaysiiyay kuwa aynu necebnahayna iyaga ayaa inaga kasbaday.
Qofna hasiinin boosishon uusan u qalmin amse uusanba mudnayn
.

🍃🌹
‏﴿إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾

🤍
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Hadii aad iwaydiiso dareenka ugu wanaagsan adduunka, waxa aan ku leeyahay waa in   aad dareenta in aan lagu dhayalsanayn.

In aad meel aamin ah ku jirto xataa haddii aad gefto.

In aanay wax lagugu doorsanayaa jirin, xataa hadii xaalku uu kugu xumaado oo gudaha aad xasilooni darro ka dareemayso.

Saaxiib, ma jiraan wax ka wanaagsan in aad ogaato, in Mar walba laabtaada laxasilinayo, ilmadaadana la masaxayo si kasta oo ay xaaladaha iyo duruufuhu kuugu adkaadaan.

Saaxiib, ma jiraan wax ka wanaagsan in aad hesho qofkii ku odhan lahaa,
" adiga ayaa Mar walba kaalinta kowaad ii jooga, wax walbana adiga ayaa agtayda kaga mudan".


Wanku salamay saxiib
.
⚡️ Qofan baahida kugula saaxiibin dharagta kuma heshiin doontaan.

Inaad ul ku tukubta ayaa kun jeer ka qiima badan inaad ku tiirsato garab qof aan kuu baahnayn.

Abaal uu maanta gabay bari yaanu kuu galin.
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
》》》 Waxa laga yaaba qof waxaad U sheegtay inuu ilaabo, sidoo kle waxaad samaysay inuu ilaabo balse marnaba lagama yaabo qof inuu ilaabo wax aad dareensiisay.

⚡️⚡️⚡️
Ramadaan Wanaagsan. Allah Hanagu Arzaaqo Cabsidiisa, Iyo Udhimrinta Adoomadiisa Duruufaysan Allena Hanaga Aqbalo SoonKa io Salaada, ❤️
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Wax makuu sheega Saxiib

Ku faan wixii aad soo martay sanadkan

Qofka aad ahayd hal sano ka hor wuu ka duwan yahay kan aad hadda tahay.

Waxaad ka soo gudubtay dhibaatooyin badan ogoowna in aad mar kale ka gudbi karto kuwa ka waa weyn.

Sanad ka dib maanta kale wa aad ka wanaagsanaan doonta qofka aad hada tahay
.
In aad ganacsade noqoto waxaa ka horeysa in aad yeelatid maskaxda ganacsadaha( the businessman mindset).

In aad millionaire noqoto waxaa ka horeysa in aad yeelaatid maskaxda millionaire
rada( the millionaire mindset).

Taasi ku dhici mayso hal habeen( overnight millionaire) laakiin waxay u baahantahay daal,
fakar, qorsheyn, hurdo la'aan, rafaad, fashil, niyad jab, iyo didmooyinka dadka kale iyo nafsadaada.

F.G SHUMACAGA SHIDO ALLE KASOW ADIGA AYUU GACANTADA KU JIRAAHE .
Qaar ka mid ah caadooyinka ay leeyihin dadka aan wax guulo ah nolosha ka xaqiijin.

1. Fear taking of risk. {Waa dad ka cabsada inay qataraha u bareran oo qaatan}
2. Procrastination. {waa dad leh dabeecada dib u dhigashada}
3. Lack of learning. {qaladkooda waxba kama bartaan}
4. Negativity. {waa dad dhanka xun wax kasta ka eega}
5. Lack of goal of setting. {noloshooda wax hadaf ah uma dagsana}
6. Avoidance of responsibility. {inay masuuliyad qaadan ma jecla}
7. Fear of change. {waa dad ka cabsada is badelka iyo inay isbadalan}
8. Lack of self belief. {waa aan nafsadooda aamin sanayn }

FG: Waxaa jira cadooyin badan lakiin intaan ayaan kasoo qaatay adigana waa baari kartaaa intaan iyo in ka badan si aad usii ogaato.




Bogaadintu waa dhankiina❤️👍
"" Wakhtigiyo duruufuhu Ma doorshaan hankaygoo

Weligey dib uma dhaco Waan daari noloshaYda

DedaaLkayga waan badin
Waxaan doonayaan heli Hadii deeqLe igu simo.""





    
Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@Hagaha_nolosha
@wadnojacayl
@halgnka
@Maskax_maaal
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10
@Naxariis_jacayl 🥺

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Labadii shaqaale ee ku kala tagay figrad ganacsi.

Labadii shaqaale ee isku dhaafay figrad ganacsi Waa laba shaqaale oo saaxib dhaw ahaa Ikn ku kala tagay figrad ganacsi

Waxey u wada shaqenayeen bank mushaarka waxba isma dheereen oo waxey qaadan jireen $2,500 iyo gunno sanadle ah lkn mid waxa uu ahaa nin ku fiican sida loo maamulo lacagta midna wax maamul lacageed ma isku dhibi jirin Kan koobaad waxa u soo dhacday $10,000 oo gunno ah waxa uu ku fikiray in uu guri celis ah gato deedna uu dib u sii gado waxa uu helay guri $15,000 waxuu deen ka qaatay bankiga $5,000 gurigii ayuu gatay wuuna dayactiray shan bil kadib dilaalkii ayaa soo wacay oo waxa uu sheegay in guriga uu qiimo joogo $25,000 waa uu gaday kadibna laba guri oo min $10,000 kun ayuu gatay $5000 kuna way u soo hadhay

Kan labaad gunnadii ayaa u soo dhacaday $10,000 ah waxa uu soo kaxeeyay xaaskiisa suuqa dahabka iyo kan furniture ka waxa ay gateen dahab $4500 iyo jiif, fadhi $2500 iyo shoobin dhar waa uu ka noolaaday

7 bil kadib waxa uu arkay Saaxibkii oo laba guri gatay lacag fiicana leh
.

Maxaad ka fahamtay? 🤔

Hoos noogu reeb araktidaada
👍👇
Nin dhalinyaro ah oo guursan raba ayaa wuxuu talo weydiiyay oday waayeel ah, wuxuuna yiri: Waan guursan rabaa ee maxaad tala isiin laheed??

Odayga waayeelka ah wuxuu yiri: Gabadhaan waxey kula wadaagi doontaa dhamaan culeyska iyo dhibaatooyinka nolosha.

Waxey kaaga soo tagtay aabe jecel, Hooyo naxariis badan iyo walaal ku dadaala.

Adiga ayey kuu imaaday ee intaas oo dhan u noqo.

❤️🫂
👸