Graphic Design Team
12.7K subscribers
190 photos
13 videos
57 files
595 links
Download Telegram
Waxaa Si Rasmi ah Inoogu Bilowday Cashiradda Dufcadii 6aad ee Video Editing Insha Allah Dhaman Ardayda iska diiiwan gilisay Waxan u rajeyna inuu Alle ku guuleeyo Hadafkooda, Sido kale mudo 2 bil kadib wax qabadkooda Channel-kan kuso bandhigi doonaa Insha Allah.
______________________________________

Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300

MahadSanid.
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_14aad
Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid.
______________________________________

Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300

MahadSanid.
Diiwan Gilinta Dufacadii 14aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin.
Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah.
______________________________________

Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300

MahadSanid.
Galabta Insha Allah waxa si rasmi ah inoogu Bilaabanayo Cashirada Dufcada 14aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado.
Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo labo bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah.
__________

Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300

MahadSanid.
Digital Marketing
Youtube-ka: Yahye C Mohamed ama DukaD
👉👉👉👉@samewade
ilaa iyo hada waxa is diiwan giliyay 271 Qof si ay qayb oga noqdan Seminar-ka Social Media Marketing
Wuxuuna dhici doonaa 20 October | 9:00PM
Wuxuuna ka dhici Doona Isla Telegram-keena @Samewade
Hadii aadan wili is diiwan gilinin waa free Halkan iska diiwan gili
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://forms.gle/bS6tnKpDCCSi8K6x9
Ha ilaawin Kulanka Caawa Insha Allah 9:00PM
Groupkan uu ka dhici doonaa 👉🏾@samewade
F.G: 9:00 Hore uu ka bilaban doona qofna lama sugi doono Insha Allah inaad Xaadir ahatidan rajeynaa.
583 Qof aa is diiwan gilisay dhaman Inaan kawada Fa'iideysanan rajeynaa Insha Allah
__________________________________________
Foomka Diiwan Gilinta
https://forms.gle/X3QCJH3N6HUCgzad9
DIGITAL MARKETING WORKSHOP
CAAWA 9:00PM INSHA ALLAH
Wuxuu Ka dhici doonaa Telegram
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://t.me/samewade
Mahadsanidiin Kaso Qayb Galkiina
Arday Badan oo su'aalo qabay banan Nasiib u helin inay macalinka su'aal weydiiyaan waqtiga oo dhamaday darteed Balse waxan idinla wadagi doona Social Media Ustad-ka
Whatsapp: +254724759888
Website: www.oraad.org
Youtube: https://www.youtube.com/@dukad

Markale Mahadsanidiin.

F.G: Ardayda uu dhafay Kulanka Muuqaal baan ka duubnay Insha Allah Bertio aan idinla wadaagi doona