Maamuulka la wareegay talada dalka Suuriya ayaa dawladda Ruushka ka codsaday in lagu soo wareejiyo madaxweynihii hore ee Suuriya Bishaar Al-Asad kaas oo bishii hore xukunka laga tuuray haddana ku sugan Moscow. Ninkan oo 24 sano dalkaas ka talinayey ayaa loo haystaa eedo ay ka mid yihiin xasuuq shacab, xukun isku dhejin, xatooyo xoolo dadweyne iyo dembiyo kale oo waaweyn.
Lama oga in uu Ruushku dalabkan ogolaan doono iyo in uu ka caga jiido doono soo wareejinta Bishaar Al-Asad.
#Hada@HadaNews
Lama oga in uu Ruushku dalabkan ogolaan doono iyo in uu ka caga jiido doono soo wareejinta Bishaar Al-Asad.
#Hada@HadaNews
Forwarded from GaraadKaabe
Bushaaro Bushaaro
Marabtaa inaad Si Fudud Ku Barato Xirfada Nashqadaynta Ama Graphic Designka Adigoo Jooga Gurigaa Adigoo Isticmaalayaa Mobile Kaaga Ama Laptopkaaga Waxaanu Bilaabi Doonaa Bishan Course Caajiib Ah Kaaso Ah Canva Pro Adigoo Lagu Siin Doon Ama Laguu Furi Doona Canva Pro Si Free Ah Kaleya Isdiwaan Galinta Oo Kaliya Kaa Baxaysa Kharash Coursku Wuxuu Socon Doonaa Mudo Bil Ah. Cashardun Waxay Noqon Doonaan Qaar Basic ah Iyo Kuwa advanced Ah.
Si Aad Isku Diwaan Galiso Raac Linkaga Hoose Ee Whatsapka👇👇
https://wa.me/message/FOSUVREKLGLCO1